Sign in to follow this  
Libaax-Sankataabte

Agasimaha Guud ee Wasaaradda Dawladaha hoose oo lagu dilay Garoowe

Recommended Posts

Agasimaha Guud ee Wasaaradda Dawladaha hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga PL oo Xalay fiidkii lagu dilay Garoowe:-

By Axmed C/Salaan Posted to the web 21-02-2004, 10:17:51

 

Garoowe:- Allaha u naxariistee Agaasimihii Guud ee D/ha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga C/risaaq Xirsi Ismaaciil ayaa xalay fiidkii saacaddu markay ahayd 9:30 PM lagu dilay gurigiisa oo ku yaal magaalada Garoowe ee caasimadda D.G. Puntland.

 

Dilka agaasimaha ayaan lug kulahayn arrimo siyaasadeed iyo dakano qabiil midna. Marxuumka waxaa dilay wiil uu adeer u ahaa, kadib markii uu ku canaantay in uu barto qur’aanka uuna diiday cunnadii dalka isagoo wiilku jeclaystay in dib loogu celiyo waddankii uu ka yimid oo ahaa Finland.

 

Gacan ku dhiiglaha ayaa haatan ku jira Jeelka Magaalada Garoowe.

 

Magaaladda Garoowe ayaa caan ku noqotay in ay waaliddiin badan oo qurbaha ku nooli ay keenaan caruurtooda si ay u bartaan diintooda dadkooda iyo dalkooda oo loogu dhaqan celisyo ayna ka waantoobaan wax yaalaha dhaqan xumada ah ee ay ka soo barteen waddamada qurbaha.

 

Caruurtaan oo looyaqaan dhaqan celis ayaa badankoodu ay ku sii kharibmaan waddanka iyagoo yeesha balwado amaba barta isticmaalka noocyada daroogada sida sashiishadda, cigaarka, qaadka. Kharrimidda carruurtan ayaa waxaa ugu sii wacan labo arromood oo kala ah; iyadoo aan si fiican loo dejin loona qorsheyn barnaamijkooda dhaqancelineed iyo tan labaad oo ah gadood (protest) ka imanaya dhinaca carruurtaas oo aan ku qacin meesha la keenay oo uu kaga dhoco anfariir dhinaca dhaqanka ah (cultural shock). Gdoodkaan baa ujjeedkiisa ugu weyni yahay in dib loogu celiyo waddamadii ay ka yimaadeen.

 

Axmed C/salam.

Puntlandpost, Garoowe, Soomaaliya

 

 

It looks like dhaqancelis is having its toll on Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

There are reports that this was political motivated rather than this story that was put out by puntland administration, this minister was involved with an argument between puntland administration, somethign smells fishy here????? :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nasir   

The story I heard Is that this man was against puntlands president mr.abdilahi yusuf. Where abdi lahi yusuf then ordered his excution like he did to many other men including civilians, high ranking military man even sultaamo. I pray for all the puntlanders who are under this awfull nightmare.

 

maca salama

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Allahu naxaaristo.

 

If there was a political connection to this tragedy, websites like Puntlandpost.com and Horseednet.com, would write about it. Since they are not exactly pro-Abdullahi Yusuf. But if you want to use this tragic death to uplift you own weak political insecurities,--then go ahead. It just seems pathetic and wrong. I wouldnt be surprised if you blamed Abdullahi Yusuf the next time you wet your bed or had a nightmare icon_razz.gif

 

Did Riyaale (Mr. NSS) kill these people? Funny how murders have gone UP since he took over....

 

1)Dr. Tonelli (2003)

2)Richard Eyeington (2003)

3)Enid Eyeington (2003)

4)Hargeisa Chief of Police (2003)

5)Yuti Martin(Swiss) Killed in Hargeisa (2003)

6)Dieter Krasemann Killed in Burco(2000)

 

So have detentions:

 

The most recent:

 

1)Boqor Buurmadow

2)Kulmiye Chief in Baroma

 

BN

 

Dilka agaasimaha ayaan lug kulahayn arrimo siyaasadeed iyo dakano qabiil midna. Marxuumka waxaa dilay wiil uu adeer u ahaa, kadib markii uu ku canaantay in uu barto qur’aanka uuna diiday cunnadii dalka isagoo wiilku jeclaystay in dib loogu celiyo waddankii uu ka yimid oo ahaa Finland.

PuntlandPost

 

Wiilkan ayaa la sheegay in laga keenay Europe dalkana loo keenay dhaqan celin waxaana la sheegay muran inuu ka dhex dhashay Marxuumka iyo wiilkan in uu cunugan galo iskuulka Qura'aanka taasoo xanaaqii wiilkan kula dhacay adeerkii C/risaaq oo uu xalay xabad ku fudhay asagoo gurigiisa dhex fadhiya.

 

Deegaanka Puntland ayaa sanadihii ugu danbeeyey ay jireen boqolaal ciyaalka akhlaaqda uga dhunta Qurbaha dib loogu soo celinayey si ay u bartaan diintooda iyo dhaqan Soomaalida, taasoo marar badan keenta iska horimaad dhexmaray caruurtan iyo waalidkood ama dadka mas'uulka ka ah.

HorseedNet

 

 

BN

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allahu naxaaristo to the individual.

 

Nassir,

This is a low point even for you mate, this mans death was a family tragedy if it politics was behind his death then Puntlandpost.com would have been the fisrt to report it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this