Sign in to follow this  
BN

Somali Presidential Vote: First Round Results

Recommended Posts

BN   

Wareegii koowaad wuxuu ku dhamaaday sidan:

 

C/lahi Yusuf = 80

 

Mohamed Qanyare = 33

 

C/llahi Cadow = 34

 

C/raxman Barre = 17

 

Caabdiqasim = 15

 

Inj Caddow = 14

 

 

capt.nai10210101232.kenya_somalia_new_go

Somali presidential candidates from left to right, Abdikasim Salat Hassan, Abdirahman Jama Bure and Abdulahi Ahmed Adow take an oath on the Koran to abide by the election results, Sunday, Oct 10, 2004

 

 

capt.nai10110101231.kenya_somalia_new_go

A Somali woman casts her ballot, Sunday, Oct 10, 2004 during the election for a new transitional Somali president in Nairobi, Kenya.

 

capt.nai10310101241.kenya_somalia_new_go

Somali presidential candidate Abdulahi Yusuf Ahmed, left, stands next to an unidentified election official, just after he had taken an oath on the Quran to abide by the election results, Sunday, Oct. 10, 2004

 

capt.nai10410101234.kenya_somalia_new_go

A Somali man and woman cast their ballots, Sunday, Oct. 10, 2004 during the election for a new transitional Somali president in Nairobi, Kenya.

 

capt.sge.qvx24.101004131455.photo00.defa

A group of Somali men listen to the news trough their radios on the streets of the Somali capital Mogadishu.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

SBC...REAKING NEWS

 

Nairobi - 10.October.2004 Waxaa goor dhaweyd la soo gaba gabeeyay tirinta Coddadka doorashada Madaxweynaha Dawlada Federaalka ee Soomaaliya, Wareegan oo ahaa mid aad u xiiso badan ayaa waxaa codadka loo kala urursadey sidatan.

 

1. C/laahi Yusuf Axmed 80 Cod

2. C/laahi Axmed Caddow 33 Cod

3. Maxamed Qanyare Afrax 31

4. C/raxmaan Jaamac Barre 19

5. C/qaasim Salaad Xassan 15 cod

6. Eng Caddow 14 cod

 

Lixdan mudane ayaa ah kuwa ugu sareeya isla markaasna la filaayo in ay noqdaan kuwa isugu soo baxa wareega labaad.... wixii faah faahin ah nala soco.

 

Ismail Xaaji

Bosaso

Share this post


Link to post
Share on other sites

Midnimo Information Center

mic 10- 10 - 2004 - Barnaamijka Doorashada Madaxweynaha

 

Wareegii koowaad ee Doorashada ayaa

la soo gabegabeeyay

 

Waxaa goor dhaw la soo af jaray codeynta Wareega Koowaad ee tartankii doorashada madaxweynaha soomaaliya ee maanta duhurkii ka bilaabatay Garoonka Ciyaaraha Kasaraani ee Caasimada dalka Kenya, iyadoo Musharax kasta laga codsaday inuu keensado cida Wakiil uga noqonayso cod tirinta, kadib waxaa meesha soo fadhiistay 26 Musharax kooxdii ka Wakiilka ugu noqon lahayd, kadib waxaa la bilaabay tirinta codadkii Xildhibaanada Baarlamaanka.

 

Wakiilada Beesha Caalamka ayaa indhaha ku wada eegayay qaabka doorashada u dhacaysay iyo sida Xildhibaanada u codeeyan, iyadoo meesha laga saaraya wax musmaasuq oo meesha ka dhacayo.

 

Waxaa muuqata in wareega koowaad wax badan ay is bedeleen iyadoo sidii la filayay aan wax u dhacin, waayo tida uu helay C/qaasim ayaa ah mid dadka ka yaabisay waxayna sheegeen in C/qaasim laga filayay inuu helo codad intaa ka badan,hadaba 26 Musharax waxay Codadka u kala heleen sida tan.

 

1- C/llaahi Yuusuf Axmed. 80 cod.

 

2- C/laahi Axmed Cadow. 35 cod,

 

3- Maxamed Qanyare. 33 cod.

 

4- C/raxmaan Jaamac Barre. 18 cod.

 

5- C/qaasim Salaad Xasan 16 Cod.

