Sign in to follow this  
MoonLight1

MPs from Hiiraan promise a 100 years war.

Recommended Posts

Wasiiro ka soo jeeda Hiiraan oo dilkii lagu qaarijiyay Wasiirkii Amniga ku tilmaamay mid lagu baabi'inayo qabiil gaar ah

 

Wasiiro ka tirsan Xukuumada Sharma.arke iyo Mudanayaal Baarlamaanka Soomalaiya kuwaasi oo ka soo jeeda Beesha Hiiraan ayaa waxaa ay cambaareeyeen Qaraxii Lagu dilay Wasiirka Amniga iyo saraakiil kale oo katirsan dowlada Shariif .

 

Wasiirka Bini’aadanimada Xukuumada Somaliya Max’uud Cabdi (Garweyne) oo u lahadlay Xildhibaanada iyo wasiirada ka soo jeeda beesha Hiiraan ayaa waxaa uu sheegay in kulankooda uu kus aabsanyahy Canbaareenta dilkii Cumar Xaashe iyo Laqanyo .

 

"Arintaasi waa arin lagu baabi'inayo Qabiil gaar ah ama qoomiyad dagto gobalk aHiiraan ,arintaasi waxaan leenahay anakoo ah Masuuliyiinta Dowlada waa arin aan laga daba hari doonaan ha nuku qaadata 100 sano " waa yiri Garweene

 

Dhanka kale Waxaa uu shegay in ay tacsi u dirayaan dhamaan dadkii ay ka geeriyooden dadkii ku nafwaayay qaraxii ka dhacay hoteelka Madiina ee magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

 

Kulanka Saraakiishaasi ayaa yimid kadib maalintii Shaly markii gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay goob ay joogeen Wasiirka Amniga Dolwada soomalaiya Cumar Xaashe iyo saraakiil kale .

 

[ June 19, 2009, 01:11 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

If anything what this show is the make of the so-called TFG. The ministers are tribal heads who want are inept on revenge.

 

What kind of a government is that when its ministers are more concerned with revenging the deaths of people of their own tribes, while the country burns?

 

This is the fabric of why this government will succumb to failure; it does not care about somalis. It is made of gun-welding thugs.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

I see that LSK did a good job. But sxb changing the beesha xxx with beesha hiiraan is still damageful.

 

Moonlight, please abide by the rules and regulations of this site.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Goodir:

^God forbid but you think this small minority would last a hundred-year-of-war?

Ever heard of "Jidka ama Jeelle" ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Thank god it is the MP's, ooh pardon me, I mean the bloated 550 so called MP's from Hiiraan that made this silly remark and not the elders of the region...

 

Moonlight, no one really cares or listens to any members of this TFG, it has crambled and failed... Waa iska sheeko xaar wal-waal

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Emperor:

 

Moonlight, no one really cares or listens to any members of this TFG, it has crambled and failed... Waa iska sheeko xaar wal-waal

Of course that same TFG with your uncle at the helm was a success

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^When Yusuf was in Mogadishu, Aweeys used to make threats from Eritrea, Inda'ade lived a cave and Mansoor was in the wilderness... but then again we are not talking about the spy are we... go dream about Spy Riyaale

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this