Sign in to follow this  
Suldaanka

Wareysi Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland

Recommended Posts

WARAYSI GAARA OO UNIVERSAL TV LA YEESHAY GUDOOMIYAHA BARLAMAANKA SOMALILAND

 

Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland (BSL) Mudane Ciro ayaa waraysi uu la yeeshay Tvga madexa banana ee Universal ee afka Somaliga ku baxa ayaa lagu waydiiyey Gudoomiya BSL suaalo badan oo dhinacyo badan taabanaya.

 

Gudoomiyuhuu ugu horeynba waxaa uu ka waramay xaalada Somaliland wakhtigan ku jirto iyo waayihii ay soo martay doorashooyiinkii kala danbeyey iyo guulihii wax ku oolka lahaa ee ay Somaliland ka gaadhay nabadaynta iyo dhisida maamuul ku dhisan dimiqraadiyad.

 

Gudoomiyuhuu waxaa uu ku dheeraday Barmaamijyada Barlamenka sadex bilood jirsaday iyo wax qabadkiisa, waxaa uu sheegay in gudi ka kooban sideed gudi hoosaadyo ay dhiseen sidoo kale ay soo diyaariyeen qorshihii iyo xeerarkii ay ku dhaqmi lahayeen barlamenka Somaliland mudada shanta sano ah, waxaa uu kale oo uu sheegay in xeerar hoosaadyadii hore ee barlaminkii wakhtigiisu dhamaday iyo hawlihii kale ee uu fuliyey barlamenkaasiba ay isna ku guda jiraan sidii ay boodhka uga jafi lahayeen iyagoo imikana ay hortaalo,miisanayda sanadkani.

 

Gudoomiyaha oo la waydiiyey bal in uu ku yimid casuumad rasmi ah iyo in kale, ayuu sheegay in uu casuumad ka helay golaha barlamenka ee Welshka kaas oo loo fureyye dhisme cusub oo loogu talo galay. Waxaa uu ka hadlay in uu la kulmay gudoomiye ku xigeenka golaha odayaasha ee Britian sidoo kale uu arkay wasiir ka mida golaha xukumada ee Ingiriiska, waxaa kale oo uu ay is arkeen xubno xildhibaana ah oo ka kala socda labada gole, waxayna si foolka foola ula kulmay Raisal wasaaraha Pakistaan. Waxaa kale oo uu sheegay in ay balan sanyihiin Xafiiska arimaha dibada ee dawlada Britian.

 

Waxyaalaha ay ka wada hadlaan Gudoomiyaha Barlamenka iyo balan qaadyadii uu ka helay Sarakiisha dawlada Ingriiska waxaa ugu wayn sidii ay u kabi lahayeen barlamenka una siin lahayeen awood uu ku hawl galo.

 

Gudoomiyaha waxaa kale oo la waydiiyey xidhiidhka ka dhexeeya isaga iyo xukumada riyaale sida uu yahay iyo khilaafaadkii soo kala dhex galay mucaradka iyo xukumada wakhtigii doorashada shir gudoonka barlamanka. Waxaa uu sheegay in khilaafkaasi iska dhamaaday si fiicana looga heeshiyey, sidoo kale ay wada kulmeen isaga iyo madexweynaha iyo xukumadiisaba ayna ku heshiiyeeen sidiii ay ugu wada shaqayn lahayeen dadka reer Somaliland.

 

Waxaa kale Gudoomiyaha la waydiiyey waxaa Somaliland u xayirto madexbanaanida saxafada, waxaanu u sheegay in saxafada Somaliland ay tahay mid madexbanaan balse taa aan madexbanaanay ay tahay ta Somalia waayo buu yidhi tikniko ayaa lagu ilaaliyaa, hadii ay cid wax ka sheegan habeenkii baa la afduuba, waa la dilaa, balse Somaliland saxafadeedu intaas bay wax ka sheegayaan madexweynaha maalin walba sida ay doonaan bay u sawir gacmeed ugu sameeyaan, intuu aad u qoslay buu yidhi xitaa Ilkihiisay intaa wax ka shegayaan, marka Somaliland waxa leedahay saxafad madexbanaan taas oo inta dhimana aanu filayno in laga qaado xayiraada.

