Sign in to follow this  
xiinfaniin

Ganacsade Daauud Dirir oo ay xoogagga Al-Shabaab ku dileen Magaalada Kismaayo

Recommended Posts

Gabbal adeer, this man whatever he was should not have been executed as he was. However to say that this man was a man of peace and yet worked for the JVA clan occupation under warlord Hiiraale is ironic.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

The irony is you talking about peace and justice when you still support the recent exodus of half of Somalia's population into internal and external refugee camps.

 

Now do not entertain the thought of addressing me on this issue please.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Ducaysane:

why do I have a feeling you already made up your mind before you even read Ppost's version whether this man is guilty or not.

Ducaysane alshabaabi :D , awoowe believe me I never heard this man before today, and I dont quite understand the guilty you are talking about. The focus of my analaysis is not this man, alshabaab is.

 

I let you and Gabal concetrate on the deceased and why he was the best that ever lived.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Dhubad.:

Let's not jump the gun fellows! it could be different group who is behind this to cause a rift between Al-shabaab and Mr Dirri's clan. Allahu Yaclam

 

But if its proven that Al-shabaab was behind this then they are doomed ! One way to prove this is if they maintain their silence.

The news is of course preliminary but this was not something sanctioned by Al Shabaab as an organization. There are two possibilities being investigated but the most likely possibility being reported is there is an attempt by Madoobe group to force a confrontation between reer Gedo and the Shabaab.

 

Even the leadership of the Shabaab agree the man must be avenged whoever is behind it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Gabbal:

 

Even the leadership of the Shabaab agree the man must be avenged whoever is behind it.

Which leadership of alshabaab? the one that invited him or the one that executed him?

 

Also, one should not expect alshabaab to claim the kill. These sort of things happen in Xamar all the time

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by xiinfaniin:

quote:Originally posted by Gabbal:

 

Even the leadership of the Shabaab agree the man must be avenged whoever is behind it.

Which leadership of alshabaab? the one that invited him or the one that executed him?

 

Also, one should not expect alshabaab to claim the kill. These sort of things happen in Xamar all the time
Al Shabaab does not claim kills but neither do they apologize for it. Even if the individuals who sanctioned the kill are part of that organization, they have nowhere to hide in an organization that wants to root them out.

 

War jiraba cakaarahu iman.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Puntlandpost Hoyga Baroorta Iyo Calaacalka-Baroor Joogto Ah,Neef Gowracani Geed Kama Waabto

 

Oct 19,2009

 

by Kismaayo-Gedo-News

 

Waxaa arrin la yaab leh ah inay saxafadda soomaalidu qaarkeed ay waxay doonto qorto iyadoo aan aqoon iyo firxad ku filan u lahayn muqaalka guud ee saxafadda,balse dhegta ka maqley inay saxafadi jirto. Wargeyska boohinta iyo Calaacalka ee loo yaqaano Puntlandpost [Neef Gowracani Geed Kama Waabto ].

 

Anigoo tixraacaya qoraal uu wargeyskaasi ku Aflagaadeynayey Marxuum maanta ku geeriyoodey Magaalada Kismaayo oo lagu magacaabi Jirey Al-Xaaji Da'uud Dirir ahaana nin si weyn looga yaqaano guud ahaan gobolada Gedo iyo Jubooyinka kuna laha sharaf iyo Cisi guud ahaan mandaqadaasi,ayuu ku sheegey siduu doono ugu caayey marxuumkaasi sacaado ka hor ku nafweyey magaalada kismayo.

 

Puntlandpost oo lagu yaqaano Oohinta iyo Calaacalka ayaa ah mid ay inta badan adeegsadaan kooxo qabiilki laha ka galay kuwaasi oo aan aqoon u lahay wax saxafaddu tahay,waxaadna ka dheehan kartaa qoraalada [ cantara-baqashka ah] ee ay ku hadaqaan inta badan,kuwaasi oo ah qabiil nebceysi aan loo meel dayin.

 

Waxaa cadaan amase lagu yaqanaa inaysan Qabaa'ilka uu ka so Jeeda Daa'uud Dirir inaysan ahayn dad Jileec u dhashay,markastana soo cawda,Laakinse waa la wada yaqaana waxay yihiin '' Waana dad samir iyo dulqaadleh'' Balse waa su,aale Puntlandpost '' Hoyga Baroorta iyo Borobagaanadow " shay caan ah baad tahay oo lagu yaqaano jileeca iyo sal fudeydka''.

