Sign in to follow this  
General Duke

New Delhi: TFG signs developmental deal with India: PICS

Recommended Posts

Ambassador Ebyan oo saxiixday mashruuc ku baxaya 120-milyan oo dollar

 

abyansixix.jpg

 

India (Calanka.com) 11-November-08

 

Safiiradda Soomaaliya u fadhida Dalka India Ms. Ebyan Ladane Salah Deer ayaa maanta u saxiixdey Dawladda Federalka Ku Meelgaarka ee Soomaaliyeed (TFG) mashruuc loogu magacdarey “ Pan African E NetWork”.

 

Mashruucan ayaa loogu talo galay inay waddamada Africa ka faa`iideystaan technologiyada casriga ah iyo khuburada Hindida ee horkacaya programkaan. Mashruucan fikirkiisa waxaa lahaa Madaxweynihii hore ee India Mr. Dr. A.P.J Abdul Kalam, soona jeediyey in lagu maalgaliyo kharaj gaaraya 120 million-Dollar.

 

Mashruuca wuxuu ahmiyad weyn siinayaa isku xirka waddamada Africa iyo India, isu soo dhaweynta masuuliyiinta iyo madaxda dalka Africa (VVIP Connectivity), sidoo kale, kor u qaadidda iyo kordhinta aqoonta, iyo caafimaadka iyadoo la adeegsanayo technolojiyo casri ah, (Tele Education, Tele Medicine and e governance).

 

Programkan waxaa loo xilsaarey TCIL oo ah Agency ay maalgalisay Dawladda India, isla markaana dhowr Jaamacadood iyo Isbitaalada ugu waaweyn ee dalkan India, ay iyana qayb lixaad leh ka qaadan doonaan inta uu socdo programkaan oo ku ek shan sannadood, kadibna lagu wareejin doona Dawladda Soomaaliyeed.

 

Mashruuca ayaa bilaabanaya horaanta sannadka 2009, haddii uu Alle idmo.

 

Waa mashruucii labaad ee ay safaaraddu u saxiixdey Dawladda Soomaaliya, kan kii ka horeeyey oo ahaa Deeq waxbarasho, Waxaana ku rajo weynahay in Ummadda Soomaaliyeed iyo dhalinta soo koreysa ay ka faaiideysan doonaan.

 

Xogheynta Safaaradda

Calanka.Com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xidigo   

^^ Naxaroow u sheeg naagtaa wax saxiixaysa, inay caruur iyo ciroolaba dhamaadeen. waxad ku tiri xidigo waxay ku tiri mar uun baan banaanka kaa heli markay xabashidu baxaan oon dacas sagaal iyo badh ah kula dhici :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Originally posted by Xidigo*:

^^ Naxaroow u sheeg naagtaa wax saxiixaysa, inay caruur iyo ciroolaba dhamaadey. waxad ku tiri xidigo waxay ku tiri mar uun baan banaanka kaa heli markay xabashidu baxaan oon dacas sagaal iyo badh ah kula dhici

ahahhahah! Xabashi dhexdiisa boood-boodoooy maruun baan banaanka kaa heli, ax! Alam dhe.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xidigo*:

^^ Naxaroow u sheeg naagtaa wax saxiixaysa, inay caruur iyo ciroolaba dhamaadey. waxad ku tiri xidigo waxay ku tiri mar uun baan banaanka kaa heli markay xabashidu baxaan oon dacas sagaal iyo badh ah kula dhici

loooooooooooool, but why, that poor lady, God knowws, is doing her part for her country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xidigo   

Originally posted by Nephthys:

quote:Originally posted by Xidigo*:

^^ Naxaroow u sheeg naagtaa wax saxiixaysa, inay caruur iyo ciroolaba dhamaadey. waxad ku tiri xidigo waxay ku tiri mar uun baan banaanka kaa heli markay xabashidu baxaan oon dacas sagaal iyo badh ah kula dhici

ahahhahah! Xabashi dhexdiisa boood-boodoooy maruun baan banaanka kaa heli, ax! Alam dhe..
:D
loool Alem gari goodiroow rax dhee qalamdhe, ala aniga dabdhlka way noo tallaa. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xidigo   

Waar ma Bishaaruu sheegayaa? sidani waaba cajiibe loool Oo single mother ku ma caybaa.

 

Cimrigaas raagey geel dhalaa ku tusaaa wallee. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

:D:D . He made no statement for anyone to take offense to, really. Only a sniveling waste of skin would think "cooking pasta and raising kids" is an insult.

 

Try again Mistah... ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che, no adeer its just an observation. They live in comfort and make noise, single or not.

But the girls in question can take it how they want. One supports suicide bombers and thinks brainwashing kids and sending them to their deaths is a winning strategy.

 

The other is only mad her city was bombed lately. Another observation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

and what exactly do you do outside the "comfort of your PC?" :D butcher the blood sucking b@stard Shabaaabs? cut them in pieces? :D:D yeah, yeah? You are man for woman far braver, ;) . Nin rag ah baa tahay. xaax!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I am not like you adeer, don’t superimpose your dancing on corpses //b]mentality to my person. Take that filth with you. Wipe that filth of your face, I am a principled fellow like my expectant group. We are rational. None of us would encourage a child to go to war, while you think it’s a winning formula.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this