 

Waxaaa la waydiiyey shaqaaaqada ka taagan laascanood iyo sida gobolkaasi aanu Somaliland uga mid ahayn iyo waxa ay tahay aragtida xukumada Somaliland, Gudoomiyuhuu waxaa ku jawaabay in ay Somaliland ka hano qaaday gobolkasta oo ka tirsan Somaliland balse aduunka meelkastaba ay ka jirto muran iyo is qabqabsi waxaanu tusaale u soo qaatay dalka Ingiriska oo isba ay xurgufi in mudo ah soo jirtay ka aloosan tahay sida Waqooyiga Ireland waxaanu muujiyey niyo wanaag in ay iska dhamaan doonto madaamooy Somaliland yihiin.

 

Gudoomiyaha waxaa la waydiiyey madaamu ahaa nin safiir Somaliyeed wakhtiyadii hore imikana gobolka mida wadankii hore Somaliya loo odhan jiray madex ka ah side u dareemaysaa arintaas, Waxaa uu ku jawaabay in wakhtigaasna uu dadkiisa uun u shaqaynayey imikana inta uu nool yahay uu adeegayo dadkiisa, sidoo kale uu ku dardaarayo kooxaha kale ee Somaliya in ay dadkooda wax u qabtaan waxaanu tusaale u soo qaatay Cabdilahi Shiikh oo uu wakhtigii uu Mosco joogay Gudoomiyuhuu uu isaga ka badalay jagadii uu ka yahay safarada Somaliya uu maantaba wasiirka ka yahay xukumada Cabdilahi yusuf.

 

Mar la waydiiyey ma aqoonsantahay gudoomiyaha barlamaanka Somaliya Sharif Hasan waxaa uu sheeegay in qofku marka uu ku aqoonsado la aqoonsado balse uu u rajaynayo in uu barlamenkiisa ka dhaliyo nabad una shaqeeyo dadkiisa.Sidoo kale waxaa la waydiiiyey madaamo uu Cabdilahi Yusuf markiisa horeba ay Somaliland isku xumaayeen in imika oo madexweyne Somaliyeed uu noqday sida ay tahay rajadiinu. Waxaa uu sheegay hadal micnahad siyaasad iyo macno balaadhan sameeyey, Waxaa uu sheegay Cabdilahi iyo cidii kale ee la doortaba in aanay ka xukamayn waayo Somaliland iyo Somalia waa laba dal wax iskaga xidhana aanay jirin.

 

Waxaa uu si ba¡¯an u diifay Madexweyne Riyaale In aanu shaqisyan wax danbi ah ku lahayn wixii ka dhacay Somali , Mar si dadban loo waydiiyey hadiiba Somaliland dadkii wax soo gaadhsiiyey ay manta madex ka yihin maxaa is badalay, Waxaa uu sheegay in Riyaale uu ka mid ahaa uun shaqaale balse siyaasadu ay ahayd mid ka horeysay, taaso ku dhisnay in dadkan la laayo la dhaco wax yeelo badan loo gaysto.

 

Waxaa la waydiiyey sababta Somaliland loo aqoon san waayey ilaa hada waxaanu ku jaawabay in suaasha ay tahay dunida in la waydiiyo waxa loo aqoon san lahayahay balse Somaliland dhankeeda ay ka soo baxday waajibaadkiii saarna iyo shuruudihii ictiraafkaba oo ay somalilan wax kasta oo dawlad nimo lagu aqoon sado ay keensantay.

 

Waxaa kale oo la waydiiyey bal hadiiba ay Somaliland dhaqaalaha iyo kaalmada la siiyo ay ku qaaadato magaca gobolka waqooyi galbeed oo ka tirsan somaliya waxaa uu sheegay in aanay taasi jirin ee wixii yara ee la siyo lagu siiyo magaca Somaliland oo ay hayaduhuu ula dhaqmaan Somaliland dawlad madexbanaan balse aanu ogayn in ay gadaal ka sheegaaan in ay wax ku siiyaan gobol. Waxaanu ku dhaalilay hayadahaa in aanay wax lug ah ka gaysay Somaliland halka somaliya ay wax badan ku bixiyaan isagoo sheegay in wixii shir ahaa ee ay Somaliland qabsatay aanay taageero dhaqaale midna ka helin aduunka, Waxaanu ka codsaday hayaduhuu in ay u sii libin laaban somaliya wixii ay siin jireen oo aanu ka xumayn waxa la siiyo Somaliya.