 

Waa wax laga wanaagsan yahay inaad soo qaado Ruux la xisaabiyey kaasi oo meel ay ku qoran tahay wanaagiisa iyo xumaantiisu," Bal qoraagow adigaa nool oo maanta ifka jooga Maxaad kaga baxsan Marxuum Akhiira u jihaystey caydiisa,miyaadan ogeyn meesha lagu geyn doono ''.

 

Aan Qoraa mid ku xasuusiyo Beesha **** Waligood laguma maqal iyagoo qof diintey wax ka sheegaya,balse waa la arkaa qof nool iyagoo wax ka sheegaya,balanta ay galaan ay tahay wax muuqda taasi oo ay sidey tahay u fuliyaan. Laakinse Idinka qabiil ahaan wax kale iska daayoo waxaad wax ka sheegtaan Marxuum Maxamed Siyaad Bare oo xilli hore geeriyoodey.

 

Waxaan dhihi karaa Puntlandpost waa [ Neef Gowracani Geed Kama Waabto] Waayo waxaa u sii muuqda casharadii ay beesha **** U dhigi jireen,taasi maahan wax lagu yaabo,hadii ninku ka soo cawdo iyo waliba calaacal iyo oohin iskun darro.

 

Runtii Anigu waxaan u aqaana website-kaas inuu yahay mid ay dumar adeegsadaan,waayo waxaad ka dheehan kartaa kuma jiraan Ereyo rag qoro,had iyo goorna waxaa lagu caaya amase lagu aflagaadeyaa Dad berihi hore dhintey iyo kuwa aan waxba kala ogeyn,waxaana uu muujinayaa necebka qabiillada soomaaliyeed ay beesha qortaa website-kaas u qabaan.

 

Neceybkaasi maahan mid wax weyn u taraya balse waxay ku noqoneysaan sheekadan hoos ku qoran: Xilli hore baa reer soo guurey,kuwaasi oo reer guraa ah,Waxaana reerka wada ogeydii reerka iyo islaantiisi,islaanta iyo odeygaas waxay la hayeen Joog uu subag ugu jiro kaasi oo ay si gaar ah u isticmalaan iyagu, Reerkii markii degey meel 30km ah,ayey islaantii Odeygii ku tiri " Xaaji Joogi waan soo hilmaamey"' Isna isma dhibine waxaa uu ugu jawaabey '' Waa sidaasi oo kiina qaleeylka kugu sugayo''.

 

Waxaa hadalkayga ku soo gebagebaynayaa Puntlandpost waa sidaasi oo xilliyo kale ay kugu sugeyso wado dheer oo aad in badan xasuusnaataa iyo inaad waligaa xabaalaha marti u ahaataa,waayo waxaad tahay meesha kaliya ee dadka dhinta lagu xanto amase lagu caayo.

 

" Puntlandpost Hoyga Baroorta iyo Calaacalka, Ha martiyin Xabaalaha Meytidana Ha Kaa Kicin''.

 

Halkan Ka Fiiri Baroortii Puntlandpost

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer spare us the nonsense, you know nothing other than what you hear from the clan. This man returned when he thought his clan militia ran the city, was executed and thus is the story. Who excuted him and his nephew on the "safe" streets of Kismayu, is another story.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allaha u naxariisto Marxuum Daa'uud Dirir Guuleed maanta duhurkii ayey adduunyo ugu ekeyd markii wiilal qorye ku hubeysan ay ku toogteen Masjid uu Salaadda duhur ku soo tukaday magaalada Kismaayo ee dhacdo koonfurta Somalia, dambiilayaasha dilay iyadoo aanan cidin la hadlin ayey goobta si dumaashaad ah gaari ay wateen ugala baxeen dhowr xabadood oo ay marxuumka ku dhufteen kadib , iyadoo sidoo kale haleeshay wiil uu abti u ahaa.

 

 

Marxuum Daa'uud Dirir cidina si dadban ama si toos ah uma sheegan in ay dishay, laakiin shaki iyo tuhun fara badan ayaa ka taagan oo farta ayaa lagu fiiqayaa xubno kamid ah qolyaha aagaas xukuma sababtu maxay tahay?.

