Sign in to follow this  
Gabbal

Who says it is not a tribal war?

Recommended Posts

Gabbal   

If this was a religious war, the militias that refused to fight for Barre Hiiraale in the beginning for religious reasons would not have left the city of Kismaayo after seeing the outcome of the capture of Kismaayo and make a base in Beerxaani, Jubbada Hoose where Barre's clan lives, 40 km to the city of Kismaayo.

 

These militias refused to fight for Barre and where among those who wanted to welcome the "Islamic Courts". What would have made them turn against those "Islamic Courts" and now put themselves in this much danger by building a garrison and being the closest force to those militias from Mogadishu even though they have a shortage of supplies?

 

 

Ciidamada Maxaakiimta Oo Ku Qulqulaya Nawaaxiga Tuulada Beeraxaani Oo Ay Ku Sugan Yihiin Boqolaal Maleeshiyo Ah Oo Taabacsan Wasiirka Gaashandhiga Iyo Col: Cabaas Oo Gaaray Beerxaani

Oct 10,2006

by Kismaayo-Gedo News Network

 

Ciidamada maxkamadaha ee dhawaan la wareegay gacan ku haynta magaalada kismaayo ayaa maanta tagay duleedka tuulada Beerxaani oo ay ku sugan yihiin Ciidamada Maamulkii Dooxada jubba oo gaaraya Boqolaal kana soo horjeeda haysashada Maxkamadaha.

 

Tagitaanka Maxkamadaha ee aaga Beerxaani oo intooda badan ka yimid dhanka Jilib ayaa waxaa ay ka dambaysay markii ciidanka halkaas ku sugan oo aad u tiro badan balse markii hore aan haysan rasaas ku filan ay ka heleen Kuwooda ku sugan gobalka Jubbada Dhexe oo soo gaarsiiyay Saanad militari oo uu waday Col: Cabaas Ibraahim Gureey oo ah Taliyaha dhinaca ammaanka ee Dooxada jubba Maleeshiyada ku sugan Beerxaani ayaa waxaa ay galeen Heegan waxaana dad ku sugan Beerxaani ay khadka raadiyaha fooneeyaha loo yaqaano ay ugu xaqijiyeen in tirada ciidankaas ay sii kordhayso ayna qoteen dhufaysyo dhaadheer.

 

Ciidamada Maxkamaduhu waxaa ay iyaguna faaruqiyeen Saldhigayada ay ku lahaayeen kismaayo iyo Jilib. Waxaana maanta yaraa gaadidka dagaalka ee dhexmaraya wadooyinka iyadoo la arkayay maleeshiyaadka Maxkamadaha oo Raxan raxan u sii socdaalayay si ay ugaaraan baraha ay awaamiirta ku kala qaadanayeen.

 

Xiisada Beerxaani ayaa maalmahaan taagnayd tan iyo markii uu Guul darro ku dhamaaday dadaal ay wadeen xubno waxgarad iyo aqoonyahan isugu jira oo ay ku doonayeen in maleeshiyada Beerxaani ay soo galaan gudaha kismaayo ama ay u guraan dhinaca Baardheere.

 

Dagaalka ka qarxa Beerxaanina ma ahan mid la sii saadaalin karo balse dadka ka faalooda iska horimaadyaha J/hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in ay sahal ahayn in Beerxaani laga saaro ciidanka ku jira oo Ifantry ahaan dhisan iyo iyadoo goobtaas ay tahay meel istiraatiiji ah oo hal wado oo kaliya ay gasho islamarkaana ay hawd tahay.

 

Beerxaani oo ay wada degaan Beelaha s.ade ******* iyo Gaadsan direed ayaa waxaa ay Ciidamadii Generaal Caydiid iyo kuwii Mooraganba ku guulaysan waayeen in ay ka saaraan Maleeshiyooyin uu hogaaminayey xiligaasi Col.Hiiraale oo dagaal goosgoos ah ku waday kismaayo oo ay markaas ay maamulayaan.

 

Kismaayo-Gedo News Network

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

^Yes! - we get it - we understand you are for Hirale and against the takeover of Kismayo. It really can only be said in so many different ways.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Maxkamadaha oo ciidamo u direy deegaanka Beer-xaano

 

 

Kismaayo 10, Oct.06 ( Sh.M.Network) Ciidamada Maxkamadaha islaamka Somalia oo aad u hubeysan ayaa maanta u kictamay deegaanka Beer-xaano ee galbeedka magaalada Kismaayo, halkaasi oo ay ku sugan yihiin maleeshiyaad aan taageersaneyn Maxkamadaha islaamka Somalia.

 

Ciidamadaan oo ah kuwo aad u hubeysan, watana 7 baabuurta dagaalka iyo 4 baabuur oo kale oo ay saaran yihiin ciidamo ayaa u ruuqaansaday dhinaca galbeed ee magaalada Kismaayo.

 

Maxkamadaha islaamka ayaa sidoo kale xirey halka loo yaqaano baar Caleen, iyadoo loo diiday dadka iyo gaadiidka in ay ka gudbaan.

 

Lama oga halka ay sida rasmiga ah ciidamadaan ay u qabteen. laakiin wararka la isla dhex marayo magaalada Kismaayo waxa ay sheegayaan in ciidamadaan ay duulaan ku qaadeen deegaanka Beer-xaano oo 60 km galbeed kaga beegan magaalada dekeddda ah ee Kismaayo.

 

Deegaanka Beerxaano ayaa waxaa ku sugan maleeshiyooyin maalmihii ugu dambeeyay si tartiib tartiib ah uga baxayay magaalada Kismaayo, kuwaasi oo ka tirsanaa Isbaheysigii laga fara maroojiyay gacan ku heynta magaalada Kismaayo.