 

 

Daoud Gilingil

 

 

Date: 2006-03-13

Readed 153 Times

Share this post


Link to post
Share on other sites

^The irony or all ironies!!!

 

Of course, Qabiil Dawlad ma noqdo and Dawladna Qabiil ma noqoto. Somaliland wax Qabyaalad ku dhisan sida Puntland iyo TFG'da maha. Ee waa Qaran ka horimaray qabyaalad iyo qudhunkeeda.

 

I await for your facts to support your outrageous assertion that Somaliland is a Qabiil based entity. If you don't have any facts, be a man and print that out and then return it to where it came from - in other words - eat it. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Suldaaanka:

^The irony or all ironies!!!

Ee waa Qaran ka horimaray qabyaalad iyo qudhunkeeda.

So, did the visiting international delegates including your British kindred and headed by Mr. Eric Lavosh, present their credentials to Guulwade Riyaale? icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

That is very childish of you sxb. Ma imika ayaad bilowday inaad ku faantid Arabia ayaa 20 shilling igu sadaqo ii siisay iyo wax aan sakaaro ka biirsan?

 

Sxb Col. Yey will not become somebody because of outsiders. He can only become somebody when the likes of Ahmed Dheere support him. And that is very remote. Because warlords will always be warlords. And in fact, the saga that was played out in Jowhar recently, is clear writing on the wall for the likes of you. If you can read it. :D

 

As for Somaliland - this is like a building. We built it from bottom - put in place a strong foundation, erected the walls and installed the framework for holding the corrugated steel sheets. What is left now is nailing the nails home on the steelsheets.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carabta meel baad kaga dhacday. Miyaadan ogeen in calankeenna lagu sameeyee Jedda oo waliba ka sacuudiga lagu dabaqay??? Ma sidaas baa dadka muslimka ah loogu abaalgidaa....

 

Did u say u secessionists used corrugated steel sheet to build your fancy sovereignty? I say that is a whitewash iyo afka ku macaanee. These national materials are too expensive for you. You can not afford and you will never .

 

still you have not anwsered the question? Did your kindred present their credential to Guule Riyaale? icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Originally posted by Suldaaanka:

^The irony or all ironies!!!

 

I await for your facts to support your outrageous assertion that Somaliland is a Qabiil based entity. If you don't have any facts, be a man and print that out and then return it to where it came from - in other words - eat it.
:D

Bro Suldaanka, si daacada adigoo iiga jawaabaayo, ma jiraan dad reer somaliland aa isla wada tihiin oo ka dhashay gobollo kale laakiin aan kugu raacsaneen goosasho? Haddaa Haa tiraahid, Ma qaddarineysaa go'aankooda ah inay soomaalida kale wax wadaag noqdaan oo waddanka intiisa kale la haraan? Xaq ma u leedahay inaa adiga u hadashid? And if they are in agreement with you, can you show an official mouth-piece for them somewhere online or anywhere?

 

Are you all Reer Waqooyi Galbeed Somalis united on this?

 

