Sign in to follow this  
Jamster

Football Game Between the.......! Morgan Refree

Recommended Posts

Jamster   

A political show down between the two teams of Somali Championship; or General Daud Cup. And guess who would the Referee be Morgan; yes you read it Well the flamboyant warlord Mohamed Hersi Morgan.

 

--------------

 

Jen. Moorgan oo dhex dhexaadin doona kulanka ay isaga hor imanayaan labada garab ee dowladda federaalka.

Nairobi

 

Jen. Max'ed Siciid Xirsi (Moorgan) ayaa dhex dhexaadin doona kulanka derbiga ah ee ciyaarta siyaasadeed ee u dhexaysa labada garab ee dowladda federaalka ee kala taageeraya fekerka ay kala qabaan madaxweynaha dowladda federaalka C/llaahi Yuusuf Axmed iyo gudoomiyaha golaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxaa ciyaartan calan walaha 1-aad noqon doona Max'ed Cumar Xabeeb (M/dheere), calan walaha 2-aadna waxaa noqon doona Aadan Max'ed Nuur (Saran soor) halka garsooraha keydka uu yahay caaqil Maxamuud Cali Jimcaale (Koogaar), waxayna ciyaartani ka dhici doontaa gudaha Soomaaliya, iyadoo ay guushu raaci doonto dhinicii fekerkiisa la qaato.

 

Kooxda madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa waxay kala yihiin 22 ciyaartoy oo isugu jira kuwo galaya garoonka iyo keydka, waxayna kala yihiin:-

 

1. Mowliid Macaan Maxamuud (Goolhaye)

2. Sheekh Aadan Madoobe (Difaac)

3. Aadan Max'ed Cali (Difaac)

4. Salaad Cali Jeelle (Difaac)

5. Xasan Abshir Faarax (Difaac)

6. Max'ed Cusmaan Maye (Dhexda)

7. M.M Guuleed G/dheere (Weerar)

8. Max'ed Cabdi Xayir (Dhexda)

9. Xuseen Max'ed Ceydiid (Weerar)

10. Cali Max'ed Geeddi (Kabtanka/weerar)

11. Cali C/llaahi Cosoble (Weerar)

 

Keydka waxaa u fadhiya (12) Ismaaciil Qaasim Naaji (G/haye 2-aad), (13) C/risaaq Cusmaan (Jurille) (Difaac), (14) Cabdalla Deeroow ***** (Weerar), (15), Saalim Caliyow Ibrow (dhexda), (16) C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Difaac), (17) Max'ed Cumar Dalxa (Weerar), (18) Saalax Cali Faarax (Difaac), (19) Ibraahim Aadan Xasan Kiishbuur (Weerar) (20) Cabdi Warsame ***** (Difaac), (21) Col. Shaati guduud (Dhexda), (22) Qaalid Cumar Cali (G/haye 3-aad.

 

Kooxda gudoomiye Shariif Xasan ayaa iyaguna waxay kala yihiin:-

 

1. Maxamuud C/llaahi jaamac (Sifir) (Goolhaye)

2. Maxamed Ibraahim xaabsade (Difaac)

3. Maxamed Cabdi Yuusuf (Difaac)

4. Cismaan Xasan Cali (Caato) (Difaac)

5. Muuse Suudi Yalaxow (Kabtanka/Difaac)

6. C/kariin Axmed Cali (Dhexda)

7. Xirsi Aadan Rooble (Weerar)

8. Cumar Xaashi Aadan (Dhexda)

9. Cabdi Cabdule Jinni boqor (Weerar)

10. Maxamed Qanyare Afrax (Weerar)

11. Cali Baashi Xaaji Maxamuud (Weerar)

 

keydka waxaa u fadhiya

 

(12) C/llaahi Aadan Axmed (Black/goolhayaha 2-aad)

(13) Ing. Maxamed Xuseen Caddow (Weerar)

(14) Xasan Dhinbil Warsame (Difaac)

(15) Cismaan Cilmi Boqorre (Difaac)

(16) Axmed Diiriye Maxamed (Weerar)

(17) Yuusuf Mire Seeraar (Dhexda)

(18) Cali Baashi Cumar Rooraaye (Difaac)

(19) Bootaan Ciise Caalin (Dhexda)

(20) Axmed Ducaale Geelle Xaaf (Weerar)

(21) Barre Aadan Shire Hiiraale (Difaac)

(22) Macalin Maxamuud Maxamed (M/jiis)

(goolhayaha 3-aad)

 

W/Q: Axmed Max'ed Cabdulle (Uurdoox)

Uurdoox48@hotmail.com

 

 

.

Share this post


Link to post
Share on other sites
OLOL   

ka waran hadii labada koox la iskuugu keeno hal garoon, ka dibna lagu wada gubo?

ragaan ilaah ha naga qabto, waddanka ayagoow ka xasili la'yahay dadka aqoonta leh ee caqli galka ahna wax u diidan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this