Sign in to follow this  
Saalax

Somalia: Puntland leader criticizes TFG support of armed clan militia's

Recommended Posts

Originally posted by Taleexi:

Finally, would you give me a satisfactory answer when President Farole says only the **** minister in the cabiney of the nominal TFG is what we got, other two are fugitives, and represent no man's land. How can such a leader make PL a better place? Unless we all are victims of those of us here on SOL who are blinded by tribalism.

Taleexiiyoow, awoowe cadaaladdu waa muhiim. Gaalka dil gartiisana sii. Faroole qabiil labada wasiir uma weerarin. This could have been Xassan Abshir and he would still have said the same thing. Yaa Rabbi. Maba fiicnayn inuu madaxweynuhu ka hadlo arrintaas ku dood, laakiin awoowe qabyaalad buu ku fogeeyay labadaa wasiir waa si-xun-wax-u-fahan ama been abuur.

 

Yaan la fogayn sheekada awoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

LSK:

 

Malaa sheekadaadu waa adna gar lihid, anna gar lihi, madaxweynuhuna gar leh smile.gif . Adigu gar lihidoo sidii ugu turxaanta yarayd baad warka madaxweynuhu kaga dhawaajiyey u fasiratay, anna gar lihiyoo labada wasiir oo kaleba inta aan ka akhriyey waa dad nadiif ka ah aafadii wadanka ku habsatay, una qalma meelaha loo magcaabay, markaa in la mucaarado khalad baan u arkaa, madaxweynuhuna gar lahoo, illeyn buufis baa odayga iska hayey beryahanba, SSC iyo Maakhir baa qofkaasi taageersan yahay, oo waa argagixiso, bay kaga dhegtey, illeyn haddii layska kala tago ma hal laf buu madaxweyne u noqonayaa? :(

 

Ugu danbayn, anigu mudane Farole la taliyihiisa ma ahi, siduu u hadlona ma ilaalin karo balse beryahan danbe maalinba tuu keenaa tii hore ka daran, oo dhiidhi hor leh buu iska dhex jiifsanayaa, fadlan odayga haddaad xidhiidh la leedahay afhayeen samayso ku dheh, waana talo kalgacal oo Taleexi ka timi u sheeg :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

I have said it previously on a number of threads, PL needs better (alot better) PR.

 

It would help if the President wasn't trigger happy. Makes Duke's task alot harder heh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi, sxb in Faroole waxa uu sheegay si xun iyo si saxa qofba si ha u qaatee, ma habooneyn inuu ku hadlo arrinkaas.

 

Inadeer, maxaad eedda PL dusha un uga saaraysaa hal reer siyaasiintood. Awoowe khilaaf siyaasadeed waa jiraa oo aan reer kala laheyn, laakiin cadaawadi ma jirtee dadka yaan la isku dirrin. Siyaasi haddal uu yiri dadka kala kaxeyn maayo, waa iga intaa!

 

Taleexi, odayga Faroole ah Libaax ha ku riixin! wiilkiisa marka laga soo tago, reer Taleex iyo nimankiina Ugaaryahn qof uga dhow ma laha. Ee eedda reerka kaliya ka daa :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

War oday adeerkay ah baa VP u ah oo maxaan wax ka sheegaa maba hadlayo'e. Waxaa la yidhi Xooluhu urtay isku fahmaan dadkuna hadalka. Isku soo duuduuboo jihada Farole, Abdisamad iyo Ilkajiir u wadaan PL waxaan u arkaa qar iska xoor.... I hope I'm wrong but we shall wait and see.

 

A side note: Inaadeerow magaca Ugaaryahn ma'aha ee waa Ugaadhyahan miyaad horta saaxiibow carab la'dahay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi, inaan la kala fikrad fogeyn ayay u badan tahay, ina hadal la isku fahmaa wax ka furaha horimarka. Let's be optimistic and try to fix what we can.

 

As for the name, dee saaxiib sidaan u hadlaan u qoray marka waan kaa raalli galin. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Taageerayaasha Faroole, waxa ee rabaan inay Odeygooda khalad iyo saxba indho la’aan ku difaacaan, waxa fiican in wax la saxo, 4 sano ee ugu danbeeyey Puntland wado khaldan aye ku socotaa, Foroole waxa uu noqday ka daroo dibi dhal

 

Dadka Faroole taageeraya dulmi iyo xaqdarro aye ku taageerayaan, Cadaalad kama jirtu ex-Puntland, Faroole dagaal iyo kula jiraa shacabka SSC iyo Maakhir

 

 

Faroole Puntland oo dhan buu bililiqeystay, waa xaaaraan inuu hadana uu bililiqeystu Dowlada Federaalka, iskuma darsan karo, inuu wax kasta afka u dhigtu, taa waa iimaan la’aan

 

 

