Sign in to follow this  
Cowke

Siilanyo Says He Is Going To Talk With SSC

Recommended Posts

Cowke   

Somaliland oo sheegtay inay waan waan ka bilaabi doonto Sool, Sanaag iyo Cayn

 

July 28, 2010

 

Madaxweynaha cusub ee maamulka Soomaliland Axmed Siilaanyo ayaa maanta ka hadlay dagaaladii ka dhacay deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn, asagoo sheegay in xukuumadiisa ay waan waan la geli doonto beelaha ku dhaqan gobaladaasi.

 

Axmed Siilaanyo oo maanta ku dhawaaqay golihiisa Wasiirada, ayaa khudbadiisa kusoo qaatay in dowlada Somaliland ay dooneyso in si nabad ah ku dhameyso xiisadaha ka taagan gobaladaasi, asagoo sheegay in waan waan ay la geli doonaan cuqaasha iyo issimada kasoo jeeda deegaankaasi.

 

“…dagaalada maaha kuwo cid ay dani ugu jirto, waxaanu ku dadaaleynaa oo xooga saareynaa in aan si nabad ah ku dhameyno…” ayuu yiri Axmed Siilaanyo.

 

Madaxweynaha Soomaaliland ayaa sidoo kale ka hadlay dagaalada ka socda koonfurta Soomaaliya asagoo sheegay in ay ka xun yihiin dhiiga uu weli sii daadanayo, asagoo ugu baaqay kooxaha ku dagaalamaya koonfurta Soomaaliya inay ka waantoobaan dhibaatada soo gaareysa shacabka Soomaalida ah.

 

Macadda waan waanta uu ku dhawaaqay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliland ee SSC qaabka ay noqon doonto iyo habka uu u abaari doono, ayadoo ay horey u jireen warar sheegaya in uu jiro xiriir hoose oo dhexmaray dhaq dhaqaaqa SSC iyo Axmed Siilaanyo, walow wararkaasi ay beeniyeen maamulka SSC oo sheegay inaysan wax wadahadal ah la gelin Somaliland, walow aysan meesha ka saarin in mustaqbalka uu wadahadal imaan karo.

 

Sidoo kale waxaan la ogeyn kaalinta ay ka qaadan karaan waan waantan Issimada SSC oo ayagu horey arrimaha gobaladaasi kaalin weyn ugu lahaa aasaaska dhaq dhaqaaqa ka dhanka ah Soomaaliland.

 

Waxaan ayaduna cadayn kaalinta Puntland ee ayaduna deegaanada SSC sheegata iyo habkii ay uga jawaabi lahaayeen siyaasada cusub ee Soomaaliland ee ku wajahan gobalaasi ee ah in wadahadal lala galo kooxaha hubeysan ee deegaankaasi u istaagay.

 

C/risaaq Shiino

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ofcourse he will talk to SSC. SSC and Silaanyo speak the same language. they are cousins. Its like to hands, only one is right other is left. but boy they can clap together.

 

Do you know how happy they were when he was elected. they said, finally someone we recongnize, a real men we can talk to.

 

I think they will talk a while, wrestle a bit, like they do in the East of Burco and then kuddle eachother and make peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Well if siilanyo can why can't farole. Its very strange farole position towards ssc and its not a wise one

Share this post


Link to post
Share on other sites

Because Faroole doesnt speak well Darawiish language. Faroole speaks the language of Wall Street, Londen, Nairobi, etc which is the international dollar language.

 

Silaanyo speaks very well Darawiish language. Actually he is almost a native speaker. In Somaliland he is known as a Darawiish Language Trainer. This is a diffrent language, in this language you first slap and insult eachother, then you laugh at eachother. The you laugh with eachother. Then you get seriouz and wrestle, slap eachother some more. And afterwords you kiss and make up. And tell jokes about your cousins. All this naked. After all this you really talk.

 

Faroole doesnt even want to drop his pants. So how can you talk in Darawhiish to a man who doesnt drop his pants, slap you, etc?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Originally posted by Cowke:

Well if siilanyo can why can't farole. Its very strange farole position towards ssc and its not a wise one

:D:D Historically Faroole's group doesn't like dervish movements, remember Eyl cliffs? considering faroole is from Eyl it all makes sense. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Libaahe*:

quote:Originally posted by Cowke:

Well if siilanyo can why can't farole. Its very strange farole position towards ssc and its not a wise one

:D:D

Historically Faroole's group doesn't like dervish movements, remember Eyl cliffs? considering faroole is from Eyl it all makes sense.
:D
Silanyo knows all about khusuusi :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guys the new minister of commerce of Somaliland is a laascanood native he is very close related to the Laascanood garaad , garaad jamac garaad ismacil

 

sawirro18.jpg

 

The guy next to the garaad is

Wasiikra Wasaarada Ganacsiga Warshadaha iyo Dalxiiska C/risaaq Khaliif Axmed

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^ So what are you trying to depict here Oday? That won't change the fact that this very grad is big time against snm...

Share this post


Link to post
Share on other sites

It would sound something like this,

 

"are you ready to put down your guns?"

 

"are you ready to except my jurisdiction over these lands based on the signatures of your saladin in 1991 conference in burco?"

 

"are you willing to join in development programs that would create better lives for these people, or do you want them to enter another decade of warfare?"

 

We will see what they say, I wouldnt even talk to them, Riyalle policy was alot better for Sool, no contact just development along side military security.

 

RIYALE SALUTE...silanyo is already faltering.

 

He will probably say the same thing for Somalia, we are ready to sit down and talk, even though you technically rule less then one block of flats in mugdisho". man....

 

75 year old with dementia..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this