Sign in to follow this  
Maaddeey

Xizbul Islaam oo lacag ugu deeqday Daynile Hospital

Recommended Posts

The Zack   

^looool sujui ahow af sawaaxilina ha aqoon waa dhibaateee, bal odayga haatu aan wareysano. Somali fiican waa inuu kuu hadlaaa markaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by xiinfaniin:

One wonders the difference between Hawo Abdi Clinic and the Daynile one

lol...dadkay ku ciyaarayaan. Bililiqadii isbitaal laga qaado ayaa mid kale la geynayaa... how sad. Kuwaan karbaashka Shabaab (Reex xabaalo-qufte) :D ma ahane wax kale ma yaqaannaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Cheap shot, Abwaan! bililiqo maashee Isbitaal laga qaaday?.

 

Farqiga waa iska cadyahaye, Indhahaad la'dihiin!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Maaddeey:

Cheap shot, Abwaan! bililiqo maashee Isbitaal laga qaaday?.

 

Farqiga waa iska cadyahaye, Indhahaad la'dihiin!.

Maaddeey I am sorry but you have not convinced me again. What faqi are we talking about? Is it not Xaasidul-Islaam (Xasan Dahir) malitia kuwa Dr. Xaawo iyo isbitaalka weeraray oo qabsaday? You support that?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this