Sign in to follow this  
QabiilDiid

Sharif Hassan, the speaker of the Somali parliament is kidnapped..

Recommended Posts

Sharif Hassan, the speaker of the Somali parliament is kidnapped and imprisoned in his hotel in Nairobi by the Kenyan secret services. He is not a free man and can not depart from Nairobi. The international community knows that and is not willing to do anything about it. Sharif Hassan wants to come to Mogadishu because he can not go to Baidoba as it is occupied by Tigrean Forces and will soon be a battle ground.

 

sharii.jpg

 

Shariif Xasan oo la sheegay inuu Muqdisho ku soo wajahan yahay .

 

Guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa warar ay shabakadda warbaahinta ceelbuurnet heshay waxay sheegayaan in uu ku soo jeedo Magaalada Muqdisho kaddib markii uu martiqaad ka helay Midowga Maxaakiimta Islaamiga ah.

 

 

Waayadaanba waxaa la hadal hayey in Guddoomiyaha Baarlamaanka uu ku soo jeedo Magaalada Muqdisho, waxaana arrintaani ka shaqeeyay 70-xildhibaan oo iyana ku sugan Magaalada Muqdisho oo kulamo la lahaa golaha Maxaakiimta Islaamiga ah.

 

Guddoomiye Shariif Xasan iyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa mar kale khilaaf soo kala dhex galay kaas oo ku aadan kaddib markii ay isku khilaafeen qaabka wada hadal loola furayo golaha Maxaakiimta Islaamiga ah gaar ahaan shirka Khartuum.

 

Warar ayaa waxay sheegayaan in Gudoomiyaha Baarlamaanku uu qorsheynayo in Muqdisho uu ku shirguddoomiyo kulankii Baarlamanka, iyadoo maalmahan Magaalada Baydhabo ay ka soo cararayeen xubnaha Baarlamaanka, kaddib markii qaar ka mid ah hanjabaadyo uga yimaadeen mas’uuliyiinta sar sare ee Dowladda halka kuwa kalana ay u dulqaadan waayeen faragelinta Itoobiya ku hayso Soomaaliya.

 

 

Maxamed Sheekh Nuur.

Muqdisho.

shikha114q@hotmail.com

sheekha@ceelbuurnet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this