Sign in to follow this  
General Duke

WWW: the fantasy lies of Attam Diaspora supporters continues..

Recommended Posts

Dagaal Qadhaadh oo xalay saqdii dhexe ka dhacay galgala iyo galgala oo markale gacanta u gashay ciidan attam

Xalay  saqdii dhexe ayaa waxaa dagaal qadhaadh uu ka bilawday agaarka deegaanka galgala  dagaalkaan u dhaxeeya ciidanka maamulka puntlan iyo  ciidan yagu markaa taabacsan wadaadka sheikh maxamed siciid attam

 

Sida la xaqiijinayo dagaalka ayaa markii waxa uu ka bilawday meesha loo  yaqaan gaamaha  oo ahayd Difaacii ugu danbeeyey ee ay joogaan ciidanka puntland ,wararrkuna waxaa ay intaa ku darayaan in layskaal soo baxay agaas iyo guud ahaanba gudaa magalada galgala,

 

 waxa uu ka dhacayaa hada dagaalku  dhinaca hoose ee dalcada galgala gaar ahaan aagaga loo yaqaan dankuug iyo danbare oo qiyaastii 4km ujirta magalada galgala ,

 

Dhinaca qasaraa dagaalka oo an ilaa hada la xaqiijin Karin ayaa ila lagu kalsoonyahay waxa ay sheegayaan in laba gaari laga gubay ciidanka puntland kuwaas oo la sheegay in miino la qaraxday   walaw ay wararaka qaar sheegayaan intirada gawaarida gubat ay intaa ka badanyihiin,

 

Dhaqaatiirta cusbataalka boosaso ooan xiriirnay  ayaa noo xaqiijiyey in halkaa la gaarsiiyey tira dhaawaca  iyo dhimashaa,

 

Dad goobjogayala oo an kala xiriirnay magaalaad laagna waxa ay noo sheegeen in hatan ay marayaan  gadiid dagaal kuwaas uu ku qiyaasay 17gaari 00 12 tiknikaa hataan ay saldhig ka dhigteen laag, lamase garan karo halka ay ku jihaysan yihiin ,sidii waxaa noo sheegay qof ku sugan gudaa laag oo isagu indhiisa ku arkay gaadiidkan 

 

Taliye siciid dheere oo ah taliyii dhowaan loo magacabay hawgalaad daraawiishta ayaa ciidanka kaga hortagay canjeelada balse waxa u ku guulaysan waayey in uu ciidanka ku celiyo gudaa magalada galgala, sida ay noo sheegayaan ila xog ogaala

 

Ilaa hada cid ka hadashay labada dhinac ee is hayaa ma jirto ,balse wixii soo kordha oo warara waxaadna naga heli doontaan saacada soo socda

 

 Dhahar/online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wararka ka imanaya Deegaanka Galgala aya sheegaya in Xalay Suxuurtii ka dib uu Dagaal qadhaadhe dhexmaray Ciidamada Ilaalinta Khayraadka iyo kuwa Maamulka Puntland ee doonaya inay Habeen Madow Gurtaan Macdanta Majiyahan ku Jirta, Warka ayaa sheegaya in dagaalkaasi uu wali socdo isla markaana intii Badnayd ee Ciidamada PL ay Bananaka uga soobaxeen GalGala iyada oo aanay Wakhtigan GalGala ku Sugnayn Ciidamadii PL.

 

 

Qof ka mid ah Saraakiisha Deegaanka ee Galbeedka Bari aya noo sheegay inuu Arkayay Laba Gaadhi oo Nooca dagaalka kuwaasi oo Qarax lala eegtay in kastoo uu Diiday inuu Faah Faahiyo Khasaaraha dhimashada ah ee soo Gaadhay Gaadiidkaasi.

 

Warar dheeraad ah ayaa sheegaya in Ciidamadii PISta ee Puntland Intelgent Service ay Guud ahaan soo Gaadheen Laamiga degmada Laag halkaasi oo ay dhufays culus ka xidheen.

 

Magaalada Bosaso dadka ku sugani waxay sheegayaan in dhawaac Fara badan iyo la Geeyay Gudaha Rugaha Caafimaadka ee Bosaaso,waxana loo diiday Saxaafada inay Xog deheeraad ah arintaasi ka Ogaato.

 

Saraakiisha Ciidamada PL Qaarkood ayaa Gaadhay Jiida Hore ee Laag iyo Ceel-Doofaar kuwaasi oo ay ka Mid ahaayeen kuwa Garoowe iyo Bosaso ka Boqoolay.

