Sign in to follow this  
Suldaanka

Pres. Dahir Rayaale Officially welcomed by the State Department

Recommended Posts

Airport%201.jpg

 

More Pictures

Waftigii Madaxweynaha J. Somaliland oo Soo Gaadhay DC

 

Washinngton, (Harowo) - Caawa fiidkii markii ay saacadu ahayd Abaaro 7:30 Pm, ayaa waftigii uu hogaaminayey madaxweynaha Jamhuurida Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ka soo degeen gegada dayuuraduhu ka haadaan ee loo yaqaan "Dulles International Airport", halkaas oo 26 Mile dhinaca galbeed ka xigta magaalada Washington DC, oo ah (Caasimada Dalka Maraykanka).

 

Wax yar ka dib markii ay diyaaradii waftiga madaxweynaha siday soo cago dhigatay, ayaa madweynaha iyo waftigii la socday oo ay hareeraha ka garbinayaan raxan saraakiil ah oo ka kala socotay wasaaradda arimaha dibeda ee dalka Maraykanka (State Department) iyo askarta dhar cadda ah ee ilaalisa wufuuda (uniformed Secret Service) ka soo baxeen qaybta VIP ee Airportka, isla makaana waxa si deg deg ah loogu hubsaday kolonyo baabuur ah oo sugaysay waftiga madaxweynaha.

 

Sida ka muuqatay hab dhaqanka (Protocol ka) soo dhaweynta madaxweynaha ay ugu talo galeen dawladda Maraykanku, waxa halkaa ka caddayd in aanay ugu talo galin cid ka tirsan Jaaliyadda Somaaliland oo ku soo dhawaysa madaarka. Tifaftiraha Harowo.com oo joob joog ka ahaa markii ay soo baxeen waftiga madaweynuhu, ayaa waxa noo suutoobi weyday in aanu ku dhwaano ama aan waxa hadal ah la gaadhno waftiga madaxweynaha, sababta oo ah saraakiisha masuulka ka ah soo dhaweynta waftiga oo aan ogoleen cid u soo dhawaata waftiga.

 

Waftiga oo ay horey iyo gadaalba ka socdeen baabuurta askarta oo ay u daaran yihiin nalalka cas cas (emergency Lights), ayaa waxa loola kacay huteel ku yaal badhtamaha magaalada Washington, halkaas oo ay deganaan doonaan inta ay martida u yihiin dawladda Maraykanka.

 

Dhinaca kale Jaaliyada Somaliland ee Degan Waqooyiga America, ayaa ku ku soo qulqulaya magaalada washington DC, halkaas oo sida la sheegay ay kula kulmi doonaan madadwynaha Somaliland Salaasada soo socota (Jan. 15-2008).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Adeer, state department has its own news area where these sorts of things are reported. Saying "Somaliland" has been given state status and then for proof bringing "Somalilandtimes" and "Qarannews" is becoming quite ridiculous.

 

Jacaylbaro taasi waan ka sugayaa balse adigu ka sugi maayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ haters will always hate even with the facts infront of them. My brother workers in the State Department and he new of this treatment of head of state so thus your hating is sad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

I knew that would be the response. I just don't get why there wouldn't be pics of him getting off the plane, being welcomed by government officals, meeting diaspora community, talking to reporters, getting into the car, hotel....etc! What the heck are those pics? Are there somaliland photographers travelling with him capturing everything? You make bold statements like "Topic: Pres. Dahir Rayaale Officially welcomed by the State Department", so are we to take your word for it?

One other thing, is he even in any of the pics? Is that his back with his hand out in one of them?

Share this post


Link to post
Share on other sites
baalcade   

What a bunch of crap. Two S/L tax drivers picked him up from the airport. Nobody was there to welcome the poor guy. No State Dept. officials, not even die hard S/L were there to great him. So Keep on dreaming and manufacturing things up. And keep the good work for lying and fooling your poor folks back home.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

I'm glad they finally realized our importance. It's been really a long way but the goal is closer than ever.

loooooooooooong way to what? to the S/L cap driver? :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
A.J.   

Its all good folks, ignore these foolish haterz, they cant see the facts for what they are but are to scared about their nightmares being realised soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites
baalcade   

Is that all you can show? Picture of Dulles airport terminal. WOW. Scared? Absoultley not. We are just trying to expose your Pathetic lies. If that makes us haters, so be it.

 

War dadka beenta ka dayaa oo isku xishooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this