Sign in to follow this  
Saalax

Somalia: Puntland leader criticizes TFG support of armed clan militia's

Recommended Posts

Liibaan, annakoo yaa ah? Wali xammaasad baa kaa muuqata? Faroole waa shaqsi qof kastaa xaq u leh inuu ka soo hor jeesto. Shacabka SSC qaarna waa ka soo horjeedaan qaarna waa la jiraan, taas yaa diiday Liibaanoow!

 

Taleexi, you may one day go back and relive your childhood. I have some childhood memories in those area myself. We had beer in somewhere near Awdhiigle and also had relatives in Janaale and in Marka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Gheelle.T:

Liibaan, annakoo yaa ah?

Taageerayaasha Faroole ee aaminsan inay adeerkood Faroole si indho la'aan ah u difaacaan, khalad ama sax sida Gheele, Libaax,Duke, Thankful, peace action, dal aqoon,cowke, Mr. Puntland, shilling etc

 

Bilan is the only good Puntlander, although she supports Puntland she is against Faroole's all out war and crusade against SSC.

 

 

 

Why those from SSC, Goldogob & Maakhir don't support Faroole/Puntland like the real puntlanders? because they are not Puntlanders or maybe they are parttime puntlanders as Mr. Puntland always remind us in this forum :D

 

Naasir, Xudeedi, Hunguri,Dabshid,Paragon, Malika, Aliyah, me, Che, Taleexi, Khadar, Naxar Nugaaleed, Soo maal, Duufaan, Ismail Mire, and Koore Tuunshe ma arkasid ayagoo difaacaya Puntland, Faroole, Ali Shire, ama Ilka jiir

 

 

Originally posted by Gheelle.T:

Wali xammaasad baa kaa muuqata? !

Adna waxaa kaa muuqda macangagnimo

 

Ninka dhibaatada waa Faroole iyo maamulku sheega Puntland, in khaladka la saxo ayaa haboon, hadii kale waxba ma hagaagayaan

Originally posted by Gheelle.T:

Faroole waa shaqsi qof kastaa xaq u leh inuu ka soo hor jeesto.

Sheikh Shariif waa shakhsi, siyab Barre

waa shakhsi, Caydiid waa shakhsi, Siilaanyo waa shakhsi

 

Bush waa shakhsi, Obama waa shakhsi

 

Qofku markuu xil hayo wanaag waa keeni karaan, waxna waa burburin karaa

 

Shacabka SSC siyaasada xun ee Faroole iyo Puntland waa kasoo horjeedaan sida uu Faroole iyo kuwa taageera uga soo horjeedaan Sheikh Shariif

 

Waad ogtahay dad badan oo kasoo jeeda gobolada bari ayaa kasoo horjeeday Madaxweyna Siyaad Barre

 

 

Originally posted by Gheelle.T:

Shacabka SSC qaarna waa ka soo horjeedaan qaarna waa la jiraan, taas yaa diiday Liibaanoow!

Dhamaan shacabka SSC iyo Maakhir waa kasoo horjeedaan Warlord Faroole

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by 'Liibaan':

 

 

quote:

Originally posted by Gheelle.T:

Shacabka SSC qaarna waa ka soo horjeedaan qaarna waa la jiraan, taas yaa diiday Liibaanoow!

Dhamaan shacabka SSC iyo Maakhir waa kasoo horjeedaan SSC Warlord
Liibaan, walaale, bal sentence-kaas ku noqo! I think you wanted to say..."Dhamaan shacabka SSC iyo Maakhir waa kasoo horjeedaan FAROOLE"--Inkastoo been cad ey tahay. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Mr. Somalia:

quote:Originally posted by 'Liibaan':

 

 

quote:

Originally posted by Gheelle.T:

Shacabka SSC qaarna waa ka soo horjeedaan qaarna waa la jiraan, taas yaa diiday Liibaanoow!

Dhamaan shacabka SSC iyo Maakhir waa kasoo horjeedaan SSC Warlord
Liibaan, walaale, bal sentence-kaas ku noqo! I think you wanted to say..."Dhamaan shacabka SSC iyo Maakhir waa kasoo horjeedaan
FAROOLE
"--Inkastoo been cad ey tahay.
:D
Mr. Puntland,

 

Waa run waana xaqiiq in dhamaan shacabka SSC kasoo horjeedaan Faroole, xitaa inta yar ee rabta in laga sii mid ahaado wixii la isku odhan jiray Puntland, waa kuwa ugu daran ee kasoo horjeeda Faroole.

 

 

SSC people hate Puntland politicians who work with Somalidiid like Faroole, Abdi samad shire, Cadde Muuse, and they hate more the traitors who serve for somalidiid Haabsade, Sandulle, Baashe,Farax Askar Husein even more

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gallad   

Puntland boys...boweyal waqti pirateland lagu qarab jidhey way dhamatey boweyaal.

 

No more shaar qabil marba dhan loo rogo. SSC and Makhir are moving on and they are part of TFG and they support Somaliweyn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this