Sign in to follow this  
Cowke

Kismayo:General Morgan Is Back. This Time With 5000 Troops

Recommended Posts

Maaddeey   

Originally posted by Jafe101:

Somaliga luuq maa kaaga jira mise waad saluugsantahay?
:D

Ma fahmin warkaas, Garrisa miyaa looga hadlaa?

 

Carabiga waxaan uun rabay inaan Gabay & Maah-maah Carbeedka soo qoro!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by Maaddeey:

Jamaal, have faith Brother!, and I know u do.

 

We need the Sayyid Mohammed of the 21st century, and I'm sure he's out there!, he could be u.

Waa inuu Gabayga si fiican u yaqaannaa! (gabayaa i haaya) haddaan qooraansadayna.. wax baa ii baxay!, kuwaan qof kaloo ka reyn karta maleh oon ahayn nin aqoonta uu u leeyahay ey uun tahay: "WAMAA KAYDUL KAAFIRIINA ILLAA FII DALAAL", aayadda ha la ii saxo! illeyn horaa loo yiri:
LIBAAX NINAAN AQOON BAA LAX KA RITA!, waa inuu laan dheer yahay, uusanse qabyaalad aqoon, waa inuu Diin leeyahay, haddana Siyaasadda uga badiyaa (siyaasada waxaan uga jeedaa, kasbashada dadka & sasabashadooda)markii kaas la helo IA, " YAWMA'IDIN YAFRAXUL MUSLIMUUN" AL-SOOMAALIYUUN, Gaalo, shisheeye & Jinni & Jaan oo dhanna markaasey "kobteey ma aragtay" ku dhici doontaa!

 

Af-carbeed, ma lagu soo qori karaa halkan?

Maaddeey, adeer, horta dhawr arrin oo muhiin ah ayaad sheegtey. Marka hore gabyaa ma ahi. Mindhaa adigaaba Sayidkii inoo ah oo gabay uu hadda ku 'haayaa'. smile.gif Anigu kolleey, inkastoon gabaygu aad iyo aad u jecelahay oo ay iska jiraan mar mar uu gabaygu 'haayo', haddana runtii waanba ka xishooda inaan dhowr tuduc isasoo dabadhigo, waayo, odaya igaga xeel roon dhanka hiddaha iyo suugaanta ayaa jira. Sidaa aawadeed gabaygu waa ka yara meermeeraa. Balse adigu ka dhawaaji gabay aan kaa qabanno. smile.gif

 

Tan labaad, waxaad tiri waa inuu Sayidka 21st century laan dheer. Lol. Horta haddii si guud loo eego laan dheer waan ahay balse haddii si gaar ahaaneed loo eego dee sidaa uma laan dheeri. Taa laga yaabaa inaan ka aflaxo oo aan heer tolkey kiciyo sidii Sayidka ama Ghengis Khan, laakiin maba ka aqaan tolkey. Halkaasaan ku hakkadey. Tan diintu se, Allaha na soo wada hanuuniyo, sxb.

 

'Nin aan Libaax aqoon ayaa lax ka rita' - waxaan wiigaggan isku hayey ma 'neef' baa mise waa 'lax'. Balse adaa na saxayee mahadsanid.

 

PS: Ma rajo beelin sxb balse I am affraid I will lose my temper with Somalida and undertake projects that would echo down our history with great disbelief. Knowing how I think, I think Somalis better solve the issues sooner than later - haddii kale iyaga macal Itoobiyaanka waxbaa qabsan doona. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by Jacaylbaro:

كنت منهم ولا لا ؟

 

 

:D

No, I don't mate. :D

 

Intaa ka dib waa waxaad i tiriba lagu oray.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^lol@waxbaad naga soo daba dirtay. iska dhici ninka.

 

JB, كنت ساكون واحدا منهم لكننى اخترت طريقة ثانية(ليست ثانوية) للعيش.

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

JB, بالمناسبة، اصبر شوية

 

Jamaal, gabay iska dhaafee Guuroowgii Maxamed Gacal Xaayoow xataa ma aqaan!

 

Abshir Bacadle maanta wuxuu yiri: "UGAANDA GEELII WAA GUDDEE, GUMAADKII DADKA WAA GAREEY DHEHEEN"

 

كنت منهم ولا لا ؟

Cawaaluu u jeedaa aan u malayn!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

lets not hijack the topic, guyz.

 

Gaalkacyo, Ameerikaan, Tubaako weyne la dhihi jiray -oo 93gii Xamar joogay- ayaa jooga oo Askar qoranayaa la leeyahaye Reer Puntland iyaga "selective hearing" eey qabaan miyaa mise warkaan jirinba???

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^الله يرجك

بالمناسبة اول شغلنا استغلت فيها كانت فى جاردن سيتى

 

اقول وخر يالشايب وخللى الورعان يتونسون ياحليلهم, مسويلى روحه بانكى مون, قال طريقة ثانية للعبور.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this