 

6- Enj Maxamed Xuseen Cadow 14 cod.

 

Kooxdan ayaa u soo baxaday Wareega Labaad iyadoo Muuse Suusi iyo Maxamed ku hareen wareega Koowaad, waxayna kala heleen sidan.

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Midnimo Information Center

Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com

 

www.midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

I must say I am abit surprised with the first round results. I did not think there would be such a large gap between Abdullahi Yusuf and Adullahi Addow.

 

But there are now 79 odd parliamentarians who must reconsider their options and decide who of these top six to vote for. Any thoughts?

 

What I wouldn't give to see Otali's reaction.... :D

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

6 candidates go to 2nd round of Somali presidential elections

 

NAIROBI, Oct. 10 (Xinhuanet) -- Six of the 26 candidates will vie for the second round of Somalia's presidential elections in Kenya's capital Nairobi on Sunday, after a first ballot failed to give any candidate the two-thirds majority required for outright victory, a Xinhua correspondent at the voting site said.

 

Unofficial results show that Abdullahi Yusuf Ahmed, 71, leader of the autonomous Somali region of Puntland, gained 80 votes in the first round of the elections, leaving the other 25 contestants far behind.

 

Somali lawmakers started voting for president of the Horn of Africa country on Sunday. The new president is expected to appointa prime minister to form a government, mandated to lead Somalia through a five-year transitional period.

 

A total of 28 contestants including a woman were competing for the presidency in what is widely seen as the culmination of a tortuous two-year peace process in Kenya, mediated by the regionalInter-Governmental Authority on Development (IGAD).

 

However, two presidential aspirants withdrew from the contest at the last minute, leaving 26 candidates to take an oath binding them to abide by whatever results from the voting.

 

According to election organizers, in the likely event of no candidate obtaining more than two-thirds of the ballot, the top six runners will go to a second round. If none of them gains a two-thirds majority, the two leading candidates will face off in a third round, on a simple majority basis.

 

Since the breakdown of the Somali central government in 1991, conflict and famine have killed hundreds of thousands of people, plunging the country into anarchy.

 

Under the auspices of IGAD, which groups Djibouti, Ethiopia, Eritrea, Kenya, Sudan, Uganda and Somalia, Somali National Reconciliation Conference began in October 2002 in Kenya.

 

The presidential elections come after the election of the speaker of the transitional federal parliament of Somalia on Sept.15 and his two deputies on Sept. 22 and the inauguration of the transitional parliament on Aug. 29.

 

End item

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cabdiqaasim Salaad xassan oo ka baxay tartankii madaxweynimadda Soomaaliya ...

 

 

Cabdiqaasim Salaad Xassan oo ka mid noqday lixda musharax ee isugu soo hadhay wareega labaad ayaa ku dhawaaqay inuu ka hadhay tartankii madaxnimadda

Share this post


Link to post
Share on other sites

Midnimo Information Center

mic 10- 10 - 2004 - Barnaamijka Doorashada Madaxweynaha

 

C/QAASIM SALAAD IYO C/RAXMAAM JAAMAC BARRE OO KA TANAASULEEN

 

Madaxweynaha TNG da ayaa ka baxay wareegii Labaad ee doorashada wuxuuna ku dhawaaqay inuu is casilay, wuxuuna ku dhawaaqay inuu la shaqeyn doona cid kasta oo ku soo baxada doorashada.

 

C/qaasim ayaa hadal dheer ka jeediyay Baarlamaanka wuxuuna sheegay in Ninkii la doorta uu xilka ku wareejin doona, wuxuuna caddeeyay inuu la shaqeyn doona madaxweynaha cusub.

 

C/qaasim ayaa waxaa uu ka mid ahaa dadka loo saadalinayay in uu ku soo baxaya Jagada madaxweynaha soomaaliya, wuxuuna wareega koowaad helay cod aad u hooseeya.

 

Sidoo kale waxaa isna Baarlamaanka hortiisa ka cadeeyay inuu ka tanaasulay loolankii jagada madaxweynaha soomaaliya C/raxmaan jaamac Barre, wuxuuna balan qaaday inuu la shaqeyn doona cid kasta oo ku soo baxda.

