Sign in to follow this  
Fiqikhayre

PM to hold a press conference in a couple of minutes (Qanyareco face the sack)!

Recommended Posts

Cali Maxamed Gheedi will shortly inshallaah hold a press conference in which he will anounce the sacking of Yalahow, Qanyare, Bootan Ciise Caalin and the rest of the warlord mob, who did not make it into Baidoa!

 

Hurray! First they lost the areas, they used to terrorise and now they lost their ministerial portofolios aswell!

 

It surely can't get better, can it?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

There are still lots of twists and turns to this story, saaxib. Don’t start counting your chickens yet. It’s merely a blip in the flat line of Somali politics and when one blip takes place, usually, a few more follow before we get back to normal (trouble, factions and warlords).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

^ Well said wise Ngonge. Even a dead cat would bounce if thrown to the ground. I have a feeling, however, that things will be different this time around. In nearly two decades, this is unprecendented to have consolidated power from Muqdisho all the way to Jowhar.

 

Additionally, how ever so convenient it is that the "ministers" are just now being sacked when they have been crushed by the courts. Does this not reek of hypocrisy on the TFG's part? What if these blood-thirsty warmongers had beaten the courts? Would they be hailed as the keepers of the nation from a Talebanesque future? The leadership of the TFG, invariably, has the same past as these warlord criminals. They can sack these obvious budhcad to save themselves the same fate but only for so long can they keep this show going.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Additionally, how ever so convenient it is that the "ministers" are just now being sacked when they have been crushed by the courts. Does this not reek of hypocrisy on the TFG's part?...The leadership of the TFG, invariably, has the same past as these warlord criminals. They can sack these obvious budhcad to save themselves the same fate but only for so long can they keep this show going.

Castro, It is not hypocracy its pragmatism SXB. Geedi nows what he can and can not do. If he sacks these warlords now because they are no longer relevent, how can you foult the man? Furthermore, what is this "past" that they share for I see non?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shir degdeg ah oo ay Golaha Wasiirada ku yeesheen Baydhabo oo lagu go'aamiyay in xilka laga qaado afar ( 4 ) Wasiir-Muuse Suudi, Maxmed Qanyare, Cumar Filish iyo Bootaan Ciise Caalin oo ka mid ahaa wasiirada xukuumada oo ayagu in muddo ah ka maqnaa kulamada labada gole, qaybna ka ahaa dagaallada Muqdisho:

 

June 04, 2006

 

Baydhabo (Baidoa.com)- Ka dib markuu dhamaaday shir degdeg ah oo ay Golaha Wasiirada ku yeesheen Baydhabo oo bilowday sagaalkii iyo barkii habeenimo (9:30 pm) ayaa Ra'isal Wasaare Cali Maxamed Geedi wuxuu si rasmi ugu dhawaaqay in xikoodii laga qaaday afar ( 4 ) ka mid ahaa wasiirada xukuumada oo ayagu in muddo ah ka maqnaa kulamada labada gole, qaybna ka ahaa dagaallada Muqdisho:

 

 

 

Wasiirada xikooda laga qaaday ayaa waxay kala yihiin: Muuse Suudi oo ahaa Wasiirka Ganacsiga; Maxmed Qanyare oo ahaa Wasiirka Amniga Qaranka; Cumar Filish oo ahaa Wasiirka Arimaha Diinta iyo Awqaafta iyo Bootaan Ciise Caalin oo ahaa Wasiirka Hub ka Dhigista iyo Dhaqancelinta Malleeshiyooyinka.

 

Ra'isal Wasaare Cali Maxamed Geedi ayaa sidoo kale sheegay in xukuumadiisa ay wadahadal toos ah la geli doonto Midowga Maxaakimta Islaamiga ah oo ayagu guulo ka soo hooyay dagaaladii ay la galeen Isbaheysiga la baxay la Dagaalanka Argagixisada.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Abshir Maxamed Nuur "Mandela"

Baydhabo

 

mandela@baidoa.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Prof.Geeddi oo xilalkii ka xayuubiyey Wasiirro!

 

 

Jun 04, 2006

 

By:Radiossc

 

Baydhabo(Radiossc) Ra'iisal wasaaraha DFKMG ee

Soomaaliya Prof Cali Maxamed Geeddi oo caawa xilalkii ka xayuubiyey afar wasiir oo ka tirsanaa golihiisa xukuumadda kuwaasii ka biyo diiday dalabkii ahaa inay yimaadaan magaalada Baydhabo.

 

 

wasiirrada xilalka laga qaaday ayaa kala ah wasiirkii Amniga Qaranka Maxamed Qanyare Afrax,Wasiirkii Ganacsiga Muuse Suudi Yalaxow,Wasiirkii dhaqan celinta Malleeshiyaadka Bootaan Ciise Caalin iyo Wasiirkii Diinta iyo Awqaafta Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar filish).

