Sign in to follow this  
ANWAR

Dowladaha Mareykanka oo u ololeynaya sidii ay Somaliland ula midoobi lahayd Soomaaliy

Recommended Posts

:D:D:D ,,,,,,,, waa ta aan la yaabanahay

 

 

Mida kele ,,, some websites are just like they are writing for 4yrs old children ,,, even they not up to the standards u know ,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
A.J.   

SomaliECon,

 

I was referring to outsider help in terms of Ethiopians and Americans but your impatience and knack of jumping to conclusions didnt allow you to think first.

 

Somaliland will always help its Somali borthers where it can. We have shown it in the past and will continue to do so.

Share this post


Link to post
Share on other sites

NOW EAT THIS :

 

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada S/Land

 

 

JAMHUURIYADA SOMALILAND

 

12/05/07

 

Anagoo tix raacayna warar ay qoreen saxaafada qaarkood laguna baahiyay baraha Internatka mid ka mida kaas oo udhignaa in Maraykanka iyo Ethiopia in ay ku howlan yihiin qorshe dib loogu midaynaayo Somaliland iyo Somalia.

 

 

Iyadoo maraykanku waa siday hadalka ay u dhigeene damaanad wayn uu u dhigay hadii ay Somaliland ogolaato in ay mar labaad dib ugu laabato mid nimadii Somalia waxaanu lee nahay wararkaasi waa qaar aanay waxba ka jirin oo aan sal iyo raad toona lahayn wararkaas oo saxaafada qaarkood ay ka soo xigteen sida ay shegeen wargayska al khaliij ee ka soo baxa imaraadka meesha uu warkaas ka keenay wargayskaasi isaga ayay jirtaa, hasa yeshee waxaanu halkan ku cadaynaynaa inaanay jirin cid haba yaratee kala soo xidhiidhay Somaliland arintaa ay ku andacoonayaan saxaafadu. sidii horeba Madaxwaynaha JSL uu ku sheegay khudbadisii udanbaysay ee uu umada ujeedinayay waxay Somaliland diyaar u tahay in wada hadal ay la gasho Somalia marka ay ka hirgasho dowlad nabad iyo xasilooni dalkeeda ku soo dabaasha waxaanay wada hadaladaasi ay noqon donaan qaar ku salaysan xidhiidh walaaltinimo iyo jaarnimo oo u dhexeeya laba dal oo siman waxaana xidhiidhkaasi noqon donaa mid la mida xidhiidhka Somaliland ay la wadaagto wadamada kale ee ay dariska yihiin. waxaa kale oo aanu ushegaynaa calamka intiisa kale gaar ahaan cida danaynaysa madaqadan in gooni isku taaga Somaliland uu yahay mid muqadasa oo aan ka soo noqosho lahayn mana jirto cid Somaliland ay gooni isku tageeda marti ugu noqonayso.

 

 

Wararka nocaas ah ee lagu bahinaayo saxaafada qarkood waxa ay yihiin qaar laysku dayaayo in lagu mijoxaabiyo qaranimada iyo madaxbaanida Somaliland.

 

Allaa Mahad leh

 

Siciid Cadaani Mooge

 

Afhayeenka Madaxtooyada JSL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this