Sign in to follow this  
General Duke

RRA Vs Inda Cade [ Dahir Aways] for control of Baidoa...

Recommended Posts

Baidoa has been attacked and taken over by warlord Yusuf Inda Cade of Marka Shabbele fame.The RRA faction have moved out of the city with their fighters regrouping some 15-KM under the command of a man named Sheikh Mukhtar.

 

This is a desperate move on the part of Yusuf Inda Cade he has blown his cover and has shown what a puppet Xabsade is.

This will unite the RRA and the population of the region under Shatigaduud and Adan Madobe and brings back memories of the fight against the USC for the liberation of the city in 1999.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamadii ka soo horjeeday Xaabsade oo Caawa soo fadhiisatay meel 15 KM u jirta Baydhabo

 

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in maleeshiyadii ka soo jeeday deegaanka Ufurow soo fadhiisteen meel magaalada Baydhabo u jirta 15 KM sida ay ii sheegayaan dad jooga magaalada Baydhabo oo aan taleefoonka kula xiriiray.

 

Wararka ayaa sheegaya in Maleeshiyada kale taageerta Shaatigaduud iyo kuwa deegaanka Ufurow oo uu hoggaaminayo Sheekh Mukhtaar ay haatan magaalada Baydhabo u jiraan 15 km, taas oo la sheegayo in laga cabsi qabo in dagaal culus mar kale ka qarxo baydhabo.

 

Maleeshiyadan ayaa markii hore waxay magaalada ugu baxeen sida la sheegay xalaad dagaal kadib markii magaalada muqdisho ciidamo ka tageen ay gaareen Baydhabo, sidoo kale ciidamoka tagay marka oo uu hoggaaminayo Sheekh Yuusuf Indha cadde halkaas tageen saaka hore.

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Midnimo Information Center wararka@midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sheekh Yuusuf Indha Cadde iyo Tikniko fara badan

oo ku sugan Magaalada Baydhabo

 

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) iyo Tikno fara badan oo gacan siinayaan Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa waxay ku sugan yihiin Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay.

 

Indha Cadde ayaa sheegay in sababta u tagay baydhabo ay tahay inuu dhexdhaxaadiyo garabyada ku dagaalamayaan Baydhabo, laakiin hadalkaas ayaa loo arkay mid Siyaasadeed.

 

Mr Indha Cadde ayaa waxaa la socda Tikniko fara badan iyo Maleeshiya fara badan oo ka kala tagay Magaalooyinka Marka iyo Muqdisho, iyadoo haatan Indha cadde ku sugan yahay Madaxtooyada Baydhabo, waxaana la sheegaya in Ciidamadii la socday inay Difaac ku galeen meel bannaanka ka ah magaalada Baydhabo.

 

Dadweynaha magaalada Baydhabo ayaa la yaabay ciidamada ka yimid dhanka Muqdisho, iyagoo dib u soo xusuustay markii uu Baydhabo qabsaday Jen Maxamed Faarax Caydiid 1995 tii.

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Midnimo Information Center wararka@midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garabkii ka soo horjeeday Xaabsade oo saaka

isaga baxeen magaalada Baydhabo

 

Dagaalkii Baydhabo ka socday shalay ilaa iyo saaka ayaa istaagay kadib markii kooxdii Xaabsade ka soo horjeeday isaga baxeen magaalada Baydhabo,waxaana la sheegaya in Gurmad ka tagay magaalooyinka Muqdisho iyo Marka ay saaka gaareen magaalada Baydhabo kuwaas oo gacan siinaya kooxda Xaabsade.

 

Wararka ayaa sheegaya in Maleeshiyada ka soo kala jeeda Aw-diinle iyo Ufurow oo Shaatigaduud gacan siinayay magaalada ka baxeen haatana ay ku sugan yihiin meel magaalada Baydhabo u jirta 20 KM oo dhanka Galbeedk ka xigta.

 

Sababta ayaa lagu sheegay inay tahay cabsi ay ka qabaan gurmadka ka yimid dhanka Muqdisho iyo Marka , xaalada magaalada ayaa hadda u muuqata mid aad u kacsan.

 

Xildhibaan Xaabsade ayaa la sheegay in gacan Ciidan ka helay Magaalada Muqdisho iyo Marka, iyadoo ciidamadaas salaadii subax ee saaka ka gudbeen magaalada Buur-hakaba.

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Midnimo Information Center wararka@midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

may indhacade be captured, arrested and executed by hanging. im sick and tired of this little daanyeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sh. Aadan Madoobe†Ma aha mid aan aqbalayo in H/gidir qabsato magaalada Baydhabo,waxaa hubaa in jawaab adag la kulmi doona Indha caddeâ€

 

Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi dalka Kenya ayaa sheegaya in xubno ka socda Labada gole ee Dowladda KMG ah ee ka soo jeeda Gobolada Baay iyo Bakool inay ku sii jeeden magaalada Xudur ee gobolka bakool.

 

Go’aankan ayaa waxaa uu ka soo baxay kulan gaar ah oo galabta Nairobi ku dhex maray Wasiirka Beeraha Shaatigauud, Wasiirka Garsoorka Sheekh Aadan Madoobe iyo xubno kale ayaa la isku racay in wafdi loo diro Bakool si ay u abaabulaan dagaal lagu qaadayo magaalada Baydhabo.