Markaa hadii xaqa laga hadlo waa Faroole ninka sheekada fogeeyey ee meel kasta la taagan SSC waa argagaxiso, shacabka Garowe ayaga oo taagan Salaadii Ciidaa ayuu Faroole bilbaabay sheekadii aheed inuu SSC la dagaal lagalayo, inuu geed gaaban iyi mid dheer ba u fuulaya siduu ula dagaalami lahaa SSC, inuu raadsanayo ama la shaqeeenayo Siilaanyo si u la dagaalama SSC

 

 

- Faroole need to answer why he cares the SSC seat in Farmaajo cabinet ? when Faroole and his Puntland Admin doesn’t care at all Las Anod and SSC Region

 

- Faroole need to understand that claiming SSC on paper only will NOT give him the right to appoint SSC representatives in Fderal Somalo Government,

 

 

- Faroole believes those from SSDF subclan like Omar Abdurashid and Abduwali don’t need permission from Puntland,

 

- BUT those from SSC and Goldogob like Abdukarim and C/rashiid Khaliif Xaashi need permission from Puntland, because Faroole cannot trust SSC/Goldogob since the majority of SSC , Maakhir and Goldogob are against Current Puntland particularly

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by Gheelle.T:

Taleexi, inaan la kala fikrad fogeyn ayay u badan tahay, ina hadal la isku fahmaa wax ka furaha horimarka. Let's be optimistic and try to fix what we can.

 

As for the name, dee saaxiib sidaan u hadlaan u qoray marka waan kaa raalli galin.
:D

Waa hagaag halkaa maanta ha inoo joogto. Anna maadaama aan rabo inaan dalkayga wax u qabto inaan lahjadihiisa kala duwan wax ka barto waa lama huraan, waana garwaaqsaday sidaad u hadasho hadaad u qortay ereygaas, it was a kaftan after all ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Taleexi:

quote:Originally posted by Gheelle.T:

Taleexi, inaan la kala fikrad fogeyn ayay u badan tahay, ina hadal la isku fahmaa wax ka furaha horimarka. Let's be optimistic and try to fix what we can.

 

As for the name, dee saaxiib sidaan u hadlaan u qoray marka waan kaa raalli galin.
:D

Waa hagaag halkaa maanta ha inoo joogto. Anna maadaama aan rabo inaan dalkayga wax u qabto inaan lahjadihiisa kala duwan wax ka barto waa lama huraan, waana garwaaqsaday sidaad u hadasho hadaad u qortay, it was a kaftan after all
;)
Jannaale iyo Shalaambood ayaan kugu tirinayay oo waliba is lahaa lahjadaha hoos looga hadluu ku fiican yahay, soo adigan khaldaanimada la soo baxay. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Gheelle.T:

reer Taleex iyo nimankiina Ugaaryahn qof uga dhow ma laha. Ee eedda reerka kaliya ka daa
:D:D

Forget about Las Anod, Yaqoori and Buhoodle since they hate Faroole and don't want Puntland at this time

 

Why Puntland doesn't control Taleex, Xudun, and Buura wadal????

 

Faroole should rule Taleex, if Taleex support Faroole, because Somaliland is expanding its rule in SSC, now Somalialnd is in Tukaraq very close to Garowe

 

 

Faroole inta badan waxaa ee isku dayaan inay kala qeybiyaan shacabka SSC, wax shqeynaya maaha

 

Faroole waxa u fiican inuu wax qabtu intuu iska daaya isku dirka iyo kala qeybinta

 

 

Dadka reer Taleex inta badan waxa ee taageersan yihiin Hogaanka SSC, Wasiirka Difaaca ee SSC waa from Taleex

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Geelle: Waa dhab in xuduntaydu taalo Shalaambood iyo Sh/Hoose guud ahaan, 10-kii sano ee ugu horeeyey noloshaydana halkaas baan ku soo qaatay intaanan Xamar u soo wareegin. Maalmihii ugu wacwacnaa noloshaydana waxaa ka mid ahaa markaan aniga iyo saaxiibaday ku dabaalan jirney Xeebtii Sambuusa ee South of Ceel Jaalle. Aad baan u fahmaa lahjadaha gobollada koonfureed balse badanaa waxaan isticmalaa markaan gabdhaha shukaansanayo.

 

Frankly speaking I appreciate every Somali dialect and have always tendency of learning Somali language comprehensively and its various orientations. Teeda kale Old habits die hard oo khaldaanimadu waa in my DNA sequence :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Gheele idinku hamaasada iska daaya iyo indho la'aanta aad ku taageerasaan Warlord Faroole

 

 

Haadii Faroole uu kasoo horjeedo Sheikh Shariif, Shacabka SSC ayana xaq ayee u lee yihiin inay kasoo hor jeestaan Faroole

 

 

Buura wadal cidna ma hoos timaado, anba waan ku tusi karaa sawir saraakiisha SSC oo jooga Buura Wadal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

The way I see it: SSC success is PL's success, Somaliland's success, and finally Somalia's success. All I want to waa in maskaxuhu shaqeeyaan si loo kala badbaado that is all.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this