Sign in to follow this  
Emperor

Hassan Dahir Aways calls for another and a new Somali peace conference

Recommended Posts

Emperor   

Sheikh Xasan Daahir Aweys oo ku baaqay in la qabto shir dib u heshiisiineed oo la isugu keenayo qeybaha kala duwan ee Soomaalida.

Posted: 1/25/2009 10:08:00 AM

Shabelle: CASMARA

 

Sheikh Xasan Daahir Aweys oo hogaamiya isbahaysiga dib u xoraynta garabka Casmara ayaa ku baaqay in la qabto shirweyne dib u heshiisiineed oo la isugu keeno dhamaan qeybaha kala duwen ee bulshada Soomaaliyeed.

 

Gudoomiyaha isbahaysiga dib u xoraynta garabka Casmara Sheekh Xasan Daahir Aweys oo waraysi dhinaca Taleefanka Siiyay Wabseedka Islaam Online isagoo ku sugan magaalada Casmara ee xarunta dalka Eretria ayaa sheegay in marka Askariga ugu dambeeyay ee shisheeye uu ka baxo Soomaalia ay ku baaqi doonaan Shir dib u heshiisiineed oo ay yeelan doonaan umadda Soomaaliyeed si ay ugu aransidaan doorasahada Barlaman ama gole Shuuro shida ay qabto Shareecada islaamka.

 

Sheikh Xasan Daahir Aweys oo la weydiiyay su’aal aheeyd sida ay garabka Casmara u arkaan kadib markii ciidamada Ethiopia ay ka baxaan dalka Soomaaliya sida uu noqonayo mustaqbalka dalka ayuu sheegay in ay ku baaqayaan in soomaalidu garbaha ay is qabsadaan.

 

Xasan Daahir ayaa tilmaamay in Ethiopia aysan wali ka dhamaanin dalka Soomaaliya hase ahaatee ay ka baxeen Magaalada Muqdisho walina ay ku suganyihiin qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya.

 

Mar sidoo kale la weydiiyay sheekha qilaafka u dhaxeeya iyaga iyo garabka uu hogaamiyu sheikh Shariif Sheekh Axmed ayuu sheegay in garabkaasi ay ka weecdeen aragtidii isbahaysiga markii hore loo aas aasay sidaa dareedna aysan jirin wax ay kala hadlaan.

 

Sheekh Aweys ayaa la weydiiyay in ay ka qeyb galayaan qorshaha lagu doonayo in dowladda midnimo qaran leh oo loogu soo dhiso Soomaaliya magaalada jabuuti,ayuu xusay in dowladaasi ay soo abaabushay dowladda Ethiopia iyaguna aysan ka qeyb qaadan doonin.

 

Ciidamada AMISOM ee jooga Soomaaliya ayuu sheegay in uu fakar ahaan u raacsanyahay xoogaga muqaawamada ee la dagaalamaya isagoo sheegay in ay yihiin kuwa taageeraya dowlad cilmaani ah oo daba ****** u ah ciidamada Ethiopia sida uu hadalka u dhigay.

 

Mar uu ka hadlay sheekha dagaalkii ka dhacay degmada guriceel ee u dhaxeeyay Al Shabaab iyo Ahlu Sunna Waljmaaca ayuu sheegay in dagaalkaasi uu u dhaxeeyay ciidamada Al Shabaab iyo kooxo uu ku sheegay in ay dadka dhibaato ku hayeen.

 

Ugu dambayntii ayaa mar la weydiiyay xiliga ay dalka dib ugu soo laabanayaan ayaa waxaa uu sheegay in ay dalka imaanayaan xiliga uu hagaago ammaankiisa islamarkaana laga saaro waxaa uu ugu yeeray gumaysiga kaabaya dowladda cilmaani ah.

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

 

Dhageyso wararka 8:00-Subaxnimo maalin walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.

 

Shabelle Media Network - Source of Somalia News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Apparently the good Sheikh is not aware that there is one going on currently in Djibouti.

 

Who agrees with the old man? I bet Oodwayne does and few other secessionists, go on Odwayne tell us why and present your case :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

The difference is that we are interested in restoring the Somali state either by A/Y or Sh. Sharif or even a someone from the North West and you on the other hand are stuck in dismembering Somalia not to mention in wearing clansih glasses that make your analysis emotional and worthless.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^ lol glasses that make your analysis emotional and worthless. Just add long paragraph that are meaningless

 

I would not but it better then that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this