 

Waxaa kaloo ka tanasulay Enj. Caddow oona sheegay in uula shqeyn doono cadii ku guuleysatay jagada madaxweynanaimada.

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Midnimo Information Center

Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Seems like the H*wiye are reassessing their tactics. Too many candidates means very small distribution of votes. I think Abdilaahi Yusuf's impressive result in the first round will haunt him in the upcoming second and third rounds. Because now he is the man to beat.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cabdiqasim, C/maan Jaamac Barre iyo Injineer Caddow oo Ka tanaasulay u Tartanka Wareega Labaad, Cabdullaahi Yusuf, Cabdullaahi Cadow iyo Maxamed Qanyare oo u tartamaya Wareega 1 aad

- Sunday, October 10, 2004 at 16:41

 

Xusuusin: Noqo Kan ugu Hor Ogaada Natiijada Doorashada , Haka Dheeraan AllPuntland.com

 

Nairobi (AllPuntland)- Waxaa iyagu ka tanaasulay inay u tartamaan wareega labaad 3-dii musharax ee ugu cod yaraa lixda musharax ee isugu soo haray wareega labaad, kuwaas oo sheegay inay sidaas u yeeleen inay u fududeeyaan wakhtiga doorashada Cabdiqasim Salaad Xasan, C/maan Jaamac Barre iyo Injineer Maxamed Xuseen Caddow ayaa iyagu ka tanaasulay wareega labaad inay u tartamaan.

 

Waxaa haddadaan bilaabmatay u codaynta saddexda musharax ee kala ah Cabdullaahi Yusuf Axmed, Cabdullaahi Axmed Cadow iyo Maxamed Qanyre Afrax oo siday u kala horeeyaan ugu kala horeeyay wareegii koowaad.

 

Ha ka dheeraan halkaan oo la soco AllPuntland.com oo toos kuugu soo gudbinaysa natiijada haddba halka ay marayso doorashadu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

*********NEWS FLASH************

 

 

Musharaxiin ka hartey tartankii

 

 

Cabdiraxman Yabarow

BBCSOmali.Com

 

 

 

 

 

Xarunta Kasarani ee ku taal Nairobi ee doorashadu ka socoto

Warar lagu kalsoonyahey oo hadda naga soo gaarey xarunta doorashada Madexweyninimada Soomaaliya ay ka socoto ee KSARANI ayaa sheegaya in ay saddex musharax oo kala ah Cabdiqaasim Salaad Xasan, Cabdiraxman Jaamac Barre iyo Maxamed Xuseen Cadow ay ka baxeen tartankii oo aysan u gudbin wareegga labaad ee doorashada.

Cabdiqaasim Salaad Xasan waxa bishii August ee sanadkii 2000 Madexweyne loogu soo doortey Dowladdii Ku-Meel Gaarka aheyd ee lagu soo dhisey dalka Jabuuti.

 

Waxa hadda bilaabmey wareegii labaad ee doorashada oo ay iskugu soo hareen saddexda musharax ee kala ah Cabdullahi Yusuf Axmed, Cabdullahi Axmed Cadow iyo Maxamed Qanyare Afrax.

 

Waxa dad badani ay aad u sugayaan halka ay ku biiri doonaan xubnihii wareeggii koobaad u codeeyey musharxiinta hadda ka baxey tartanka.

 

Doorashadii lagu dooranayey ciddii Madexweynaha u noqon laheyd Soomaaliya ayaa duhurnimadii maanta ka bilaabmatey Nairobi.

 

Bartii ay fadhiyeen wakiilada musharaxiinta waxa hadda ku soo harey saddex wakiil oo kaliya, kuwaas o ilaalinaya coodadka saddexda musharax ee isku soo harey.

 

Habka codbixinta loo ilaalinayo

 

Guddoomiyaha Baarlamanka ayaa gacanta intuu galsho sanduuqa ay ka buuxaan codadkii la dhiibtey mid mid u soo saaraya warqadaha lagu codeeyey. Markii uu saasaro warqad kasta kor ayuu u qaadayaa Guddoomiyaha Baarlamanku isagoo ku dhawaaqaya qofka warqaddaas loogu codeeyey, ka dibna waxa warqaddaas loo gudbinayaa qofka wakiilka ka ah musharaxaas oo fadhiyey barta wakiilada loo qoondeeyey.