 

 

Radiossc baydhabo

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

WAREYSI: Ra'isal wasaare Geeddi oo xilkii wasiirnimada ka qaaday wasiiradii hubeysan ee Muqdisho.

 

Ra'isal wasaare Geeddi oo xilkii wasiirnimada ka qaaday dhamaan wasiiradii hubeysnaa ee Muqdisho.

 

June 4, 2006. HornAfrik. Mogadishu, Somalia.

 

Shirkii golaha wasiirada ee caawa ka socday magaalada baydhabo oo uu shir guddoominayey Ra’isal wasaare Geeddi ayaa goor dhow la soo gabagabeeyey.

 

Ra’isal wasaare Geeddi oo kulankaas ka hadlay ayaa shaaca ka qaaday inuu xil ka qaadis ku sameeyey wasiirada kala ah.

 

Wasiirka ammaanka Qaranka Maxamed Qanyare Afrax

Wasiirka Ganacsiga Muuse Suudi Yalaxow

Wasiirka dhaqan Celinta iyo maleeshiyaadka Bootaan Ciise Caalin

Wasiirka diinta iyo Owqaafta Cumar Maxamed Maxuud Finish

 

Ra’isal wasaare Geeddi ayaa sheegay in xilka qaadista lagu sameeyey wasiiradas ay tahay kaddib markii ay jabiyeen axdiga KMG ah iyo iyagoo ku biiray ururka la magacbaxay isbaheysiga la dagaalanka argagaxisada islamarkaana burbur ay ku hayeen shacabka Soomaaliyeed

 

Dhinaca kale, Ra’isal wasaare geeddi ayaa sheegay in maxaakiimta Muqdisho iyo golaha difaaca diinta iyo dalka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ay wadahadal la fureyso dowladda fedraalka KMG ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Originally posted by Naxar Nugaaleed:

Furthermore, what is this "past" that they share for I see non?

Abdillahi Yuusuf is a former warlord turned head of state. The ministers sacked today, were warlords turned ministers (who remained warlords). The past they share is warlordism.

 

Is that clear atheer?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaal nice! For the Somali language challegned folks, the PM after an intensive and emercency meeting, that took place in Baidoa around 21:30pm local time and finished around midnight local time, the cabinet ministers together with the Prime minister decided to strip off the ministerial Posts and titles of the warlords, who have been in control of Moqadisho for the last 16years, but who have been hugely humiliated and disgraced in a battle, that only took 4 months, eventually they're hiding and on the run aswell!

 

It further outlines, that the Transitional Federal Governmnet of Somalia (TFG) will go into secret discussions and talks with the Union of Islamic courts and the Congress for the defence of the religion and country, in order to bring stability and peace to our beloved capital city of Somalia Moqadisho. PM Gheedi outlined his wish, to work closely together with the Union of Islamic courts in order to finally bring peace and a sense of normality to Moqadisho. A great political victory indeed.

 

I am so happy!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Government Soldiers put on High alert, Gheedi outlines his desire to negotiate with the leaders of the revolution and Union of Islamic courts

 

Ciidamada Dowlada oo Heegan la geliyey iyo Geedi oo sheegay inuu la hadlayo Maxkamadaha!

 

Last Updated::2006-06-04 23:57:52

 

ciidamo_dfkmg.jpg

Baydhabo:- Go'aan caawa kasoo baxay Golaha Wasiirada ayaa lagu sheegay in heegan sare la geliyey ciidamada Dowlada Federaalka.

 

Go'aankan ayaa kamid ahaa qodobadii laga soo saaray shir deg deg ah ay caawa Baydhabo ku yeesheen golaha Wasiirada.

 

Waxaa sidoo kale go'aankan lagu sheegay in Dowlada ay soo dhaweyn doonto wixii maleeshiyooyin hubeysan ah ee usoo gala deegaanada ay gacanta ku heyso ee doonaya in ay ka mid noqdaan ciidamada dowlada, arrimahaasina ay la wareegi doonaa hay'adaha u qaabilsan.

 

Raysalwasaare Geedi oo go'aankan saxaafada u akhriyey ayaa sidoo kale sheegay in Dowlada ay wadahadal toos ah la geli doonto Kacdoonka ka bilowday Muqdisho ee bulshada iyo waliba Maxkamadaha.

 

Waa markii ugu horeysay oo ay dowlada si rasmi ah u shaaciso in ay wadahadal si toos ah ulla galeyso maxkamada islaamiga ee Muqdisho.

 

Go'aanka caawa kasoo baxay dowlada ayaa sidoo kale xilka looga qaaday wasiiradii hubeysanaa ee kamid ahaa isbaheysiga la dagaalanka argagaxisada.

 

Hussein Farah

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this