Sign in to follow this  
nuune

NIN SOOMAALI AH OO LA GUBEY, DHINTEY

Recommended Posts

nuune   

a very sad news indeed, gubniin ay sheekada mareysaa, xabbad waa laga tagey, silac iyo saxariir!!!

 

Nin Soomaaliyeed oo Si Bini’aadminimada ka Baxsan loogu dilay dalka South Africa

 

February 19, 2005

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Wararka ka imaanaya Magaalada Port Ellizabet ee Dalka South Africa ayaa sheegaya in Halkaasi lagu dilay nin dhalinyaro ah oo Soomaali ahaa, iyada oo Wararka aya intaasi ku darayaan in ninkaasi loo dilay si bini’aadminimada ka baxsan.

 

Wararka ayaa sheegaya in ninkaan oo lagu Magacaabi jiray Khaliif Sheekh la gubey, Ilaa uu ka geeriyoodo, Waxaana Dad goob joogayaal ah ay sheegeen in Xilliga dilka ninkani lagu fulinayay aysan jirin cid ku soo baxday.

 

Qabuuro ay leeyihiin dadka Muslimiinta ah ee ku dhaqan dalka Koonfur Afrika ayaa lagu aasey marxuumka, sida ay sheegayaan Wararka ka imaaaya halkaasi.

 

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya sababihii loo dilay Marxuumkan, iyada oo dilkanna uu noqonayo kii sedexaad ee ka dhaca halkaasi, mudo ka yar toban maalmood, Waxaana dilalkani inta badan lala Beegsanayaa dadka Soomaalida ah ee halkaasi ku dhaqan.

 

WArarka ugu Badan ee ka soo Baxaya dilka loo geysanayo Dadkani ayaa noqonayo iyada oo la doonayo in dhac loo geysto Waxyaabaha ay ka ganacsanayaan, iyo dhaqaale ay markaas hayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pacifist   

Bisinka Inalilahi wa inailahi rajicoon. May allah ya rahim bless his soul. amin

 

walaal dalka south africo wa very dangerous sii baa somalida waay iska shakeeystan marka waaba target. The city of port Elizabeth is one of the safer cities compared to Joeburg and the cape.

Walahi am surprised that happened lakin qaridha

waa xaaq. The somali in south africa are doing extremely well when it comes to business. It might be that it was just a case of robbery. My sister and couple friends live in the joeburg area and they tell me since I was last there that just as long that don't go the the ghetas meaning the ghetto or downtime after sunset you will be fine.

 

anyways one of our own sol members lives their GuinaVere so i will pm her to ask info on that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

sub xaana laah

 

ilaahow unaxariiso. very sad indeed==============

soomaali meesheey dagto waxeey kadhigataa hoygeed maadaama ay san heesan hoynabad ah oo dowlad ah ayagan sidaan baa loola dhaqmaa is not only south africa where somalis are badlt treat ther are alot cases that we have no idea about it. :mad:

 

lets us pray in ilaah dhibaatada nagasaaro

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this