Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

Dhaqan badalmay, Dad horumaray

Recommended Posts

Salaamu Alleeykum.

 

Doodad badan ayaa mar walba ka dhax dhaca among somali communities oo aah furitaanka iyo is fahan laa,aanta maxaa badiyay?

 

Macquul dunida maaha sidi eey shalay eheed mana dhihi kartid sidi eey shalaay eheed ayaan rabaa.

 

Dhaqanki wuu is badalay, shacabki somaliyeed media badan ayey la kulmeen taaso bartay waxyaalo badan ee badala dhaqanki hore. ma dhihi karno kii hore ayaa saxsan ama kan aan aragnay aaya saxsan hadii eynaan diinta qilaafeenin.

 

Guurka maanta waa in ninka iyo naagtuba eey shaqeeyaan, hoosha guriga wada qeebsadaan in kastoo naagtu u badantahay, caruurta waqti siman eey wada siiyaan, kaasoo si-hadii loo fiiriyo xooga macaan kana fiican dhaqanki guurka hore ee caburnaa.

 

Fikradu waxey tahay is fahan-la,aanta maloo eedeen karo raga ama hablaha , Guurki wuxu noqday Dan(eeynu wada qeebsano wax walbo ee ku saabsaan farxada guriga, danaha guriga, for me is good idea) midkaasoo qilaafaya dhaqanka somaaliyeed( e.g Raga ma jecla in uu guriga waqti badan ku dhumaya iyo familka).

 

Gaba gabadu waxey tahay hadii guurki aan u qaadano DAN(Guur waa u baahantahay guur waan u bahanahay, mawada qeebsana karna wax walba ee sameenaya in guriga waaro: financial, shaqo guri, iyo wax walbo ee maanta looga bahanyahay nolasha guirga) waxan u maleenaya in uu waarayo.

 

my idea feel free to comment on it.

 

Yaabka-Yaabkiis

Share this post


Link to post
Share on other sites

Iska guurso mafiicna. Waa inaad iswaydisaa maxaad gursanaysaa yaanad gursanaysaa. Hadaad guur dan kale u aragto. Dhibkeeda leedahe. Midaada un baa kuucad oo qaofkaa rabtid ma dhageysaneesid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Originally posted by Jacaylbaro:

guurku dan maaha ee waa guur ,,, waa noloshaada oo aad la qaybsanayso qofkii aad is lahayd wuu ku haboon yahay ,,,,,,

Maxaad ka wadaa 'guurku waa guur'

 

Oo maxaad qof kale noloshaada ula qaybsan hadaaney dani ama faaido kuugu jirin?

 

Jacayl iyo diinteena oo inaku sababta in aan guri iyo reer yeelano ka sakow. Hadii aanu guurko wax u tarayn hormarka, aragtida iyo niyad dhiska labada qof iyo caruurtooda waxaad ku noolaan nolol iska madhan.

 

Dhaqankeenu had iyo jeer dhismaha iyo ka danbeysiga raga ayuu ku saleysanyahay. Taas oo keentay inay raguna raxeestaan, dumarkana dhulka lagu xaadho. Taas anigu guur uma arko. Gabadhu, waxay iska tahay jaariyad isbeshal ah :D

 

Waxa haboon, siduu Yaabkiis uu sheegay inay labada qof wadaagaan waxkasta oo u dan ah siday u wadaagaan nolol wanaagsan oo jacayl, ixtiraam iyo midnimo ku taagan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Dee Dantu saas bee ku xuntay. Waxaan arkay rag uheesta gabadhooda just another addition to their achievements just like finishing school or getting your dream job. Dabcan dan meesha way ku jirtaa. Laakin waxaa mudan leysway diiyo qofkaan ma isku dan ma tihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

maaha inaynu guurkeena ka dhigno sida ka reer galbeedka ,,,, waa inaynu ku salaynaa diinteena kana dheeraanaa inta xun ee dhaqankeena ku jirta.

 

Gabadhu maaha jaariyad uu ninku soo kiraystay ,,, ninkuna maaha mid loogu yeedhay inuu iyada la shaqeeyo keliya ,,,, dabcan waa in la is caawiyo ,,,,,,,,, nolosha guurku waxay ku dhisan tahay:

 

Jacayl

Ixtiraam

Kala dambayn

Is qaddarin

Is kaashi

Midnimo

Isku kalsooni

 

 

Intaa hadii meesha laga waayo ,,, kaasi guur maaha ee waa ama Ilaahay ku bad ama kaa dhimaye ka dhaqaaji ,,,,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Che Guavera,

 

Dee, waa runta, dee [ :D ] but who or what is to blame. Fikradahaas waan ku soo barbaarney. Qof doqonimo la dhacay uun baa ka fiirsan lahayn haday qofkuu rabo inuu mustaqbal la yeesho aragtidiisa isla keeni karaan or not iwm.