 

“Dagaalka ka dhacay Baydhabo waxaa ka dambeeya Indha cadde'' ayuu yiri Sheekh Aadan Madoobe oo kulankaas kadib la hadlayay wariyaasha,wuxuna ugu baaqay dadka xamar Carruurtooda u soo diray Baydhabo inay Carruutooda kala baxaan haddii kale meydkooda laga soo qaadi doona Baydhabo.

 

Sheekh Aadan Madoobe waxaa uu sheegay inaysan jirin wax dhexdhexaadin ah oo ay la galayaan Xaabsade iyo Indha Cadde, wuxuuna sheegay inay berito ka soo degi doonan Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool.

 

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com

Midnimo Information Center wararka@midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

smith

 

hey whats up sxb, hey i've been away for while taking well earn holiday from work and all so i havent been to these forums for while, but from what i gather lately it seems its all going terribly wrong for Geedi and the president i mean to lose baydabo is terrible blow to the political aspirations of this current TNG2 and it this could be the the final blow to its existance.

 

anyway what do you think since you the eternal optimist do you think C/y and Geedi can survive this huge blow??

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Qudac I hope you had a good holiday. I dont undertsand your quetion, what blow are you on about?

 

The government has made good strides, in the external environment the Arab's. EU, and other stakeholders have shown great support. The relocation plan is going ahead.

 

As for Inda Cade, and his move, it will have a major blow back. The RRA will be united, other outside players will not allow this to be. This will be the final stand for Inda Cade, a rash and silly man.

 

Other wise everything is moving as planned.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by Duke_Valantino:

As for Inda Cade, and his move, it will have a major blow back. The RRA will be united, other outside players will not allow this to be. This will be the final stand for Inda Cade, a rash and silly man.

Warya iska amus oo isku xishow...every calculation u made previously was wrong yet you have the audocity to keep on saying more. Kaley adiga jab uu joog ma lagugu duceyay? Every single time you have been proved wrong by facts in the ground.

Other wise everything is moving as planned.

Was loosing the partial control of Baydhabo part of the plan sxb. Yeey thought that Xabsade was a push over like him you are finding it hard to believe the outcome of the fracas started by the policy of Yeey and Geedi... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdi2005   

There are two sides to every story. The propaganda from the other side is not much different then when Morgan tried to take over Kismayo. As barre Hirale controlled kismayo so douse Xaabsade over Baydhabo. And every one knows who was Morgans biggest supporter(A/Yusuf,Ethiopia). This time their is no big secrecy A/yusuf want to be rid of Xabsade who opposed almost to every thing that comes from A/yusuf and hes plan for Baydhabo. A/Yusuf sends Shatigaduud to pave the way for hes new capital.

 

Xaabsade played big role in the defeat of Morgan. Xoogsade, Yusuf Indacade and Dahir Aways all of them gave military support to Bare Hiiraale. Now xogsade have the support of Barre Hiiraale, Yusuf Idhacade and Dahir Aways while Shatigaduud have the support of the man who send him and Ethiopia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

As ever you can not hide your clanish sentiment.

Inda Cade attacking Baidoa and taking over must seem like a repeat of the "glory" days.

 

However lets not kid ourself's the RRA will prevail for thhis is their land. The people of south will also prevail and reclaim, Marka, Barav and the rest. This is my prediction.

 

The government is needed to deal with criminals like Inda Cade and other's. Thats why Geedi and President Yusuf are the only hope to beat, the drug lords, fake religious wadaads and so on.

 

Everything is moving ahead as planned..lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by Cabdulmalik:

Shatigaduud have the support of the man who send him and Ethiopia.

And where were they when he most needed them..? :D

 

Duke:

The government is needed to deal with criminals like Inda Cade and other's. Thats why Geedi and President Yusuf are the only hope to beat, the drug lords, fake religious wadaads and so on.

Looool..! call them what you want , but the have kicked your buut before, and are doing it now, and make no mistakes they will keep on doing it until they knock sense into your demented thinking... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdi2005   

Originally posted by Duke_Valantino:

As ever you can not hide your clanish sentiment.

Inda Cade attacking Baidoa and taking over must seem like a repeat of the "glory" days.

 

However lets not kid ourself's the RRA will prevail for thhis is their land. The people of south will also prevail and reclaim, Marka, Barav and the rest. This is my prediction.

 

The government is needed to deal with criminals like Inda Cade and other's. Thats why Geedi and President Yusuf are the only hope to beat, the drug lords, fake religious wadaads and so on.

 

Everything is moving ahead as planned..lol

I really doubt you will understand how childish you arguments sounds, time to grow up man. It was Xaabsade who controlled the city and he still douse after Shatigaduds attempt to pave the way for A/yusuf.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ The above brother you dont even know the man's name let alone who controls the city. His name is Xabsade and not Xoogsade.

 

Second growing up means what? that a clan warlord can attack and capture a Somali city and kick out the ministers of government and MP's that are from that city, is that reasoning?

 

Minister Shatigaduud and Minister Shiekh Adan Madobe have more right and say in this city and region and have fought for the people of that city and region than the likes of Yusuf Inda Cade who oppresses Somali people in Marka already.

 

If Xabsade could beat the other two leaders of RRA, would Yusuf Inda Cade be in Baidoa today?

 

The people of Baidoa welcomed President Yusuf and Geedi only a couple of weeks ago.

 

Yusuf Inda Cade was not welcomed today, he came with technicals and took sides with one group of brothers wo are fighting each other.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this