Sign in to follow this  
Xudeedi

Garoowe: The Crowd Cheers as Sool Defeats Haylaan, Bari and Nugaal (PICS)

Recommended Posts

Xudeedi   

Waxaa galabta Ciyaar xiisa leh ku dhexmartay garoonka kubadda Cagta ee Mire Awaare xulalka kala matalaayay gobolada Bari iyo Sool kuwaas oo ka qaybgalaaya koobka gobolada Puntland ee ka furmay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

 

118.jpg

 

Ciyaartaas ayaa maanta waxaa ka soo qaybgalay kumanaan qof oo kala taageeraayay labada xul,waxaana sidoo kale goobjoog ka ahaa masuuliyinta Dowlada Puntland oo u ka mid ahaa Wasiirka Maamul wanaaga Maxamed Faarax Gaashaan iyo Wasiir Kuxigeenka arimaha gudaha Cali Yuusuf Xoosh.

 

210.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Waxaana bilowga Ciyaarta ku bilaabmatay weerar labada dhinac isku ekeeyeen,iyadoo ka dib u suurtagashay xulka gobolka Sol in ay dhaliyaan gool lama filaan ah ka dib marki kubadda loo dabamariyey goolhayaha xulka gobolka Bari.

 

35.jpg

 

45.jpg

 

Qeybta dambe ee Ciyaarta ayaa marki la isku soo laabtay ayaa xulka gobolka Bari u suurtagashay in ay dhaliyaan goolka barbar dhaca ah,waxaana u saxiixay Ciyaaryahan lagu magacaabo Abaadir iyadoo taageerayaasha gobolka Bari ay aad u farxeen ayna bilaabeen sawaxan aad u xoogan

 

53.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Inta lagu guda jiray Ciyaarta qeybti dambe ayaa kaarka Casaanka ama loo yaqaano roosada la siiyey mid ka mid ah Ciyaaryahanada gobolka Bari ka dib marki ay hadalo kulul isdhaafsadeen isaga iyo garsooraha ciyaarta.waxaana ay ciyaaryahanada xulka gobolka Bari aad uga caroodeen arintaas iyadoo ciyaarta hore ay la ciyaareen gobolka Nugaal rooso laga siiyey tababarahooda.

 

Ciyaartaan oo ahayd mid ka duwan ciyaarihi hore,ayaa gaba gabada ciyaarta marki ay ku dhowayd xulka gobolka Sool dhaliyeen bilsiyoon kaas oo noqday goosha guusha oo ay ciyaarta ku badiyeen xulka gobolka Sool oo iminka hor kacaaya guruub A oo ay ku wada jiraan Bari,Nugaal iyo Haylaan.

 

73.jpg

 

102.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

you can keep the kids playing football, we dont really need them, but nice attempt at protraying these regions are your own.

 

 

looool, whats the capital of Sanag region? erigavo...Somaliland control,

 

loool, whats the capital of Sool region? Las canod... somaliland control.

 

keep the kids, the land is the most important prize.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Angry secessionist remonstrate every pro-union thread as if will spoil the fantasy of “recognition”. Adeer Ceerigaabo and Laascaanood’s ownership is transparent in your own secessionist administration, thus its solution lies on local reconciliation.

 

“Horay baa loo yiri, dad kaa badan iyo biyo kaa badanba way ku qaadaan.”

 

Despite your juvenile mind of inferiority, the 8 regions of Puntland participate in a healthy competition through a state broadcasted yearly tournament.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nice,

Good on the Cayn lads,

Did I hear it right the other day, the lads from Cayn trotted all the way from Buuhoodle by way of Laascaanood, and in doing so scarred the living daylight out of the NW bands of pseudo army some of whom abandoned their barracks with everything else behind all the way back to Awrboogays ;--) wow, what a brave souls?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

I believe Sool is leading Group A and Cayn is leading group B. Mudug and Haylaan have not won a single game, they probably won't make it to the second round.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Here are my predictions of the qualifiers:

 

Semifinals:

Group A:

Sool, Bari

 

Group B:

Mudug, Cayn

 

And for the finals:

Bari vs Cayn.

 

 

And the winner:

The mighty giants: Bari.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this