 

Jacayl Baradow, Horta kaadhka reer galbeedka maxaad ula soo boodaan, ragow? Iyaguba, doodani way u furantahay oo dhaqankooduba is badal ayuu ku jiraa.

 

Anigu, waxaan odhan lahaa intaad marwalba 'reer galbeed baa' lagu dayan aad dooda uga baxsaneysaan, teena aynu ka hadalno. Waxaad tidhi waa in aynu gurka ku salaynaa diinteenan oo waan ku raacsanahay. Sina waxaad u daafacaysaa guurka dhaqanka ku salaysan.

 

Laakin diinteenu iyo dhaqankeenu kala fogaa? Waxa muhiima in aynu kala saarno waxay diinto ina farayso iyo caadooyinka diin la moodo.

 

Sida kale, huuno waad saxsantahay. Intaad tidhina waxay muujineysaa in aanu sheekadu 'guur' kaliya iska ahayn oo ay hawl culus meesha taalo. Dhoore kastaaba 'aqbaltu' wuu odhan karaa, laakiin nin / gabadh adag uun baa intixaanka guurka ku guulaysan kar/ta. Odayaashii hore waxay nasiib ku lahaayeen dumarkii hore maskaxda ayaa looga buuxshay wixii kastoo raga u roon, diin iyo alternatives kale lama barin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan to ya all again,

 

Che and Jaceyl xooga saaxibyaal waxbaa isku qaldan, Afsomaliga meeshi loo wado ayuu aadaa, marka aan leeyahay GUURKU WAA DAN waxaan kala jeeday, wax walba ee in aad gaarto aad rabtid aduunka waa Dantaada(your goals) mar walbana waxaa isku dayeesaa sidi aad u gaari leheed(what ever it takes).

 

Guurka waa mid ka mida danahaaga ugu muhiinsan aduunka ee adan ka maarmin, Haddii aan u micneeno as DAN waxa u maleena waxyaalo badan ayaa saxmaaya, hadii aad ogashahay wax walbo ee dantaada aad ku heleesid in aad sameesid maxa noo diiday wax walbo ee uu guurka ama guriga ku saxmaaya in aan sameeno?

 

dhaqan galo waa midka kaso horjeeda diinteena mana laga hadlayo kaas.

 

Yaabka-Yaabkiis

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kimiko, diinta iyo dhaqanku waa kala laba, aadna way u kala fogyihiin inta badan sidaan horeba u sheegay.

 

maxaad uga xanaaqaysaa reer galbeedka in la soo qaado bal ?? ,,,,,,, malaayiin soomaali ah baa ku nool oo ku dhex milmay berrina wadanka kula soo noqonaya dhaqanadii ay ku soo barbaareen ee reer galbeedka ,,,,,,, miyaanay ahayn in laga hadlo markaa ???

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dadkeeni hore ayagoo wax kale iska dhaafe dumarku weey ka xishoon jireen in odaygu arko iyadoo wax cuneesa.Laakin maal mahan nooc minal casri alaab ladhoho oo kibir ka batay baa soo baxay.Wale imaan la aan hada dadki waxeey geesay heer sare oo bacda inkaaran laisku tuuro.So i say,markii ladhoho qofta iyadaa caziizad ah oo Boss ka reerka ah,dee maan gaab oo dhan would abuse that and kick everything on the way.Taas baa keentay furniinka badan ninyohow.And yes,dumarkii baa maalmahan wax furo.Hadii aad maqashid furniin baa dhacay,lol,the man is just there for a figure of speech laakin furida dumarka ayaa sameeyo maal mahan ninyohow.

 

JB ninyohow on the other side,we have the new wadaado.Waxkasto waa wada aqi iyo uqti,very formal mana umaleesid labo qof oo isqabo in ee yihin.Haba yeeshe,if u tell her that xadiis hebel says u should do that and that,with out being asked a question she will do it.Yep,abu jalaabib lix mitir kuwa ah oo masaajidka kabixin wax dhaama wale maleh maal mahan and they too have their issues and waxkasta will be about this and that and this and that and thus u won't have a room to breathe yaaqay.Wale yaabka yaabkis inuu yaabo xaq buu uleeyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Waxaad u hadleysaa sida odey soo waayo arkay. :D

Waa run oo aduunku wuu isbadalay. Raggii hore dumarkooda wey gumeysan jireen. A woman’s life and livelihood was linked to her husband, therefore she used to put him above everything else, including herself. This is no longer the case for a lot of women, so they are able to give their own needs and wants more consideration. This has enabled them to have more control over their lives. Of course these changes have hit some men hard, particularly those spoiled, controlling types who believe women have been created to serve them and their egos only (cue all the calaacal about 911/bac madow etc etc).

