Sign in to follow this  
Cowke

Puntland And So-mafi-land Fighting In Sanaag

Recommended Posts

Adeer taliyaha wuxuu ka hadlaaya waa idaacada SBC oo saaka soomaaliya breaking news uga dhigtey in Xingalool ay Soomaaliland timid. Waana qeybta raadiya, markii dambe ayay isa saxeen taliyaha uu ka hadley idaacadaha Boosaaso una xaqiijiyey. Taas ayay dadka ku qalqaliyeen, idinkaba maynan fahmin warka guntiisa.

 

Soomaali oo dhanbaa qabiil ku dhisan... meelwalba. Website walbana magac qabiil ayuu ku hadlaa, sida Allpuntland ay magac qabiil uga hadasho... AllPuntland waxay kaloo qalad ku leedahay mar walba ay wax ka qoreyso sanaag, Ama koonfurta---Fiqi fuliye, Damala xagare, Carmale, Ceelbuh--------Ama woqooyiga Sanaag markey wax ka qorayaan---Geelweyto, laasqoray, haramle, Moon, durduri---- Allpuntland waxay u taqaanaa Bariga Sanaag. Waa waxa ay ka barteen maamulka S/land oo siyaasad ahaan loolan ugu jira gobolka Sanaag.

Share this post


Link to post
Share on other sites

saxaafada
“SSDF”
waa siduu hadalka u dhigayee

Koore, awoowe anigu waxaan qabaa Taliye Dabaq sidaa uma hadline wariye Maxamed Xasan ayay u dhowdahay inuu hadalka yara xarakeeyay. Army commanders are normally much more disciplined than the average farax.

 

But I do get your point about websites/clan issue in general. There should be no argument on that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr somalia anigu somaliland waan uu soo halgamay dagaal baan uu gallay 11 sannadood , midheheedi na maantaan cunnaya marka ha ila yaabin brainwashkan iyo waxan aad sheegeysiid garan wayey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaajixunduf: Ma waxaa tahay ninkii yiri "Somaliland kaadideydii baan usoo cabay", markaasaa wariyihii ayaa weydiiyey, "oo yaa kaadidaadii ku cabsiiyey?

 

Markaasuu yiri waxaa i cabsiiyey.........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Koora wa siyasi markey oraneyan "bariga sanaag" waxaa la diidan yahay marku makhiri websites ka hadlo bari siiba meesha ay makhiri degan tahay waxay yirahdan "bari-galbeed ama western bari"

 

So it's tit for tat political issue.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cowke ku garaney Western bari waan isla garaney inuu Maakhiri Dego...

 

Laakiin Maakhirigu wuxuu leeyahay boqolkiiba 89 gobolka Sanaag.... Wuxuu degaa Bariga Sanaag, Central Sanaag, Woqooyiga Sanaag, Koonfur Sanaag,iyo Galbeedka Sanaag.

 

Magaca Bariga Sanaag waxaa bixiyey S/land oo u maleeya in caalamku uu jaahil ka yahay Soomaaliya iyo sida loo kala dego beel ahaan. Waxay dadka ugu sheekeeyaan Sool iyo Sanaag ayaan ugu badanahay.. halka ay degaan Sool 5% Sanaagna in le'eg.

 

Cowke iyo Allpuntland

 

You either with us, or with the terrorist! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Koora-Tuunshe:

 

AllPuntland waxay kaloo qalad ku leedahay mar walba ay wax ka qoreyso sanaag, Ama koonfurta---Fiqi fuliye, Damala xagare, Carmale, Ceelbuh--------Ama woqooyiga Sanaag markey wax ka qorayaan---Geelweyto, laasqoray, haramle, Moon, durduri---- Allpuntland waxay u taqaanaa Bariga Sanaag. Waa waxa ay ka barteen maamulka S/land oo siyaasad ahaan loolan ugu jira gobolka Sanaag.

Koora-Tuunshe, arintaan aad tiri waa khalad oo ah dhulalka Maakhir ee Puntland ina lagu magacaabo Bariga Sanaag, anigu waxay ilatahay inay run tahay. In kasto adigu si kale aad u aragtid.

 

Gobolka Sanaag miyuusan ka dhexeyn shacabyada reer Shankaroon iyo reer Maakhir? Degaan ahaan markii loo fiirsho, reer Maakhir waxay u badanyihiin dhanka bariga Sanaag; reerka Soomaalidiidka ahna waxay degaan galbeedka Sanaag? Miyeenu taas run ahayn? Hadii aan khaladanahaynah, walaalo iga jaahil bixi!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunduf.... In this case, don’t play the victim! Marna I dheh waa la I laayey oo la I fara xumeeyey… Marna dheh anaa wax laayey oo dhiigooda cabey… Caalamka waa inaad hal wax u sheegtaa! Hal af ku hadal, You colonial lover!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr. Somalia... Su'aashaadu ma xuma, laakiin meeshani horta ma aha meel riyaha lagu liso oo detail badan kusiin maayo :D

 

Gobol sanaag waa shan cirif.... Afar iyo barbay reerkeygu degaan. Marka hal dhinac in aad igu tilmaamto waa kuu aqoon daro.

 

Gobolku waa 6 degmo, hal ayay shankaroon degtaa, 5 kalena anaa dego. Do the math, and let me know your thinking.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Mr Somalia, I don't dispute that makhiris are the majority in sanaag, infact from the statistics i read an 85% majority, while the 15% are divided between sool natives and somaliland natives.

 

That is something that only a naive person would entertain to discuss, but i am not going into there. All i said in response to koora is that is "politics" my friend. Makhiri websites do the same thing to bari, they should expect the same tactics employed on them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Koora-Tuunshe:

Xaaji Xunduf.... In this case, don’t play the victim! Marna I dheh waa la I laayey oo la I fara xumeeyey… Marna dheh anaa wax laayey oo dhiigooda cabey… Caalamka waa inaad hal wax u sheegtaa! Hal af ku hadal, You colonial lover!

Anigu waligay ma odhan ina la ii dilay aniga dawladii somaliya liqay oo jabhad uu sameystey

wanan ka adkaday somali na ila maanta lama hayo :D

Somaliland ban ku dul sameyee ciid ka hadli karta ma jirto :D

Somali na siidan kaga tagay bay ku balanbalaysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

Ooops, I guess I unknowingly got in between a slug-fest between the Maakhrirs and the 'kings'. This is some sort of east Sanaag Vs west Bari beef, right? Gentlemen, do continue...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lol@ Xaaji-xunduf

 

Dhulka soo kala baro. S/land waa lagu qaataa fasalada sidey ii sheegeen niman aan gabar ka qabo. Marka iskuulka aad walaal, soo weydii?

 

Dhanka kale, Anigu waxaan soo uruurin karaa inta jeer aad tiraahdeen waanala laayey oo nala kufsadey caalamka sympathy kaga raadiseen.

 

Saxaafada Deyniile ayaa hada ka hor waxaan ka aqriyey iney soo qoreen in ay USC ay idin xoreysay. Ilaa iyo ay USC la dirirtey beelaha D block aysan xornimo helin.

 

Yaa xaaji xunduf... arintaasi maxaa ka jira?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this