Sign in to follow this  
nuune

ASTAANTA CALANKA SOMALIA OO ........

Recommended Posts

nuune   

ASTAANTA CALANKA SOMALIA OO LA BADALAAYO

 

a very disturbing news indeed, the famous white star(5 regions) will be gone any time soon, this is not a propaganda or anything near that, if anyone would thought this as being a pure propaganda, they need to think again and think about the Ethiopian occupation in Somalia before they say this news is borobogaando, they(Ethiopian Tigreeys and their TFG) are thinking more series business than this!

 

somaliflag.gif

 

MUQDISHO(djn) Waxaa maalmahanba ka socda Xarunta Madaxtooyada ee Caasimada soomaaliya shirar goos-goos ah oo albaabada loo xidhay. shirarkaa ayaa waxa ku kulmaya madaxda sarsare ee dawlada oo uu hogaaminaayo madaxweynaha Dawlada Federaalka ah Abdulahi Yusuf Axmed iyo madax kale oo dawlada ka tirsan iyo waliba Madax sare oo ka socda Goblolka Ismaamulka Puntland. dhinaca Itoobiya waxa ka qayb qaadanaya Saraakiil sare iyo nin lagu wado inuu noqdo safiirka Itoobiya u fadhiyi doona Muqdisho oo magaciisa la yidhaa Tesfai Gedu.

 

Qodobada ugu waaweyn ee shirarkan lagaga hadlaayo ayaa waxa ka mid ah sidii ASTAANTA CALANKA SOOMAALIYA loo badali lahaa isla markaana looga dhex saari lahaa xidigta shanta geesleh ee dhexda kaga taala , iyadoo lagu badalayo astaan kale oo ka turjumaysa wax soo saar iyo horumarka badaha iyo beeraha . Badalaada Astaanta Calanka soomaaliyeed ayaa in mudo ahba madaxda soomaalidu ka gaabsanayeen isla markaana sugayeen wakhti munaasib ku ah fulinta mashruucaan.

 

Hadaba warkan oon ka helay ilo lagu kalsoonyahay oo la shaqeeya wasiirka Arimaha Dibada Xuseen Ceelaabe Faahiye, ayaa waxa si weyn ugu ololeynaysa dawlada Itoobiya oo ay weheliyaan Masuuliyiin Kenyan ahi. ujeedada labadan wadani u rabaan baabi`inta astaanka calanka soomaaliya ayaa waxay tahay iney tirtiraan Astaanka maadaama ay ka turjumayso gobolada soomaaliyeed ee shanta ah oo laba ka mid ahi ay ku kala maqan yihin Kenya iyo Itoobiya, Waa Somaligalbeed iyo NFD.

 

Wararku waxay intaa ku darayaan in mudo laga fikirayey tartana loo galay astaanta bedelaysa nashqadeedii hadana lasoo gabagabeeyey astaanta rasmi ah ee dhexda lagaga sawiri doono calanka soomaaliyeed oo isagu haysan doona midabkii lagu yiqiin balse xidigta laga dhex saari doono laguna badali doono astaantaa aanu kor ku sheegnay ee ka turjuymaysa houmarka Badaha iyo Beeraha Soomaaliyeed.

 

Fulinta qorshan bedelida astaanta calanka ayaa waxay ku soo beegantay Xili lagu jiro nimaad ku so celinta magaalada Muqdisho iyadoo ay dawladu gabi ahaanba hadda gacanta ku hayso Maamulka Magaalada dagaaladii dhawra cisho socdayna ay soo gabogaboobeen.

 

Source Saylacnews

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Warra jiri doone wishkale ha yeero.....maxaad tiiri? Calanka wala badala a! Xussein caydiid mano digey mise noma digiin - haba la is warsade.

Share this post


Link to post
Share on other sites

250px-Proposed_flag_of_Iraq.svg.png

 

Calankaan xaguu ku dambeeye? It answers this thread.

 

Calankeena quruxda badan, qaayaha leh waa jiraa, wuuna jiri doonaa, as long as we are alive, regardless what the Frail Stooge of Xabashadda tries to do. Awood uu calan ku badalo iska dhaafee, mid uu kastuumadiis iskaga badalo malaha.

 

Calankeena suuban wuu ka sareeya odeygaas puppetka ah gaboobay and his Xabashi Masters, waligiisna ka sareyn doonaa kuligood.

 

may_3_2007a.jpg

 

:D:D Xoolahaas gaboobay ayaa dal ayaan xukumaa sheeganaayo. As usual, Aamin Caamir visually nailed it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Calanka and the astaanta are not from the Quran and it can be changed anytime ,,,,, i don't see what is the big deal here ,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^^it is a big deal saxib. Changing the flag will insense many people and will be another slap in the face to the Somali people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Hassan Turki said it, Calanku ma ahan sida Kitaab Quraan, waa calal(Maro) waana labadali karaa hadii loo baahdo....

 

What can the insurgents do? and the so called nationalists? :D

 

Sheeka raqiis ayay meesha la imaadeenba, yaab!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Northern.

 

True, but think about it the Somalilanders slap us Somalis from Somalia in the face every time they bring out and wave the Somaliland flag. :(

 

Honestly, we need to come-up with a new flag that will somehow unite all Somalis. The "Blue and White" isn't working anyways.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

True, but think about it the Somalilanders slap us Somalis from Somalia in the face every time they bring out and wave thier Somaliland flag.

Ohhh come on,,,,,,,,,thats a nicer flag icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Northerner:

quote: True, but think about it the Somalilanders slap us Somalis from Somalia in the face every time they bring out and wave thier Somaliland flag.

Ohhh come on,,,,,,,,,thats a nicer flag
icon_razz.gifLOL, it’s nothing compared to the flag I have in mind.

 

We could make it red, white and green if you like Northern, but remember we need two camels on each side of the flag. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by Jacaylbaro:

Calanka and the astaanta are not from the Quran and it can be changed anytime ,,,,, i don't see what is the big deal here ,,,,,

Had it being a product of the colony, yes changing it would be a reasonable.. but this was Somali native 's idea and altering it because of appeasing an enemy it is what we call 3-zigma away in statistics.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by Wisdom_Seeker:

quote:Originally posted by Northerner:

quote:

True, but think about it the Somalilanders slap us Somalis from Somalia in the face every time they bring out and wave thier Somaliland flag.

Ohhh come on,,,,,,,,,thats a nicer flag
icon_razz.gif
LOL, it’s nothing compared to the flag I have in mind.

 

We could make it red, white and green if you like Northern, but remember we need two camels on each side of the flag.
:D
:confused:

 

Why the need for Camels?

Share this post


Link to post
Share on other sites

I don't mind Somalia changing the flag and the astaanta ,,,,, then we could have better relationship when you remove that stuff

 

Then we'll have our own flag and you'll have your own flag then we can discuss better.

 

 

I'M WAITING ,,,,,,,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

If this is true than we are doomed. First they advocated Federalism -> Ethiopian Invitation -> and Changing our Flag What next?

 

Perhaps the next of this will be giving Ethiopia a port that they can use since their country is landlocked and their population are growing rapidly

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by TheSomaliEconomist:

^^ Irony at it's finest. A secessionist (with his own trademark flag) putting on the cape of a somali nationalist.

LoL, you actually think people take you seriously :rolleyes:

 

Since your the 'nationalist' who supported the invasion of his country by his enemy because he supported his uncle who is the president and is also a warlord working for your enemy, should i even bother asking you your thoughts on this issue?

 

Give me a break maistidhi?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this