Sign in to follow this  
General Duke

Suicide bomber fails in Mogadsihu: PM Geedi survives

Recommended Posts

Muqdisho: “Gaari ay wateen niman ismiidaamiyay ayaa xoog ku soo jiiray ciidamada ilaalada ka ah guriga aan deganahay” Ra’iisul Wasaare Geeddi oo ka warbixiyay qaraxa, Ra'iisalwasaaraha oo goob nabad sugan loola cararay

3. jun 2007

 

 

Muqdisho(AllPuntland)- Prof. Cali Maxamed Geeddi Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya oo galabta gurigiisa gaari walxaha qarxa lagu soo raray isku qarxiyay iridka hore ee guriga laga galo ayaa ka warbixiyay khasaarihii iyo qaabka uu gaadiidkaasi u soo galay guriga.

 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in gaari ay la socdeen rag ismiidaamiyay uu galabta casir gaabkii ay soo dardareen ciidamadii ilaalada ahaa iyagoo guriga marka ay soo gaareen iridkiisa ku qarxiyay gaarigii, dadkii saarnaana ay dhamaantood ku geeriyoodeen.

 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa uu qaraxaasi ku eedeeyay iney ka danbeeyaan kooxaha argagixisada ah ee dhibaatada ka wada caasimada dalka ee Muqdisho, isagoo ugu tacsiyadeeyay ehelada dadkii ku geeriyooday qaraxaasi in Ilaahey Samir iyo Iimaan uu ka siiyo.

 

“Gaariga inta uusan soo gaarin guriga aan degahanay ayuu banaankiisa ku qarxay, dadkii iyo gaadiidkii banaanka yiilayna wey ku baaba’een” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Geeddi oo sheegay in inta haatan la og yahay ciidamadiisa ay ku geeriyoodeen ilaa Lix qofood tiro kale oo intaa ka badana ay ku dhaawacmeen.

 

Prof. Geeddi ayaa sheegay in xiligii uu qaraxa dhacayey uu ku sugnaa guriga isla markaana uu ku jiray shirar uu la lahaa Madaxda dowladda KMG.

 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa markii uu qaraxa dhacay kadib ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ee ka socda dalka Ugandha ay la wareegeen amaankiisa iyagoo meel nabdoon ula cararay.

 

Qaraxan ayaa ahaa mid xoogan oo gilgilay xaafadaha C/casiis iyo degmada Kaaraan, waxaana jira dhimasho kale oo dadka rayidka soo gaaray iyadoo gabar yar ay ku dhimatay oo xaafadda degan iyo mid ka mid ah shaqaalaha xafiiska Midowga Yurub oo ku dhegan xaruntooda guriga Ra’iisul Wasaaraha.

 

Cid kale oo ka hadashay qaraxa lala beegsaday guriga Ra’iisul Wasaaraha ma jirto, waxaase caawa isgoyska Mariino ay tahay meel xeran oo dadku aysan mari karin.

 

Cali Muxiyaddiin Cali

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yet another example of the failure of these groups. Now that Geedi is alive how many of the anti-government league are afraid they will be targeted tonight?

Share this post


Link to post
Share on other sites

My question is: what exactly is the objective for killing Gedi? Let's say A/Y and Gedi gets assassinated the other day, what is the outcome that the hitmen wants to reach? Fly in Sharifka and form a new government? Sounds a bit unrealistic, neither US or Ethio would accept someone affiliated with those ppl to take position. Most likely Salad Jelle and Maxamed Dheere would be appointed new leaders of TFG until elections in -09.

 

On the flip side, todays ICU hero killed 6-7 other innocent ppl and wounded several more. Must be the PR campaign for the new presidential candidates Sharifka and Indhacadde I guess?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Gordon Gekko:

My question is: what exactly is the objective for killing Gedi? Let's say A/Y and Gedi gets assassinated the other day, what is the outcome that the hitmen wants to reach? Fly in Sharifka and form a new government? Sounds a bit unrealistic, neither US or Ethio would accept someone affiliated with those ppl to take position. Most likely Salad Jelle and Maxamed Dheere would be appointed new leaders of TFG until elections in -09.

 

On the flip side, todays ICU hero killed 6-7 other innocent ppl and wounded several more. Must be the PR campaign for the new presidential candidates Sharifka and Indhacadde I guess?

Well, Anyone who replaces him will definetly be Targeted as well...be it Gacmodheere,Salad J or Qaybdeed!

 

The message is quite clear : Kill the Traitors who were responsible for the killing of 1000s of Somalis!

Share this post


Link to post
Share on other sites

GG: They are just getting ever moredesperate the suicide bomber lost his life and did not achieve the goal which was to kill the PM.

 

The funny thing is when the crackdown starts again these brave folks of today will start to cry and say, why arrest him, or them they were innocent. The backlash is coming.

Share this post


Link to post
Share on other sites

that comes with job specifications when u fill out the suicide application...!

 

the last line says...!

 

10- always smile u dont wanna go to heaven with angry face.

Share this post


Link to post
Share on other sites

its the luck of the draw... if u is chased by sb (suicude bomber), one day he will catch up with u.

 

so far, he was lucky twice...! i guess murphys law is working here. and u know this law, 3rd time is the charm. lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^No this is the fourth attempt. Everyone dies when the lord ordaines it. Its not lick nor our choice.

 

However we are sure that those boon heads are dead and their targets survived thanks to the lord.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by The Duke:

^^^No this is the fourth attempt. Everyone dies when the lord ordaines it. Its not lick nor our choice.

 

Sure qof walba maalintiisa ayuu dhimanayaa, but Geedi Xamar ma dhex laafyoon karaa? I wonder where he will be based on from now on? Maybe Villa Somalia? Ma naf baa la celin karaa, iyo weliba Geeddi oo sida la othaya cadow badan samaysatay oo aan khayr ka shaqaynayn?

Share this post


Link to post
Share on other sites

yo duke, arinta baa maa the lord mareeysa! oh, i forget that we are christians now since we are ethiopian subjects!! lool

 

may be some one should notify the pope to get ready for many trips to come, since the amxaarow boyz will be blown up soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this