Sign in to follow this  
juma-nne

Somaliland , Puntland army Alliance To rescue Shariif?

Recommended Posts

quote:

-------------------- -------------------- ---------

BRIEFERS:

 

His Excellency Abdillahi Mohamed Dualeh

Foreign Minister

Republic of Somaliland

 

His Excellency Dr. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole)

President

Puntland State of Somalia

 

His Excellency Dr. Crispus Kiyonga

Minister of Defense

Republic of Uganda

Kampala, Uganda

 

His Excellency Mohamed Omaar

Foreign Minister

Republic of Somalia

Note Witnesses may be added.

-------------------- -------------------- ---------

 

How dare they put the FM of unrecognised state above the president of Puntland, General Duke and all P'landers desearve apology from the state department of the US.

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

Brother OOdweyne . hadii ayna sanqadh tiirsasho ahayn waxani waa aaxay?

 

 

“Anigu Waxaan Qabaa In Wadamada Ay Dawadda Shariifku Ka Codsanaysay Ciidamada In Aynu Ka Mid Nahay Waana In Aynu U Dirnaa....” Xildhibaan C/salaan Maxamed Siciid

 

 

Hargaysa (Oodweynenews)- Xildhibaan Cabdisalaan Maxamed Siciid oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa ku dooday si dawladda Jamhuuriyada Somaliland ay u muujiso inay tahay qaran jira in loo baahan yahay sidii ay ciidamo ugu diri lahayd dalka Somaliya, ee ay ka aloosan yihiin dagaalada qadhaadh ee u dhexeeyay Islaamiyiinta mayalka adag iyo ciidamada dawladda Shariif.

 

 

 

Xidhibaanka ayaa hadalkan ka sheegay Doodii shalay ee Golaha Guutida Somaliland oo lagaga doodayay malintii labadaa saamaynta ay Somaliland ku yeelan karaan shaqaaqooyinka iyo dagaalada ka socda wadanka Somaliya.

 

 

 

Xidhibaan C/salaan waxa uu ku nuuxnuuxsaday in dagaaladaa ka holcaya dalka Somaliya ay saamayn ku yeelan karaan Somaliland isla markaana loo baahan yahay in xadir dheeraad ah laga yeesho xaalada ka taagan Somaliya.

 

Mudane C/salaan Maxamed Siciid waxa uu xusay in dalabkii ka soo yeedhay dawladda Sheekh Shariif ee ahaa in lala soo gaadho ciidamo ka socda wadamada la deriska ah somaliya, ay Somaliland ka mid ahayd wadamada laga codsaday ciidamada sidaa darteena looga baahan yahay in Somaliland ay ciidamo u dirto si ay u muujiso in ay tahay qaran jira waxaanu yidhi “Arrinta samaynta ay igu yeelan kartaan dagaalada Somaliya, inagu (somaliland) waanu ka duwanahay oo waxaynu nahay qaran jira oo 1991-kii ayaynu madax banaanideenii kala soo noqonay Somaliya."

 

Waxaana uu intaa raaciyey oo uu yidhi "Ummada isku tashatay ayaynu nahay walaalaheena koonfurta muddo ayaynu u ducaynayn runtii imika waxaad moodaa in xaaladu degi wayday. Caalamkuna weli waxay leeyihiin Somaliland nabad gelyo ayaa ka jirta, laakiin weli isku bah ayaynu nahay saamayn xuna way inagu yeelan kartaa, waxaana loo baahan yahay in taxadir badan ka yeelano arrimahaas."

 

"Dawladda Sheekh Shariif ee maalintii dhawayd codsanaysay ciidamada anigu waxaaban qabay fikir ah in darisyadii ay ciidamada waydiisanayeen in aynu ka mid nahay, oo ay leeyihiin Kiiniya iyo Itoobiya ciidan ha noo keeno adigu (C/salaan) waxaana qabay in aynu ciidamo u dirno oo dawladda isu muujino wadamada aynu jaarka nahay. Xildhibaankuna fikirkiisa xor ayuu u yahay." Ayuu yidhi Xildhibaan Cabdisalaan,

 

 

 

Waxaana uu ku taliyey oo uu yidhi "Waxaan leeyahay waa in aan xukuumada lagu halayn dalka ee shacabku iyagaa ilaashan jiray dalkoodee ay ilaashadaan.”

 

Xildhibaan C/salaan waxa kale oo uu ka hadlay kooxaha budhcad badeed ee ka qawlaysta xeebaha bariga Somaliland waxaanu tibaaxay in budhcad badeedaas ay dhibaato ku haysto dadka deegaanka.

 

Xildhibaanku waxa uu intaas ku daray in qaar ka mid ah dhalinyaro ka soo jeeda deegaanka laga soo doortay ay deegamada ilaalada xeebaha ee Somaliland ay soo qabteen isla markaana lagu riday xukuno u dhexeeyay 20 sano ilaa 15 sano,kuwaas oo uu tilmaamay Xildhibaan C/salaan Maxamed Siciid in looga shakiyay budhcad badeed.

 

 

 

C/shakuur Xaaji Muxumed Muuse [C/heersare]

 

Oodweynenews.com/ Hargaysa/Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

SORRY GUYS IVE BEEN GONE FOR SO LONG, IM JUST HAVING A LOOK AT WHAT YOU GUYS HAVE BEEN WRITING AND IT LOOKS LIKE SOME OF YOU HAVE BEEN DOING DRUGS WHILE SURFING THE NET,

 

SOME ADVICE: DONT TAKE PROZAK OR ECSTACY WHILE SURFING THE NET IT MAY MAKE YOU RIGHT SOME PETER PAN SH*T.

 

LOOOOOOOOOOOOOOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this