Sign in to follow this  
Shaakirullaah

Lower Shabele: The Islamic Administration distributes zakaat to the poor and needy

Recommended Posts

picture064m.jpg

 

Maamulka Islaamiga ah ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ee Wilaayada Sh/Hoose Ayaa soo gabagabeeyey Zako qaybin kasocotey Magaalooyinka waa weyn ee Wilaayada Sh/hoose,

Mas'uuliyiin u hadashey Maamulkaas ayaa sheegey in ay haddana u gudbayaan tuulooyinka ku yaal Wilaayada,

sidoo kale waxaa la filayaa in hawshaan Zaka qaybinta ah ay ka bilaabato wilaayooyinka kale ee ay ka jiraan Maamulada Islaamiga ah.

Waxaa Camalkaan aad usoo dhoweeyey Bulshada ku dhaqan Willaayada sh/hoose iyagoo aad ugu farxey in ay heleen Dadkii masaakiinta ahaa xoolo ALLAAH uu u siiyey oo cidna aysan ku galadaysanayn,

sidoo kale dadkii maal qabeenka ahaa ee Zakadaan laga soo ururushey ayaa ku farxey markii ay arkeen xaqii ay xoolahooda ka baxsheen oo meeshii loogu talagalay la marsiiyey.

Arintaan ayaa ah arin taariikhi ah oo noqonaysa markii ugu horeysey ee wadanka soomaaliya loo guto fariidadaas (zakada) sida waaafaqsan sharciga Islaamka taas oo muujinaysa in soomaaliya ay ka hirgashey shareecada Islaamka oo wax badan laga hortaagnaa dhiig badanna loo daadshey in Soomaaliya lagu xukumo sharciga Allaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Notice how the womens faces are blurred out, but not the men receiving the zakaat. I wonder why!

 

They obviously don't have their faces covered in the pics and that's why it is blurred out, so why hide them now.

 

Strange

 

P.S I thought Zakaat was given to people discretely and it wasn't a photo oppurtunity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baragaandha garbage ah. Masaakiinta maatida naafada ah oona rafaadsan soo aruuriyeen ayee soo sawiraayaan markaas leeyihiin waa u gargaarnay.

 

Haddee dhab ka tahay gargaarkooda xabbadda, madaafiicda iyo dhawaaqa rasaasta ku kor ridaayaan haka daayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Sxb, taas barabagaandho maaha!, waa wanaag la rabo in looga mahad celiyo.

 

Sawirka kore mar 2aad fiiri, farxadda ka muuqata 2da 'dhallin' ee sheekha caawineysa!, 2da kale ee 2da gees kala taagan, siiba kan midigta ee Pakistani-ga gashan, haaneedkiisa ma ka yaabin?, dadkaan waa kuwa loogu dhibista badnaa wixii Maamul ka horreeyey kan 'dhallinta', haddana iyagoo Karbaash wata ayay Moor'yaantii masaajidda u diraan waqtiyada Salaadda!.

 

Farqigaas adiga -qaasatan- inaad ogaato ayay ahayd appreciate-gareysidna smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Arintaan ayaa ah arin taariikhi ah oo noqonaysa
markii ugu horeysey ee wadanka soomaaliya loo guto fariidadaas (zakada) sida waaafaqsan sharciga Islaamka
taas oo muujinaysa in soomaaliya ay ka hirgashey shareecada Islaamka oo wax badan laga hortaagnaa dhiig badanna loo daadshey in Soomaaliya lagu xukumo sharciga Allaah.

Taariikhi? What an inslut. Somalis never conducted Zakaat in Somalia? Waxaan kan ku hadlay ma Soomaali baa mise ajnabi ka yimi Afghanistan? Shabeelada hoose shareeca laga hir galiyey oo zakaada laga bixiyey for the first time in its history kuye. Dadka ay soo sawirteen warkaan ma loo sheegay horta?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^Soomaalida inta Zakada bixisa waxay siiyaan Qaraabada oo ah qayb ka mid ah 8da qaybood ee loogu talagalay in Zakada la siiyo, in masaakiin aan qaraabo ahayn la siiyo waa wax cusub, sidoo kale ma jirin maamul isku hawla inuu dadka xoolaha leh ka soo uruuriyo ee meelaha loogu tala galay ku bixiya, taasna waa cusubtahay, miyaaney ahayn?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^You assume the article got it right. Do you think Soomaalida weren't truely Muslims for not practicing the second pillar properly as the article claims? You think that's a factual statement? And did you read the last part of the sentence strengthening this perception of Soomaalida gaaleynaya and justifying the dhiig?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Kanzy:

quote:Arintaan ayaa ah arin taariikhi ah oo noqonaysa
markii ugu horeysey ee wadanka soomaaliya loo guto fariidadaas (zakada) sida waaafaqsan sharciga Islaamka
taas oo muujinaysa in soomaaliya ay ka hirgashey shareecada Islaamka oo wax badan laga hortaagnaa dhiig badanna loo daadshey in Soomaaliya lagu xukumo sharciga Allaah.

Taariikhi? What an inslut. Somalis never conducted Zakaat in Somalia? Waxaan kan ku hadlay ma Soomaali baa mise ajnabi ka yimi Afghanistan
Probably the latter. Waa kan sawirkiisana:

 

picture064m.jpg

 

Waa kan gadaal taagan.

_____________

 

Maadeey, kuwaan ima soo maraan ee wax kale sheeg. Qof macquul ku mooday laakiin haddaa cawaantaan taageersantahay...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this