Sign in to follow this  
General Duke

Warlord Indha-Cadde, the clown who invited Jihadis gets attacked : PICS

Recommended Posts

Qarax9.JPG

 

war Deg-Deg ah:-Laba gaari oo isku qarxisay agagaarka Hotelka Ambasador iyo Indha-Cadde oo badbaaday(Sawirada fillo hadda)

 

Puntlandi.Com(Muqdisho):-Qaraxa ayaa waxa uu dhacay abaara 11:15-mirir ah xiliga Muqdisho waxaana lala beegsaday gawaari

ay la socdeden rag uu ku jiray Wasiir Dowlaha Gaashaandhiga Indha Cadde.

Qaraxa waxa uu laayay dad shacab ah oo saarnaa illaa saddex gaari oo BL- ah waxaana sidoo

kale burburay dhismayaasha Isbitaalka Daaru Shifa,Xarunta Xawaalada Ammal Trea biano,iyo shirkado kale

oo xawaalado ah iyo goobo ganacsi.

Dad badan ayaa laamiga laga qaaday maydkooda iyadoo kuwa kale la garan waayay wallow inta badan

la sheegayo in ay badbaadeen saraakiishii la doonayay in la qarxiyo.

lama arag cad ka mida ragga is qarxiyay oo Laba gaari kala watay waxaana goob ta xeray Ciidanka Dowlada

oo samaynayay baaritaano ay ku samaynayaan walxihii ku qarxay goobta.

Wixii soo kordha Puntlandi.com

kala daalaco Sawirada goobta.

 

Maxamed Axmed “Caadilyare”.

 

Xafiiska Puntlandi.Com

 

Muqdisho_Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: “ Aniga waa ley weeraray, balse waxba kuma noqon” Yuusuf Maxamed Siyaad.

15. februar 2010

 

APL

 

Muqdisho(AllPuntland)- Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde oo ka mid ah Saraakiisha Wasaaradda Gaashaandhiga ee dawladda KMG ah ee Soomaaliya, ayaa xaqiijiyey in lugu weeraray wadada aadka loo adkeeyo amaankeda ee Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho ee Soomaaliya, isagoo lugu weeraray Baabuur miinaysan sida uu sheegay, oo la doonayay in lugu dilo.

 

Hadal uu saxaafada siiyey ayuu sheegay in aysan waxba ka soo gaarin qaraxaasi, balse dad aad uga ag dhaw ayaa sheegay in uu soo gaaray dhaawac aan weyneyn, kaas oo laga daweeyey Indha-Cadde, isla markaasna uu ka badbaaday qaraxyo badan oo dhacay.

 

Yuusuf wuxuu sheegay in uu wadayo howlaha uu ku jiro oo uusan ka tageyn shaqada dawladda KMG ah ee Soomaaliya uu uhayo,taasoo oo ay Xarakada Al- Shabaab u arkayaan in uu wado qorshe Shirkad laga leeyahay Mareykanka ku keenayo gudaha magaalada Muqdisho ee Soomaaliya.

 

Maalmihii ugu dambeeyey Indhacadde wuxuu waday abaabul dagaal oo ay qaado dawladda KMG ah ee Soomaaliya, taasoo looga soo horjeedo Ururada ka soo horjeeda joogitaanka ciidamada Shisheeye ee magaalada Muqdisho.

 

War laga helay dadka aadka ugu dhaw Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde, ayaa usheegay APL in ay saaka la socden saraakiil marti uahayd dawladda KMG ah ee Soomaaliya, oo ka badbaaday qaraxyada ladoonayay in lugu khaarajiyo, maadaama gaadiidka uu watay Yuusuf ay ahaayeen 3 Baabuur oo isaga galbinaysay.

 

Wadada Maka Al-Mukarama oo ah wadada kaliya ee ay adeegsato dawladda KMG ah oo maamusho qeybo kooban oo ka mid ah Muqdisho iyo Saaxiibadooda, ayaan la garan doonin sida laga yeeli doono, waxaana ay AMISOM maantaba bilaabeen in ay howlgalo ka sameeyaan wadadaas, maadaama ay tahay meel aad ugu muhiim joogitaankooda Muqdisho.