 

Markii uu Guddoomiyaha Baarlamanku ku dhawaaqey labadii cod ee u horeysey ayeey xubnaha Baarlamanku sacbiyeen, markaas ka dib ayaa Guddoomiyaha Baaralamanka iyo Xubnaha Baarlanaka ee doorashada maamulaya ay xubnaha baarlamanka ka codsadeen in mar dambe aan la sacbinin oo xasiloonida la dhowro, sidaas ayeey tirintii codbixinta loo agaasimey.

 

Intii aan la bilaabin coddhiibashada ayaa waxa halkas ka hadley Guddoomiyaha Baarlamanka cusub ee Federaaliga ee Soomaaliy, Shariif Xasan Shiik Aden oo xubnaha Baaralamanka halkaas ku goobaabiyey.

 

Waxa dhanmmaan musharaixiinta laga saxiixey warqado ay ku ballanqaadayaan iney u hogaansamayaan natiijooyinka ka soo baxa doorashadan, islamarkaana la shaqeen doonaan ooy gacan siin doonaan mushjaraxa ku guuleysta doorashadan

 

Intii aysan doorashadu bilaabmin ayaa waxa tartankii ka baxey oo ka tanaasuley labada musharax ee kala ah Jaamac Cali Jaamac iyo Maxamed Xasan Nuur (shaati Guduud).

 

Waxa xubnaha Baarlamanka iyo musharaxiinta Madexweyninimadu ay bilaabeen sii tagista xarunta doorashadu ka socotey ee KASARANI oo ah dhisme weyn oo lagu qabto ciyaaraha oo ku yaal meel ku aaddan Woqooyi Bari Nairobi, saaka saacadu markii ay aheyd 09:00 aroornimo saacadda Nairobi.

 

Waxa dadkii halkaas galayey loo kala yeelo aklbaabo kala duwan oo ay ku dhagn yihiin calaamadu tusmeenaya halka ay musharaxiinta ama marti shartafta sare iyo xubnaha baarlamanku ka soo galayaan iyo albaabka ay wariyayaasha ka soo galayaan.

 

BBC-da waxa KASARANI u jooga maanta, dhowr wariye oo uu ka mid yahey Madaxa Laanta Af Soomaaliga Yusuf Garaad Cumar. Waxa kale oo halkaas ka soo warinaya Cabdullahi Xaaji, Siciid Cali Musa, Cabdiraxmana Koronto, Xasan Barise iyo Cabdirasaaq Xaaji Catoosh

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

Where the hell did mahamed Qanyare come from? :confused: !!!!!!

 

But as has been predicted after the end of the hopes of so many odd dreamers in H*wiye camp lets see what the next round has got for us.

 

By the way this STN is really nice, people are down to their last cartons?!!? of camel cigarretes, there already has been a fist fight, and as run off back in to the living room there are some women adding their shrill voices to the cancaphony.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Abdulahi Yusuf is truly, Mobb said, the comback kid :D

 

I don't know about Abdiqasim, but Cabdiraxman Jamac Barre got out for a good reason.

 

I'm starting to think Abdulahi Yusuf's money is actually paying off ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Originally posted by Suldaanka:

I think Abdilaahi Yusuf's impressive result in the first round will haunt him in the upcoming second and third rounds. Because now he is the man to beat.

That may very well be the case.

Where the hell did mahamed Qanyare come from?

It's very hard to believe Afrax and Barre were in the final six. And I thought Abdiqasin would have made a better show of it.

 

mdf724195.jpg

The only woman among Somali presidential candidates, Asha Ahmed Abdalla casts her ballot.

 

r3305006001.jpg

Somali presidential candidate Abdulahi Yusuf Ahmed touches his forehead as Somali lawmakers began voting for a president.

 

r3807569877.jpg

Somali presidential candidates Ahmed Abdi Xaashi (L), Abdul Kadir Suufi © and Abdulahi Yusuf Ahmed ® take an oath on the holy Koran.

 

r3668291119.jpg

Somali presidential candidate Abdikasim Salat Hassan blocks the microphone as he talks with an official during the election.

 

r3728644742.jpg

Somali presidential candidate Abdikasim Salat Hassan arranges his hat during the election

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this