Sign in to follow this  
me

War in pictures: Battle of Muqdisho day 3

Recommended Posts

me   

dag23.jpg

Madaafiic BM ah oo ku soo dhacday miisaanka dhuxusha oo sababtay qasaaro soo gaaray dad rayid ah iyo gaadiidkii dhuxusha siday oo ku baab'ay halkaasi

dag24.jpg

Gaari Ural ah oo looga gubay ciidamada Ethiopia banaanka hore ee Stadio Muqdisho

dag26.jpg

dag28.jpg

dag29.jpg

Haweeneey garabka ay kaga dhacday rasaas habow ah

dag27.jpg

dag22.jpg

dag21.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

dw2.jpg

Haweeneey gacanta uu madfac uga dhacay oo dhaqaatiirta ay ku sameynayaan qaliin

dw8.jpg

Wiil yar oo dhowr meel oo jirkiisa ka mid ah dhaawac uu ka soo gaaray madfac ku soo dhacay guri uu daganaaa.

dw10.jpg

Dad rayid ah oo ku aafoobay dagaaladii maanta ka dhacay Muqdisho

dw5.jpg

Wiil yar oo waxyeelo ka soo gaartay madaafiic ku soo dhacday gurigooda

dw4.jpg

dw3.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Its sad that they, the defeated lot chose this for the pple.Today that woman is bleeding,yesterday she was starving and the day before that they were abusing her.But the tomorrows to come,she and all who were yesterday like her will enjoy the peace that they paid the price for.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

90jir.jpg

 

Faadumo Cadow oo 90-jir ah, oo hoos fadhida geed ku yaal xaydaanka cisbitaal Madiina, Maarso 31, 2007. Cidbitaalka oo xamili waayey dhaawaca dadka ak soo gaaray duqayntii Muqdisho. Sawirka: Reuters.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this