 

F. C. Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Back in 2006, this man invited the same foreign fighters who have ambusehd him today, the irony of ironies

 

Yuusuf Indho Cadde: ‘Waa keenaynaa Muqdishu dagaal yahano musliim ajnabi ah haddii xayiraada hubka la qaado’

 

Posted to the MOL November 28, 2006, 7:55 am

 

Muqdishu:- Waxaa maanta mudahaad weyn ka dhacay magaalada Muqdishu kaas oo looga soo horjeeday qaadista xiyiraada cunqabatynta hubka ee Somaliya oo ay ka arinsanayaan golaha amniga qaramada midoobay asbuucaan. Mudaharaadkaas oo ay soo abaabuleen maxkamadaha Islaamiga Muqdishu oo u arka haddii cunaqabtaynta hubka la qaado inay awoodooda ciidan hoos u dhici doonto taasna keeni doonto in dawlada KMG ahi la wareegto gacan ku haynta magaalada Muqdishu oo ay hadda ka taliyaan.

 

Banaan baxaas ayaa markii hore waxaa ka hadlay gudoomiyaha fulinta Maxakmadaha Muqdishu Sh. Shariif oo sheegay in loo diyaar garoobo jihad lagu qaado dawlda Itoobiya oo uu sheegay inay tahay cadowga Somaliyeed ee soo jireen ah.

 

Waxaase hadal lala yaabay goobtii banan baxa ka sheegay ninka u qabaabilsan Maxkamadaha Islaamiga dhinaca amaanka Yuusuf Indhocade oo ka horay dagaal oogayaashii Maxkamaduhu koonfurta Somaliya ka saareen ka dib markuu heshiis la galay maxkamadaha Muqdishu. Indhacade ayaa yiri; Waa keenaynaa Muqdishu dagaal yahano musliim ajnabi ah haddii xayiraada hubka la qaado’. Hadalka Indhacade ayaa sii hurinaya dhibaatada Somaliya ka jirta iyadoo Somaliya bartilmameed u noqon doonto siyaasadaha ay isaga soo horjeedeen Muslimiinta mayalka adag iyo kuwa reer galbeedka ee dagaalka kula jira.

 

Horey ayaa waxaa Muqdishu ugu sugnaa dagaal yahaniin ka yimid dalalka carabta oo loogu sheekeeyay Sonaliya ayaa Jihaad ka jiraa.

 

Waxaa maanta sidoo kale mudaharaadkii la keenay dumar Somali ah oo xijaab indhashareer qaba oo haddana wata qoryo AK47 ah. Dad badan ayaa aad uga naxay gabdhaha masaakiinta ah ee loo isticmaalayo siyaasada.

 

Mudugonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^The irony of it all. These groups have failed in every imaginable department and still they are here, don't they have any shame. This is life for you!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by AwMuuse Ismaciil:

^The irony of it all. These groups have failed in every imaginable department and still they are here, don't they have any shame. This is life for you!

Whats worse is that, Walid Abdalla has congradulated them for their "success" which is what?

 

the time has come to fight back, these clowns have ruined the nation for the past 20 years with their excuses. Enough.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is but the madness that is going on has far to long continued and it needs to stop. Enough is enough and I also hear that the IC is fed up and that the US and some other Western missions to Somalia in Nairobi are working hard behind the closets to bring this show to an end and with that the project of Walad Abdalla.

 

The master behind this so unsuccessful group.

 

An all inclusive Somali initiated reconciliation and peace conference in Bosaaso inside Somalia is what is needed and President Faroole and Interior Minister Ilkajiir are trying hard to ensure that it will happen but this group will probably refuse together with Ahmed Abdisalaams, Abdiqasims and Nuur Cadde's. It's shameful really!

 

Bring the tent to Boosaaso and make peace finally as this madness cannot be allowed to continue further. Boosaaso is our last hope and resort!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^We need a simple strategy, the Walid Abdalla project failed long ago, one was waiting for the "Jihadi" funders and clan lovers, and those who thought Sharif Ahmed was the Mahdi to open their eyes. They seem to be tired now, but you never know these groups never lose an opportunity to shoot the nation in the foot.

 

Lets wait, and I dont pretend to even want another reconciliation conference in Puntland.

 

Only with clear guidelines and the likes of Nur Cade, Ahmed AbdiSalaan should not be invited.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^They themselves did not want to come to Bosaso. Remember in 1997 when the Bosaso Peace Initiative and Reconciliation conference was announced, they did everything to make it fail. The costs at that time to us were non-returnable and unimaginable. The tent we set up was a few years later taken to Djibouti which they happily obliged to.

 

But at least we got Puntland out of it something more important, who knows what will come out of it this time when again it is refused but I don't think so as this is the only hope and way forward. They failed and they themselves know it so there is no room but with this group expect the most unimaginable scenario! They never get tired of holding the country back as it is now for a few material gains here and there for some individual and group.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this