Lastly, are you aware that if you insist on this secession and the rest of Somalis decide they don't want any war on this issue, Dhulka in taako taako loo cabbiri doono? Oo aa keli laga yaabo inaa noqotaan hadhoow? Cause the Brittish is not the colonial power anymore, his version of somali history is dead, and surely the brittish can't say anything about what goes on in Somalia. Their say about Somalia is as dead as Churchill :D Waa adiga iyo Soomaalida inteeda kale inaa ka wada hadashaan mustaqbalka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr. Xoogsade, why I am not surprised at all. Inaad waxba isla haynin waa iska ogaa. You have only brought forth some old tired and overly defeated argument. You inquired of whether there were people within Somaliland borders that do not necessarily believe in Somaliland. Sxb, with all due respect, tell me a single country on this "Magnificent Earth" (refer to your location) who are in agreement 100% of everything?? I personally do not know if such country ever existed or will ever exist. Somaliland is no different. WIthin Somaliland people have differences of opinions. There are those who believe that Somaliland should have an Islamic government, there are those who believe that Somaliland should be run in the old "Shir Beeleed" system, there are people who think Somaliland should move away and strengthen its democratic system... and of course there are those who think Somaliland should be ditched altogther and do not believe in Somaliland. In a nut shell, that is how diverse the opinions of the Somaliland people are.

 

The most important thing, however, is that the clear majority of the Somaliland people do indeed support Somaliland and its independence. And when I say "Majority" I am not talking about a certain region or clans, but in fact I am talking about the sum of all of those people who believe in Somaliland regardless of region or clan.

 

Without dividing people into clanism, if you put all the people who do not believe in Somaliland from any region and town, they will still be a minority within Somaliland. In all of the cases that were similar to Somaliland, cases like Eritrea, East Timor etc or the current cases like South Sudan, Kosovo, and Western Sahara, there are those minority who believe contrary to what the majority believes in each respective region. But the main thing is that the world knows that a small minority can not highjack the will, the wishes of the majority. The same goes for Somaliland's minority regardless of clan.

 

Lastly, are you aware that if you insist on this secession and the rest of Somalis decide they don't want any war on this issue, Dhulka in taako taako loo cabbiri doono? Oo aa keli laga yaabo inaa noqotaan hadhoow? Cause the Brittish is not the colonial power anymore, his version of somali history is dead, and surely the brittish can't say anything about what goes on in Somalia. Their say about Somalia is as dead as Churchill.

I really did not understand as to what you meant by when you said "Lastly, are you aware that if you insist on this secession and the rest of Somalis decide they don't want any war on this issue, Dhulka in taako taako loo cabbiri doono? Oo aa keli laga yaabo inaa noqotaan hadhoow? Care to expand more?

 

Sxb, all of African countries were at one time or another under foriegn rule. All the borders you see there are of the product of such legacy. Somaliland was the first Somali region to gain its independence from foreign rule. It was recognised at that time by all of the perminent members of the security council along with all former British subjects who currently come under the banner of Commonwealth. Somaliland then became the first african country to try and change the borders by uniting with another country who was under another foriegn rule. That union sadly did not work for many obvious reasons. Hence, Somaliland decision to restore and reinstate its soveriegnty.

 

As for you talking war, I don't think Somaliland in aad ku khuukhin kartid hanjabaad iyo digdig been ah. Sxb, Somaliland dhiig ayaa lagu keenay ee hadiyadd iyo mushraxad laguma keenin. Raggi u dhintay ee naftoodi u hurey, raggii ay dhaleen ayaa maanta u diyaar ah inay ayaguna u dhintaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Suldaaanka:

Raggi u dhintay ee naftoodi u hurey, raggii ay dhaleen ayaa maanta u diyaar ah inay ayaguna u dhintaan.

Suldaakiisa.....What a shameless mendacity is residing in your skull! The social contract under which the SNM was formed and for which these fathers died for its implementation never called for the dismemberment of the Somali Republic. The objective was to drive Siyad Bare’s regime out of the power. Marka, soo tuug daalim ah ma tihid marka ujeedadoodi aad si qaloocan u leexsatay. Are their children free to decide what they want? Waa markhaati ma doonto, you and your elk are anathema to the fathers who have died to re-democratize Somalia and for sure they are cursing you from their graves. redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

^ Atheer Nayruusow, can you live in the present and forget the past? Can you deal with issues on the ground as they are and not as you think they ought to be?

 

Suldaanow, Let me play the role of unwanted facilitator (a.k.a. devil's advocate) here. :D What Xoogsade is alluding to by the "taako taako" statement, is Somaliland will have to answer to Somalia (if or when it can ask questions) how the borders of Somaliland have been decided upon and whether all Somalis within those borders share a common goal that is the unity, sovereignty and independence of Somaliland.

