Sign in to follow this  
unknown1

kismaayo fighting' takbeeeer

Recommended Posts

unknown1   

********ta Barre Hiiraale oo ku jabay dagaalkii maanta ay la galeen Mujaahidiinta Al-shabaab

 

Arbaco 19 Shacbaan 1429 =20/08/2008

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

10 ka tirsan Maleeshiyada Barre hiiraale ayaa ku bakhtiyay dagaalkii ay maanta kusoo qaadeen Mujaahidiinta halka 26 kalena dhaawacyo ay soo gaareen.

 

Dagaalkan oo uu soo agaasimay Mujrim Barre hiiraale oo ah xildhibaan ka tirsan dowladda ridada, rabitaankiisuna uu ahaa sidii uu uga hor tagi lahaa shareecada Islaamka ee magaalada ka hirgashay ayaa maanta ku khasaaraay ula jeedkiisii ahaa inuu magaalada ka saaro Mujaahidiinta, waxaanu la kulmay jab aan yarayn.

 

Mujaahidiintu haatan waxay gacanta ku hayaan inta badan magaalada iyagoo la wareegay xarumo markii hore ay joogeen Maleeshiyada duulimaad soo qaaday, waxana hadda ay ku harsanyihiin maleeshiyadii soo duushay xaafad kaliya oo ka tirsan magaalada Kismaayo.

 

Khasaarihii gaaray ********ta waxaa ka mid ahaa in lagala wareegay 2 ka tirsan Baabuurtii ay kusoo dagaal tageen, dhimashadooduna waxay gaartay 10 halka dhaawacana lagu sheegay 26.

 

Shacabka magaalada ku dhaqan ayaa horeMagaalada ugu soo dhaweeyay Mujaahidiinta Al-shabaab iyagoo ka codsaday inay wax kala qabtaan dhinaca amaanka magaalada oo xumaaday, arintaas oo wax wayn ay ka badaleen Mujaahidintu, si wayna ay ugu diirsadeen shacabku.

 

Hadaba Mujaahidiinta Al-shabaab waxaa ka go'an in ay ka hor qaadaan ummadda nin kasta oo kibirsan oo shareecada Islaamka diida kana horyimaada, shaarkuu doono ha xirnaado.

 

{ وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِ 1610;نَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِين 1614; لا يَعْلَمُونَ}

 

اللهم منزل الكتاب سريع الحساب هازم الأحزاب

 

اهزم الإثيوبيين الصليبيين وإخوانهم المرتدين ومن كان في صفــــــــــــ 1600;ـــــــــــــ 00;ــــــــــــــ ;ـــهم

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allahu Akbar.

 

Good News, this had to be done, we had to deal with the ********s either today or tomorrow, lets make no mistake about that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ilax   

Mr Unknown, are you war zone reporter?. Every time reporting war, please we don't have ear to listen Somalis killing with one another, period.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this