Sign in to follow this  
Liibaan

Madaxa Hoggaanka SSC Saleeban Cise Axmed oo Waraysi Siisyey BBC

Recommended Posts

Liibaan   

hogaanka%20ssc.jpg

 

Watraysi dheer oo dhinacyo badan ka hadlaya ayaa bbc waxay la yeelatay Hogaamiyaha SSC. Dr Saleebaan Ciise Axmed

 

Halkaan Ka Dhegeyso Waraysiga Madaxa Hoggaanka SSC Sulieman Xaglotoosiye

 

BBC ayaa saaka subaxnimadii hore markii ugu horaysey waraysatay madaxa hoggaankaas mudane Saleebaan Ciise Axmed Kaar. Idaacada oo weli hadafkeedii mucaaradnimo ku taagan ayaa waxay hoggaamiyaha waydiisay suaalo aan dhexdhexaad ahayn inkasta oo hogaamiyuhu si aad loogu diirsaday uga wada jawaabay su'aalahaa la waydiiyey dhamaantood.

 

 

 

Dr. Saleebaan Ciise Axmed ayaa waraysigaa si wanaagsan ugu difaacay in masiirka iyo rabitaanka dadka ku dhaqan gobolladani ay ka go'ddo dadweynaha ku nool degaanadan, sababtaasina ay tahay ta loo doortay hoggaanka uu isagu madaxda ka yahay.

 

Waxaa kale oo hoggaanku six un u dhaliilay labada maamul ee ka kala taliya magaalooyinka Hargeysa iyo Garoowe oo isu kaashaday dibin daabyada gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn. Waxaanu hogaamiyahu si adag u beeniyey kuna sheegay wax aan sal iyo raad lahayn hadal maalmo ka hor uu sii daayey Madaxweynaha Puntland Mr. faroole oo uu eedo waaweeyn ugu soo jeediyey hogaanka SSC.

 

Mar hogaamiye Saleebaan Ciise Axmed Kaar waxa laga waydiiyey in odaayaal degaanka u dhashay ay ugu baaqeen Isimada horkacaya hogaanka in ay iskaga baxaan magaalada Buhodle ayaa hoggaamiyuhu waxa uu arintaa ku tilmaamay wax shikhsiyaad ka soo baxay laakiin aan loo dhamayn, iyada laftigeeduna tahay waxa dhaqanka goboladan aad iyo aad uga fog.

 

Waraysiga hogaamiyaha ayaa waxaa kale oo ka mid ahayd in hogaanka hadafkiisu yahay in degaanada SSC laga sifeeyo ama laga saaro maleeshiyada laga soo diray magaalada Hargeysa nabad iyo colaad mid kastana loola diyaar yahay.

 

Hogaamiyaha ayaa waxa kale oo uu afka ku dhuftay in hoggaanka ujeedadii loo doortay ahayd midaynta reer SSC kana saaraan tafaraaruqa horey uga jiri jiray goboladan, haddana ay hoggaanku shaqadooda si habsami ah u wataan.

 

Waxaana hubaal ah marka aad eegto taageerada loo hayo ama meesha durbaba magaca hoggaanka SSC marayo in hogaankani noqday mid si aad u fudud oo xawli leh ugu soo biiray siyaasada dalka Soomaaliya gaar ahaan dhanka gobollada woqooyi oo ay hore ugu hirdami jireen labada maamul ee Hargeysa iyo Garoowe.

 

 

 

Buhodle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Argagaxiso....everybody's favorite word, thrown around left to right. Xaglotoosiye must be doing something right if he is being accused of being terrorist.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

when there is no where else to turn, it's time of terror card.. Lol@S/L. You supposed to capture this man where is your mighty.. Now i can call calaacal at its best..

Share this post


Link to post
Share on other sites

When we capture him , what will you say next Capture abdisamad the vp of puntland. xaladii markay dhinac na u dhici weyday waxay laga so dayey car na qabsada :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Nac nac.. Stop cabaadka nothing has happened yet and your so called minister started cabaad caac waa terrorist, he has relationship with such organization, ba'yey waa nalagu soo socdaayee, UN taan ka dacweynaynaa, US baan ka dacweynaynaa. He forgot to say Ethiopia ka dacweyneynaa.lol.. Dacwo, Dacwo, Dacwo,, raganimo kale ma jirto miyaa..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this