 

What he's further saying is that Somaliland (as it stands now) is on a collision course with the remainder of Somalia if there's any group(s) within Somaliland who decide, for one reason or the other, to rejoin Somalia when it is rid of warlords and graduates into the third world status.

 

Xoogsade, correct me if I'm wrong.

 

On a side note, why doesn't Somaliland (who seems to have understood the whole democratic process) provide consulting and guidance to the TFG? Does Somaliland have an honorary delegation at the TFG coming out party in Baydhaba?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

^kix kix kax looooooooooool. Adduunyo :D

 

Nayruus is right on the money. He is dealing with the present by setting the record straight. I'm sure that you heard of the much qouted axiom which states that those who ignore history are condemned to repeat it. In any event it seems to me that the secessionists are the very ones that can't let the colonial era be bygone. They are busy restoring the past. But again who do want to see that fact eh :D

 

The prince of North West negates his main argument, unknowingly perhaps, by invoking majority/minority polemic. As of today the part of Somaliland whose voice he representing is a minority in internationally recognized country called Somalia no? And if his argument is something to go by secessionists are nothing more than bunch of malcontents living in a fantasy Bantustan self-declared state within Somalia proper. So much of majority/minority talk!

 

As to why doesn't Somaliland provide guidance to the TFG :D . Very simple buddy. They don't have anything to offer to fragmented TFG. And in all honest, deep down, they don't even wish to see united and reconciled TFG for that beast is headed by none other than the much hated strong man which they consider as lethal threat to their recognition bid.

 

The Southern conflict is too complicated sxb. The diversity of clans, the foreign and shadowy hands which are busy in empowering one warlord while undermining another, the widely available ammunition and armament in the hands of many thugs beholden to none of the actors in Southern theatre, and the animosity between clans is what makes the reconcilliation issue very difficult. This beast is too strong to tame without the sincere cooperation of the neighboring countries.

 

let's not kid ourselves plz :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

^ Glad I could make you chuckle awoowe. I did say I was playing the devil's advocate, didn't I? It seems as though these secession debates on SOL are getting quite stale and are in dire need of thinking outside the bun, wouldn't you agree old Baashi?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Absolutely awoowe :D Watch how Tolstoy, Oodweyne, and other usual suspect go bananas when they see me do what I do the best: bust their half-cooked arguments :D

 

I love it sxb.

 

Now awoowe why don't you burden yourself for the role of moderating the two sides of the equation and by all means go outside of the black box.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

^ See my answer to that below.

 

The Southern conflict is too complicated sxb. The diversity of clans, the foreign and shadowy hands which are busy in empowering one warlord while undermining another, the widely available ammunition and armament in the hands of many thugs beholden to none of the actors in Southern theatre, and the animosity between clans is what makes the reconcilliation issue very difficult. This beast is too strong to tame without the sincere cooperation of the neighboring countries.

None of the "foreign" interference nonsense impresses me when we practice the Idiotology of clannism. You can blame the West, Ethiopia and even Madagascar all you want. When Somalis abandon this practice is it even worth for me to discuss or entertain any ideas about Somalia or Somaliland for that matter. Until then, I'll play the devil's advocated and ridicule both (or all) sides whenever I get the chance.

 

There's but one solution: abandon clannism. Everything else is just hogwash.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Abandon clannism you said. I say, amin to that.

 

Now don't get ahead of yourself. What you are stating has been stated countless times on this SOL screen. To my knowledge none of the partcipants in this rotten corner of SOL have ever absolved tribalism from the role it played in prolonging the misery of Somalis as well as its far-reaching monumental hand in the present anarchy.

 

The tribalism is the source of Somalia political mess and subsequent anarchy we are reapping its fruits is testament of that. Awoowe that much is agreed.

 

Having said there is another dimension to Somalia's problems and that's the foreign hand that is all over the political lanscape of the country. This is a fact. It has its impact and one of its consequence is arming the warlords and thus prolonging their staying power not to mention the funding and political platform it gives them by elevating their status to regional level.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this