Sign in to follow this  
Koora-Tuunshe

Minneapolis: Laasqoray Port Event....

Recommended Posts

Paragon   

Laasqorayportevent63.jpg

Erm, suudhka noocaa ee ay labada dhinacyada jira gashan yihiin illeen reerkuba ka wada siman? ;) Anba waan hayaa noocaa. :D

 

 

PS: On the topic, Faadumo Jibriil iyo reer Minisootaba are doing and have done a superb job. The LQ port project is a good project that needs all support.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Isseh hadaan kula yara kaftamo ma reer xingalool baad tahay.. Suitka noocaas ah waxaa jecel reer xingalool. Hada inta sawirkaaas ku jirta waa reer xingalool. Sadex kaloo waxaa jirta iyana xidhan suitatka noocaas ah oo reer xingalool ah, sida sawirkii ugu dambeeyey aan soo galiyey the guy on the left. :D

 

The man in the middle is the Great Professor Abshir. PhD in Physics and Math.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Biixi:

Duke Is that you wearing the vest? LOL

I probably know how Duke looks like, but I don’t want reveal him, after all many people want him dead. The General is great supporter and great man for the community. Reer Mudug ayaan dadka kaga xushaa reer tolkey, inta kale waa xuunsho...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Erm, suudhka noocaa ee ay labada dhinacyada jira gashan yihiin illeen reerkuba ka wada siman? Anba waan hayaa noocaa.

 

lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^Yareey suudhka inoo daa, dadbay astaan u tahaye :D

 

Originally posted by Koora-Tuunshe:

Isseh hadaan kula yara kaftamo ma reer xingalool baad tahay.. Suitka noocaas ah waxaa jecel reer xingalool. Hada inta sawirkaaas ku jirta waa reer xingalool. Sadex kaloo waxaa jirta iyana xidhan suitatka noocaas ah oo reer xingalool ah, sida sawirkii ugu dambeeyey aan soo galiyey the guy on the left.
:D

 

The man in the middle is the Great Professor Abshir. PhD in Physics and Math.

Looool. War heedhe Koora Tuunshe, waa ku sidee sxb? Wixiiba dibadda waa adigan soo dhigaye ;) . Humaz aan kuugu sheegee, kama fogi Xingalool asliyan...sidaadse suitka iyo Xingalool isugu keentey ayaa iga qosliyey.

 

Reer xingalool cidi ma ka taqaan horta? Hadey jawaabtu haa tahay nin la yiraah Faarax Weyne weli ma maqashay? Hadaba ninkiisaan isku farac nahay balse familkayga XW ma degin waayadanba.Ama nin hadeer macallin ka ah oo la yiraahdo Xaaji Xassan Xussein oo Bihi-ii ah? Odaygaasina rixin baan nahay..

 

Having said so... waayadanba Hadaaftimo ayaan aad ugu kuur jiray ninyow, oo aan ku raja dheerahay in aan plot ka jeexdo soon... and then go on a trip to XW to reconnect to the old ancestral home.

 

PS: Professor-ka warkiisa waa i soo gaarey. His reputation of greatness precedes him indeed.

 

Waatan Hadaaftimo:

 

1558932727_a05ec076a4_o.jpg

 

1559811746_2b1a7ce3b7_o.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Waryaa,Did you pay your Qaaran? Meeshan haa soo istaagine? :D

 

Mashallah,It was a great fantastic event. The Las qorayans(Makhirs),did a commendable job going around the city soliciting for this project. I wish,we had such determined kids from every region in Somalia. I mean,Youths as young as 14 were going in the cold to ask ppl to join them.

 

And,the wonderful ppl of LQ,deserved the support.

 

Xiinow,Hi adeer smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Waryee ina Brown waa ku salaamay. Qaaraanka bixi adeer Paragon iska daaye meel fog buu jiraaye.

 

Dadka lacagta nagu qortay xattaa laasqoray wax lama wadaagaan. And that is the beauty of this project!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this