 

I would love to see what our society looks like in 50 years time, actually.

Share this post


Link to post
Share on other sites
-Lily-   

particularly those spoiled, controlling types who believe women have been created to serve them and their egos only (cue all the calaacal about 911/bac madow etc etc).

Preach on sister.

 

 

Capt said

on the other side,we have the new wadaado.Waxkasto waa wada aqi iyo uqti,very formal mana umaleesid labo qof oo isqabo in ee yihin

leave them alone, they are probably freaks in private.

 

The way I see it, qof hada jeceshahay waxkasto aad u qabatid qofkaas waxey ka mid tahey jaceelkas. Hadi laakin duty bas mesha imaato waxa dhan waxey isku badalaayan resentment iyo xanaaq. Marka horaba meesha hadii waxba oolin, furinka wa iska fudud yahay.

 

Kimiya & Che, I tried with the Somali :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Waxaad u hadleysaa sida odey soo waayo arkay.

Waa run oo aduunku wuu isbadalay. Raggii hore dumarkooda wey gumeysan jireen. A woman’s life and livelihood was linked to her husband, therefore she used to put him above everything else, including herself. This is no longer the case for a lot of women, so they are able to give their own needs and wants more consideration. This has enabled them to have more control over their lives. Of course these changes have hit some men hard, particularly those spoiled, controlling types who believe women have been created to serve them and their egos only (cue all the calaacal about 911/bac madow etc etc).

 

I would love to see what our society looks like in 50 years time, actually.

^^Ilaahoow tan oo kale hanagu beegin! Bacdii madoobay baa ii muuqata!kkkkkkkkk

 

Waxaad ku dartaa in dumar badani ay nacasnimo iyo maan gaab awgiis isku filaanshahani u keentay xiniinyo adeegoodu aan loo baahney, maxuma in qofku iska dhiciyo waxii xaq daro ah, laakiin hadana ogoow wadankeena cid cid khasbi jirtay majirin, dumarku xaq bay u lahayeen in ay iska furaan nin kay doonaan inta badan.

 

Xagee lagu arkey dumar isku faanaya ninkaygu waxaas buu i qabtaa sida weel xallid, dhar dhiqid, iwm,Ilaah baa ina lehe waxyaabo laga xishooda jira!

 

Yaabka yaabkiis, saxib maxaad ula jeedaa wax walba oo la isla qabto, hadalka jilci, rabibaa shaqada guuriga ukala sameeyey oo qoloba wax ay ku wacan tahay baa jira?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lily,i won't refuse that.Its a nice approach.Laakinse on the other hand u have kuwo kibray oo bidraamay oo kibir waxeey ka gaareen kuleh ''our needs''.Dee marki lasoo aroosay soo ma eesan ogeen ineey needs leedahay iyada?Yaa udiiday needs ka baas oo ee raga ku wareeriyen?

 

Val,xashac!Today women know their position so what?Waxaan maqli jiray hebel xabad wiifto ah baa kudhacday oo wuu Dhintay laakinse maal mahan sheekada waxeey isku bedeshay hebel xabad singal maadar ah oo wiifeyso buu kudhacay.Marka xaalku hada meeshas buu taagan yahay ee the involved chicks have two options:

 

1.Ineey kibirka iska iloowban oo ee dantooda raacdan ayagoo qoyska dandiisa ka hormarinayo tooda laciifka ah waayo Hooyada waa the back bone of the family ineey iyadana ee reer dhan ku burburiso coz of her needs waa imaan la aan.

 

2.In ee wareerka ee hada kujiraan iyo singal maadarnimada baas iyo Qoyska oo dayacmo iyo iyada oo banaanka kusoo dhacdo in ee doorbido taasna waxaa sii daba socota,su'aasha ah ''is it worth it''.

 

Sidaad u eegtaba,wax dhaamo maleh nooc minal lix mitir inkastoo ayaguna ee too much wareer iyo xadiis ee dadka raaxada ooga Qaadan.

 

A question though,what more would a wife want than respect,honor,patience,perseverance and comradeship from her husband?Don't the men too have needs?What makes me burst my @ss out there and work like never before for the family iyadana while she is at home looking after the kids and teaching them the principles?Or she wants to work right?Fine,i'll look after my kids,let her provide for the family and even so,i won't be as important as her coz she is a mother and a father can never replace her.There is more at stake than mere personal needs and materialistic wants.

Well,we all have our ways and the husband is responsible for the family ee hada ma waxaad nagu heesataan our sacred rights of being responsible over women and the family in general?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this