Sign in to follow this  
GAAROODI

BORAMA (3RD LARGEST CITY IN SOMALILAND) STARTS THE SOMALILAND ELECTION COUNTDOWN

Recommended Posts

GAAROODI   

Ololihii doorashooyinka ee xisbiga Udub oo ka bilaabmay Boorama, daawo sawirada

 

Written by Saylac

Aug 04, 2009 at 11:51 AM

 

 

Borama(Saylac.com)-F agaaraha Kheyriyada Borama waxaa ka bilaabmay saaka ololaha doorashooyinka Somaliland oo lagu balansan yahay 29 September 2009 la qabto.

 

Bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa iskugu yimid fagaaraha kheyriyada ee magaalada Borama, waxaana kasoo qeyb galay Guddoomiyaha G/Awdal, Maayarka Borama, Guddoomiyaha cusub ee xisbiga Udub ee gobalka Awdal Cabdicasiis Cismaan Raage, Guddoomiye K/xigeen Barkhad Cumar Xaaji Kheyre iyo Xoghayaha Cabdiraxmaan Maxamed Cumar.

 

 

Waxaana ugu horayn lagu furay sidii caadada ahayd aayadaha Quraanka kariimka ah , waxaa ugu horay halkaasi laga jeediya gabay ay dadku si aada ula dhaceen oo aad logu amaanay xisbiga UDUB iy waliba madaxwayne Rayaale.

 

C/raxmaan Shide Bile Maayarka Borama oo xaflada furay waxuuna ka hadlay hay'ada Interpeace oo ku tilmaamay mid waday khiyaamo qaran , waxaana uu yidhi isago hadalkiisii siiwata markaanu dastuurka qaran iyo komishanka qaran go'aankii ay soo saaren eek u sahabsanaa ololaha dooraqsha in labilaabo shalayto oo ay bishu ahayd 03/08/09 ahna mid waajib ah ,taasina waxaa halkiisii kasoo bixi waayay xisbiga kulmiye oo diiday, waana dad aan doonayn doorasho xalaal ah iyo in wadnku galo qas.

 

 

Xaflada ayaa si wanaagsan kusoo gab-gabowday waxaana si weyn ugu muuqday Guddoomiyaha cusub ee xisbiga UDUB ee gobalka Awda Cabdicasiis Cismaan Raage oo dar-dar xoogan lasoo kala baxay kaasoo taageeraaya Xisbigaan ee gobalada Awda iyo Salal aad ugu amaaneen mudada gaaban ee xilka uu hayay iyo howsha uu qabtay.

 

 

http://www.qarannews .com/index.php?optio n=com_content&task=v iew&id=5458&Itemid=6 2

 

 

 

 

 

Last Updated ( Aug 04, 2009 at 12:25 PM )

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oh yeah! Do you understand why every warlord starts the voting in his town? Cuz magically thousands of voter boxes appear out of no where! lol.

 

What a loud of crap! how can u have an election when there are no legit investigators overseeing the voting process.

 

Wajirnimona, leave it for the warlord.

Share this post


Link to post
Share on other sites

konfurians, leave the landers alone, lander leave the Punt landers and both landers need to understand that this forum is not a propaganda bulletin board, then we might get somewhere with meaningful discussions...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Reer Awdal SHOULD NOT! Participate in elections until the culprits who killed those innocent men be brought forward. What kind of government allows such a thing to happen? I blame those *******s at number 11 for all of this, shady politics indeed.

 

Ps I'll read the thread later- Now I must rush off but I just wanted to say this-in response.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

Somali's are simple minded people, they think that with one somali flag in borama all of somaliland is crumbling, the dominate flag in borama,

 

is the green white and red.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this