Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Sh. Sharif ... The First President to the White House for 40 years ???

Recommended Posts

Madaxeynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed aya waxaa lagu wadaa in uu booqashoi ku tago dalka Maraykanka waxaana uu noqonayaa madaxweynihii ugu horeeyay ee mudo 40-sano taga aqalka cad ee dalka Maraykanka.

 

Cilmi Ducaale oo ah Wakiilka Qaramada Midoobay u fadhiya Soomaaliya islamarkaana ka mid ah xubnaha joogtada ah ayaa wakaaladda wararka ee AFP waxaa uu u sheegay in madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu doonayo in uu booqasho ku tago dalka Maraykanka gaar ahaan gobolada Columbus,Minayaabuli s,Waashintoon iyo gobole kale oo ka tirsan dalka Maraykanka.

 

Wakiil ayaa sheegay in madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya uu ka soo qeyb gali dooni shirka Jimciyadda Qurumaha ka dhaxeysa oo dhici doona dabayaqaada bishaan kadibna uu booqsho ku gaari doono dalka Maraykanka isagoo intaasi raaciyay in uu booqan doono Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadankaasi inkastoo uusan sheegin waqti cayimin oo madaxweynuhu uu tagayo wadankaasi.

 

Cilmi Ducaale ayaa waxaa uu intaasi raaciyay in uu u arko booqshada Shariif Sheekh Axmed in ay ku salaysantahay labo arimood oo kale sidii uu shacabka Soomaalida ee Maraykanka ku dhaqan uu uga warsiin laha xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo sidii uu taageero ugu heli lahaa dowladda KMG ee Soomaaliya.

 

Hadalka ku aadan booqashada Madaxweynaha ee dalka Maraykanka ayaa ku soo aadaya xili booqasho uu ku joogo dalka Jabuuti oo uu kula kulmayo madxaweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele iyadoo labada masuul ay ka arinsanayaan sidii Ciidamo Jabuutiyaan ah logo soo diri lahaa Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

^^^Siyad Barre met RR in the 1980s. Thus its not 40 years. 20 is correct.

What about C/llahi Yusuf..? :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

^^^Abdullahi Yusuf controlled more than Villa Somalia.
:D:D

Dadka kale uu sheeg waxaas , aniga ha igu deyiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. Juje as usual you have no leg to stand on. Sharif Ahmed does not control a single town, village or district in all of Somalia. Thus he can visit as many world leaders as he can; the truth is in the pudding.

 

Kismayu, Mogadishu, Marka, Baidoa, Jowhar, Beledweyne are all areas he does not control. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Che -Guevara:

Duke-Yeey n Sharif waa dameer iyo labadiisa dhagood though I think Sharif is more of hypocrite.

Che, I know for whatever reason you have issues with Yusuf Yey, I hope you can get over it.

Also I agree with your last point about the hypocracy. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this