 

Sidoo kale ciidamada Maxkamadaha islaamka ayaa isgoysyada magaalada Kismaayo lagu arkayay saakay, iyagoo gaafwareegaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

KISMAAYO: Malleeshiyooyin taageersan Col. Barre Hiiraale oo maanta gaaray Deegaanka Beerxaano ee duleedka Kismaayo

Posted to the Web Oct 10, 15:34

 

Kismaayo (PP) – Wararka ka imaanaya degmada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya inay soo gaareen Deegaanka Beerxaano oo ku yaalla duleedka Magaalada Kismaayo Malleeshiyooyin taageersan Col. Barre Hiiraale, waxaana cabsi weyn ay ka taagan tahay gudaha Magaalada Kismaayo.

 

 

 

Wararkaan aanu ka hellay ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa waxay daboolka ka qaadayaan inaysan jirin wax ciidammo ah oo daacad u ah Maxkamadaha oo ku baxay halkaas, balse ay socdaan qabanqaabo lagu doonayo in Malleeshiyooyin ka tirsan Maxkamadaha ay aadaan dhanka Deegaanka Beer-xaano.

 

 

 

Sidoo kale waxaa jirta warar kale oo sheegaya in Malleeshiyooyin ka tirsan kuwa daacaddda u ah Maxkamadaha ay u baxeen dhanka Deegaanka Beer-xaano, halkaasoo lagu soo warramayo inay ka baxeen dhammaan dadweynihii deggenaa iyagoo ka cabsi qaba inay dagaallo ku qabsadaan deegaankaas.

 

 

 

Malleeshiyooyinka daacadda u ah Wasiirka Gaashaandhigga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku sii siqayay degmada Kismaayo halkaasoo ay kala wareegeen 24-kii bishaan ciidammo ka daacad u ah maxkamadaha Midoobay.

 

 

 

Lama garanayo sida uu xaalka Magaalada Kismaayo isku baddali doono, balse waxaa jira cabsi weyn oo dadweynaha degmada Kismaayo ka haysata dagaallo dhex mara Maxkamadaha iyo Col. Barre Hiiraale oo garabsanaya ciidammo fara badan oo uu kala yimid Gobolka Gedo oo uu ka soo jeedo asal ahaan.

 

 

 

Maxkamadaha ayaa waxay dhowr jeer oo hore sheegeen inaysan damacsanayn inay dagaal galaan, waxaase jirta in Maxkamadaha ay kala kulmeen Magaalada xeebta ku taalla ee Kismaayo Mucaaradad weyn oo kaga imaanaysay dadka deegaanka oo ku tilmaamay Maxkamadaha inay doonayaan inay awood ku qabsadaan deegaannadooda ay ku xukumaan.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cumar   

This is what happend when you attempt to overthrow the neutral position that has been keeping toghether the connection between the ICU and the TGF. So much harm has arisen from this [peaceful] takeover.

 

[*]Creating the 30,000 Exodus which is growing at an alarming rate

[*]Violent protests which resulted in to the unfortunate murder of a teenager

[*]Loosing the support of Barre Hiiraale who is a key asset and forcing him to side with the TFG

[*]Creating an unnecessary dagaal with Barre Hiiraale who is a force to be reckonened with

[*]Forcing many devout supporters to rethink their loyalty for what they perceive, after the Kismayoo take-over, as an hidden tribalistic cause.

 

All of these worrying and negative consequences outweigh the small beneficial gains from the take-over.

 

Let's hope, insha'Allah, that when they reach their proclaimed goal that it doesn't serve the qabiil they hail from.

 

I am neutral at the moment and we'll see how this works out, insha'allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Suleyman:

This is what happend when you attempt to overthrow the neutral position that has been keeping toghether the connection between the ICU and the TGF. So much harm has arisen from this [peaceful] takeover.

 

[*]Creating the 30,000 Exodus which is growing at an alarming rate

[*]Violent protests which resulted in to the unfortunate murder of a teenager

[*]Loosing the support of Barre Hiiraale who is a key asset and forcing him to side with the TFG

[*]Creating an unnecessary dagaal with Barre Hiiraale who is a force to be reckonened with

[*]Forcing many devout supporters to rethink their loyalty for what they perceive, after the Kismayoo take-over, as an hidden tribalistic cause.

 

All of these worrying and negative consequences outweigh the small beneficial gains from the take-over.

 

Let's hope, insha'Allah, that when they reach their proclaimed goal that it doesn't serve the qabiil they hail from.

 

I am neutral at the moment and we'll see how this works out, insha'allah.

Well put brother, wallahi, these UICs don't seem to be slowing down, they really in a rush for war without first thinking/calculuting of any negative consequences of their actions.

 

I was a UIC supporter before but based on their overall attitude and aggressive behaviour towards anyone that thinks different than them I decided to jump off their wagon bisalama and with that attitude I see them as warmongers this time in different colour.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You only support your clan, yesterday Aydeed today clan courts, whats new?

 

Support your government, end the occupation, give back the looted properties.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^You only support your clan, yesterday Aydeed today clan courts, whats new?

 

Support your government, end the occupation, give back the looted properties.

You will never find me in the level you wanted me to go; tribalism. You should understand it is Ramadan, and you should also understand that you had enough insult to the religion of Allah, by demonishing its implimentations.

 

You clapped for your uncle and hopefully you will be clapping for him as he takes you to the hellfire for his agenda to destroy Islam and its people in Somalia.

 

May Allah forgive you and cause you to die before the end of this holly month of Ramadan, aamiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^Ninka ma taqaanid. :D I swear he does more harm to the message of Islam that the Courts preach more then Indhacade can ever do.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this