Sign in to follow this  
General Duke

Who was Said Salah Caynab ?

Recommended Posts

Horjoogayaasha ayaa sheegay in dhowaan dagaalo ka dhacay degaanada Colmadow oo ka tirsan Toga Sugarre oo wada hoos taga degaanka Galagala ay ku dileen horjooge ka tirsan Somaliland. Horjogahaan ayaa lagu sheegay magaciisa
Saciid Saalax Ceynab
, wuxuuna ka sioo jeeda beesha Siilanyu, sidoo kale maleeshiyaad ka tirsan maamulka oo lagu xoojiyay daagaalada Galgala kana yimid magaalada Burco, kuwaasoo tiradadoodu lagu qiyaasay 70-dabley ah, ay ku lug lahaayeen dagaalada todobaadyada ka socda degaanka Galgala.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ma Dhabaa in Ciidamo katirsan Mamulka Somaliland ka Qaybqaateen Dagaalkii Buuraha Galgala.

Posted by Ali on October 29th, 2010

 

Garowe(Puntlandi.com);- War ka soo baxay ciidamada sirdoonka dawlada Puntland ayaa lagu shaaciyay in saraakiil katirsan mamulka somaliland ku waxyeeloobeen hawlgalkii buuraha Galgala.

 

 

Ciidamada sirdoonka dawlada puntland ayaa sheegay in dagaalkii buuraha Galgala ku geeriyooday Siciid Saalax Ceynab oo kamidahaa saraakiisha sare ee sirdoonka mamulka Hargaysa kaa oo ka bar’bardagaalamayay ciidamada daraawiishta dawlada puntland.

 

Sirdoonka Dawlada puntland waxaa sidoo kale shaaciyeen in ay jiraan ciidamo gaaraya 70-Askari oo katirsan mamulka Hargaysa ku sugnaayeen buuraha Galgala kuwaa oo lacadeeyay in dagaalka si toosa uga qayqaadanayeen.

 

Warkan ka soo baxay sirdoonka dawlada Puntland ayaa intaa ku daraya in dhimasho iyo dhaawac soo gaareen ciidamo katirsan mamulka somaliland oo dagaalka ku jiray.

 

Dawlada Puntland si toosa uma cadayn in wadaadka Maxamed Siciid Atam iyo mamulka Somaliland xiriir lahaayeen mana caday halka iyo sababta ciidamada Somaliland dagaalka ugu jireen.

 

Warkan ka soo baxay sirdoonka Dawlada Puntland waxaa uu ku dabajooga warar maalma kahor soo baxay kuwaa oo tilmaamay in Hogaamiyaha maleeshiyaadka dawlada Cagta marisay Atam uu ku suganyahay degmada Burco oo katirsan dhulka ay mamusho mamulka Hargaysa.

 

Ali Ahmed Abdi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garoowe:(Allpuntland)-Ciidamada Sirta ee Dawlada Puntland ayaa Fashilyey islamarkaasna sheegey Dhimashada Taliye sare oo katirsan Ciidamada Sirdoonka ee Somaliland kaas oo ku geeryooday Dagaaladii todobaadyo ka hor kadhacay Deegaano kamid ah Tuulada Galgala gaar ahaan Colmadow oo ka tirsan Toga Sugure.

 

War kasoo baxay Ciidamada Sirdoonka ee Dawlada Puntland ayaa lagu sheegey in Taliyahan oo lagu magacaabi jiray Siciid Saalax Ceynab uu ka barbardagaalamaya islamarkaasna la shaqeynayey Kooxdii uu hogaaminayey Maxamed Siciid Atam kuwaas oo ay Dawladu ku guulaystaya Dagaalo lagu soo afjaray.

 

Taliska Sirdoonka Dawlada Puntland wuxuu sidoo kale sheegey in inkabadan 70-Askari oo kamid ah Ciidamada Sirta ee Somaliland ay kamid ahaayeen malayshiyaadkii Atam,waxaana sidoo kale ay sheegeen in Dawladu ay baaritaano ku hayso Saraakiil kale oo la tuhunsanyahay inay ku geeryoodeen dagaaladii ka dhanka ahaa Atam oo Todobaadyo ka hor ka dhacay Deegaano kamid ah Tuulada Galgala.

