Sign in to follow this  
xiinfaniin

Addressing the issue of looted properties.

Recommended Posts

Muqdisho: Guddoomiyaha Maxkamadaha oo ka digay in lagu sii jiro Guryaha xoogga lagu qabsaday Dagaalladii sokeeye

Monday, July 24, 2006

 

 

Muqdisho(AllPuntland)- Guddoomiyaha guddiga fulinta maxkamadaha Islaamiga Muqdisho Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta hadal ka jeedinayay mudaaharaad looga soo horjeeday Itoobiya ayaa wuxuu khudbaddiisa xooggeeda uga hadlay xasiloonida Muqdisho.

 

Sheekh Shariif wuxuu ugu baaqay dadka ku jira guryaha aysan lahayn ee ay boobka kula wareegeen inay sida ugu dhaqsaha badan uga baxaan , wuxuu sheegay inta ay codsiga joogto inay habboontahay in qolo walba ay ciddii lahayd ku wareejiso guryaha ay ku jirto , haddii kale maxkamaduhu ay kasaari doonaan.

 

Wuxuu sheegay in maxkamaduhu ay ku jiraan halgan ay muddo soo wadeen oo ujeedadiisu ahayd in xasiloonida Muqdisho gacan adag lagu qabto, wuxuuna sheegay inay jiraan dad deg deg ku jiro oo doonaya in wax walba dhaqso lagu qabto.

 

Shariifku wuxuu sheegay in dalku bur bursanaa 15 sano, dib usoo noolayntiisuna ay u baahan tahay Nidaam, kala danbayn ,aqoon, xirfad , dulqaad iyo ad adayg.

 

Wuxuu xusay inay ku dadaalayaan samaynta maamul lagu soo dhisay aqoon iyo karti, asagoo sheegay in maamulladii hore ay bur burin jireen dad aan aqoon lahayn oo loo dhiibo.

 

Guddoomiyaha maxkamaduhu wuxuu dadwaynaha magaalada Muqdisho ka codsaday inay soo sheegaan dad uu ku tilmaamay inay ammaanka magaalada khal khal ku hayaan.

 

Magaalada Muqdisho oo ahayd caasimaddii dalka waxaa daganaa dad ka kala yimid daafaha Soomaaliya oo goobo ganacsi iyo guryaba ku lahaa, waxaana markii ay dheceen dagaalladii sokeeye dad soo galay magaalada Muqdisho ay xoog ku dageen guryahaasi, inkastoo la sheegi karo dad guryo iib kula soo wareegay.

 

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Alla ya cizak.

 

Sheekh Sheriif Sheekh Ahmed for president

 

Awoowe Xiinoow annigu issagaan la hayaa. Wiilku waa caadil.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baashow, surely Sharif is the man of the hour. He’s effortless intelligent yet humble and modesty.

 

Look how he managed to get the sequencing right: after the defeat of the warlords he immediately lifted the roadblocks and opened the harbor and airport. Now he declared that Courts militias will be integrated and consolidated under one command. Now by talking about the property and land issues he’s signaling a gesture that he understands the issues that matter most. No matter how his doubters dismiss his declaration as an empty talk, his understanding that this needs to be resolved is the beginning for bringing a lasting resolution to this hot issue. You see he’s challenging the most basic tenet of warlordism; political capital invested in xaraam. He’s saying to that lot we can do without.

 

And yes they can do without, I say.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^stop the propoganda we are at war...lol.

"Ethiopia, Amharo are here, Melez is coming there is no time to waste on such trivial issues"..

 

"What looted property"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Baashi, i second that, Sheikh Sharif for President.

 

Waa uu uqalmaa in madaxwayne loo doorto, unlike mid Xabashi inoo soo dhoodhootay, oo aan markiisii hore aan ogayn waxa uu galo ama uu gudo.

 

Haddii dadku munaafaqnimo isku urursadaan dee marbay kala jabi, waan arki doonnaa waxa ka soo baxo goobta ay warlords isku uruursaday (baydhabo)..

 

 

Go figure:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this