 

Daa'uud Dirir toddobaad ka hor ayuu Kismaayo tagay, isagoo ka yimid Muqdisho, markii uu halkaas tagay waxaan maqalnay in rag ka tirsan Shabaabka ay ku yiraahdeen 24-saac uga bax magaalada, ''ma damaanad qaadi karno ammaankaaga''. isna waxaa uu u gudbiyey in magaalada ay tiisu tahay meelina uusan u socon. Ujeedada ay u yiraahdeen ka bax magaalada lama cadeyn.

 

 

Laakiin Marxuum jawaabta xigtay ee la siiyey waxay aheyd in rag wajiyada u xirnaa oo saarnaa gaari Muraayado madow ah ah mar qura xabado huwiyeen isaga iyo wiil uu abti u ahaa oo labaduba aanay cid ay dambi ka galeyn jirin.

 

Waxaa shakiga sii xoojinayo sida aysan wali uga hadlin kuwa Kismaayo heysto dilkiisa oo u muuqdo mid haddii aan kuwa ku lugta leh Maxkamad la soo taagin hurin karo arrinta Kismaayo, laguna kala tagi karo.

 

Dhanka kale Daa'uud waxaa uu ahaa shaqsi bulshada u dhexeeya oo firfircoon, ganacsade ah, u gargaara dadka dhibaateysan, xilli walbana ka qeyb qaadan jiray Maslaxada ummadda iyo heshiisiinta beelaha oo uu maalkiisa ku bixin jiray.

 

Bartamihii sanadkii hore ee 2008 waxaa uu ahaa Daa'uu Dirir guddoomiyihii Golaha siyaasadda ee beesha ****, waxaa uu caan ku ahaa hoggaan tub wanaagsan, dadkana iskama weyneysiin jiray sida madaxda qaar, yar iyo weyna xaqa ayaa u simi jiray Eebe Janadii Fardowso ha geeyee.

 

 

Shaqsiyan aniga mar aan tagay Somalia 2007-dii Daa'uud waxaan ku arki jiray in waqti walba uu uu ku xirnaa Saaladda Jameecada ee Masjidka, Tusbax yar oo uu ku wardiyo ayuu wadan jiray Dr Daa'uud Dirir Guuleed, kuma arkin dhaqan ah qaadasha waardiye ama ilaaliya, xitaa hub ma sidan jiray bariga aan la kulmay.

 

Wiilasha u maleynayo in dilka Daa'uud Dirir uu xaq yahay xaq iyo wax u dhaw midno ma ahan ee waa xaq darro iyo baadhil qof Alle u soo cibaado tagay oo Masaajid hortiisa lagu dilayo.

 

 

Waxaa igu maqaalo ah dhinaca kale beesha uu ka soo jeeda ee **** oo ku badan deegaanka Kismaayo in ay maamulka Shabaab ka dalbadeen in Cadaalada la horkeeno gacan ku dhiiglayaasha dilka geystay haddii kale ay tallaabo cad qaadi doonaan.

 

 

Dhammaan Jaaliyadaha Somalida ee waqooyiga America, gaar ahaan kuwa beesha **** waxay leeyihiin Marxuumka Eebe u ha u naxariisto, ehalkii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo IImaan Allaha ka siiyo.

 

 

M. Cabdi Dhoof.

USA.

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

shabaab is a snake they not differentiate between friend or foe , so my advice keep away from that snake or else it will bite you at any time.

you can not use this snake for others only.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Originally posted by Che -Guevara:

quote:But if its proven that Al-shabaab was behind this then they are
doomed
!

Really...........?

 

 

Alla Ha Unaxariisto marxuumka.
Yes, coz it will defeat what they stand for......assassinating someone who just came out from mosque is not Islamic therefore they will not be different from the usual clan militia who used assassinate people inside the mosque !

Share this post


Link to post
Share on other sites

^They have been accused of that before and nothing happened, I doubt anything will happen now. And this association between Al-Shabaab and Islam is kind silly. This is political movement who derive their struggle from religion but will do anything they believe will farther their cause.Now if their actions are politically foolish is another question.

 

N something else, but unrelated to this I guessjust for TFG supporters, what happened to Al-Shabaab being obliterated by their mentors :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this