 

Warkan kasoo baxay Ciidamada Sirdoonka ee Dawlada Puntland ayaa imaanaya xili ay Dawladu horey u muujisay sida ay uga walwalsantahay in Maamulka la magacbaxay Somaliland ay wadashaqeyn dhow la leeyihiin Malayshiyaadkii ay Dawladu soo afjartay,waxaana ay horey Saraakiil katirsan Ciidamada Sirdoonka Puntland APL u xaqiijiyeen in dhaawacyo kamid ah Ciidamada Atam lagu dabiibayey Magaalooyinka Burco & Hargeysa.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland's support for instability and terrorism

 

This week's revelation that senior officials in Somaliland's intelligence organization were actively involved in aiding Al Shabaab terrorists is reflective of Somaliland's secretive support for terror groups who destabilize southern Somalia (incl. Mogadishu) and more recently, the stable neighboring State of Puntland. With the Grace of Allah, Puntland troops overwhelmed Al Shabaab terrorists in Galgala hills area who were formerly led by Mr. Mohamed Said Atom – a man on U.S. wanted list but who now lives in Burao, a town controlled by Somaliland authorities. READ: Somalia: Al Shabaab rebel Atom 'hiding in Somaliland':

 

Report

The revelation was declared by the Puntland Intelligence Agency (PIA) – a covert organization in Puntland trained and supported by U.S. counterterrorism agencies based in Djibouti. According to the PIA, a Somaliland intelligence official was named Said Salah Eynab who was killed in action in the Galgala area by Puntland government troops while "fighting alongside Al Shabaab". Puntland government documents obtained by Garowe Online dating back to 2006 indicate that Somaliland's administration supported Atom's militia in Galgala area as a way to open a war front against Puntland. The idea was quite simple: with Mogadishu at war, it was only the stability of Puntland that threatened to break apart Somaliland's grand lie of saying: "Somaliland is peaceful while Somalia burns". So Somaliland actively supported terrorist groups, even turned a blind eye to the active recruitment by Al Shabaab in Burao town, in order to start a war in Puntland.

 

But when Puntland government forces began to crush the Al Shabaab insurgents, and Atom ran to the terrorist safe houses in Burao, Somaliland Interior Minister Mohamed Abdi Gabose begun speaking softly towards Puntland for the first time in Somaliland' s militaristic history. Gabose held two separate press conferences – both held as Puntland troops stormed up mountains and hunted down the terrorists (coincidence?). Somaliland knew Puntland was winning the war too fast – and they sought to portray themselves publicly as those seeking peace and "security cooperation" with Puntland.

 

Somaliland must allow its public to regain self-confidence and lost identity. Blaming all of Somalia's ills on Mogadishu while parading Somaliland as the "angel of East Africa" is simply the politics of amateurs who believe they are smarter than everyone else, only to find an empty house later. Yes, there is much to praise about the Somaliland people's struggle to rebuild bombarded cities in Hargeisa and Burao, but the Somaliland government's covert support for terrorism and allowing Al Shabaab recruitment inside major towns in Somaliland is something with long-term consequence for the people of Somaliland, who should be aware of their own government's activities.

 

The people of Somaliland must come to realize that the unending pursuit of a dream called recognition comes with a heavy price. Today's Somaliland is not different than any other part of Somalia in terms of economic, development or social indicators. Like all fellow Somalis, Somaliland's elite are exiled in the West and Somaliland youth are paying human smugglers in increasing numbers to reach the Middle East and beyond, due to the extremely desperate conditions on the ground. Somaliland's government should invest in its population, in creating educational and employment opportunties for youth, instead of funding clan wars and military aggression in Sool region or covertly aiding Al Shabaab terrorists to destabilize Mogadishu and Puntland.

 

It is somewhat understandable that Somaliland's ***** clan suffers inferiority complex in the face of a perpetual ******-***** struggle for dominance in Somalia since the country's independence in 1960, but peace and stability should never be sacrificed for emotional sentiment and historical revisionism.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Originally posted by Wiil Cusub:

Aduunbaa sheegay adiga oo qudhana rumaysan adigaana isu sacabiyay
:D:D:D

:D You hit the nail in the head.

Share this post


Link to post
Share on other sites

What about if we said AS is created by YEY !!! :confused: :confused:

 

Haduuna dalban lahayn inay Itoobiyaanku soo galaan Somalia maanta may jirteen AS

 

Is my hypothesis more closer in truth than that AS is created by SL

Share this post


Link to post
Share on other sites

You can say Yey created Ayatollah Khomaini for all you like. The fact is simple, Godane, Afghani and others are from Hargaysa. That Sacid Caynab was executed in Galgala was an operative from Hargaysa and the Burco clan of Siilanyu.

 

This is a big development and we will uncover it.

Be prepared lads.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ That a top operative of the secessionist enclave was executed by Puntland troops.

Saciid Salax Caynab, from burco and a kinsman of Siilanyu himself was killed supporting a terror network that was part of Al Shabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this