 

Dhanka Ciidamada Deegaanka ee Gudoomiye Maxamed Atam ayaa la sheegay inay Saldhig wayn ka Samayteen Meelo badan oo ya ka Mid Yihiin la Helow iyo Madarshoon oo dib Looga Kiciyay PL.

 

Puntland ayaa Bishii Julay,26- ee aan soo dhaafnay Gudaha u Gashay deegaanka GalGala ka Gadaal markii Ciidamada Maxamed Atam Taabacsan ay Sheegeen inay Xeelad dagaal Uga Gureen GalGala oo ay Horay Ugu Sugnaa.

 

Taliyihii Guud ee Daraawiishta PL Tuuta Wayne ayaa is Casilay ka dib markii uu Guul daro wayn ka soo Hooyay Dagaalkii Galbeedka Bari, ilo lagu kalsooyahay ayaa sheegaya in Siciid Dheere loo Magcaabay Xilkaasi Bale uu diiday inuu qabto.

Coll Gurya Cawl oo ka mid ahaa Ragii C/laahi Yuusuf La Tashan Jiray Wakhtigii uu Dagaalka Adag kula Jiray Jabhadii GBB-da ayaa la sheegay inuu Garoowe ku Sugan yahay kaasi oo la Filayo inuu Shilimaad ku qaato Hogaaminta Ciidamada PL.

 

Gorya Cawl ayaa aad ula Shaqeeyay Gen Ilka Jiir Wakhtigii Doorashada Puntland uu Ugu Jiray Olalaha laakiin Gen-ka oo Marti Looga ahaa Dadka Xilalka Loo Magcaabayo markii Faroole Madaxwanimo Helay ayaan Liiska ku soo darayn Sarkaalkaasi taasina waxay Keentay inuu Cadhoodo oo Gaadho Dhooftinle oo uu ka soo Jeedo.

 

GalGalanews@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nonsense hate and lies won't change a thing on the ground. Sadly the main aim is to fool laymen into hating a specific sub clan that mans them no harm. No doubt the principle here is to repeat these lies often, to soften the authors ego and to seed some doubt in the hearts of the targeted audience and make them believe that their enemies are their own people instead of Al Shabaab who Attam works for.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Its time Dhahar.com started to communicate with Galgalanews.com

 

Taliye siciid dheere oo ah taliyii dhowaan loo magacabay hawgalaad daraawiishta ayaa ciidanka kaga hortagay canjeelada balse waxa u ku guulaysan waayey in uu ciidanka ku celiyo gudaa magalada galgala, sida ay noo sheegayaan ila xog ogaala

Dhahar.com

 

Taliyihii Guud ee Daraawiishta PL Tuuta Wayne ayaa is Casilay ka dib markii uu Guul daro wayn ka soo Hooyay Dagaalkii Galbeedka Bari, ilo lagu kalsooyahay ayaa sheegaya in Siciid Dheere loo Magcaabay Xilkaasi Bale uu diiday inuu qabto.

Galgalanews.com..

 

They can’t convince themselves if Gen Saciid Dheere is in their make believe battlefield or somewhere else where he has rejected the offer to lead the security forces?

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is easy to see through the lies of their reporting if one analyses all the make-shift battle's they were making up on the internet.

 

I believe this thread is wonderful in highlighting all the contradictions and ridicules ways they've been making up this imaginary battle's. It serves them well because as their's no action to report they want to keep it in the limelight by making up false stories and incite further violence.

 

But little do they know it's counter-productive to the unity and development of their country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gen C/samada Cali Shire Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay warbaahinta Caalamiga ee SBC waxaa uu ku sheegay in xaalada Deegaanka Galgala ay tahay mid aad u wanaagsan islamarkaasina Ciidamada ay gacanta ku hayaan guud ahaan Amaanka Galgala iyo deegaanada ku xeeran.

 

Madaxweyne ku xigeenka oo maanta ku laabtay markale Tuulada Galgala oo ka tirsan gobolka bari ayaa sheegay in isaga & saraakiil ka tirsan Ciidamada amaanka sababta ay ugu laaabteen ay tahay inay soo eegeen xaalada Ciidamada, kala badelida Ciidamada Jiida Hore joogay oo lagu badelay ciidamo soo nastay & sidoo kale inay deegaanka u magacaabeen Taliye ciidan oo qaabilsan Hogaanka Ciidamada Puntland ee Galgala Jooga

Puntland in full control..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Your a sick old man. How will you tell these outlets whats going on in Galgala when they are from Galgala?

 

I don't have the time nor the will to argue with your illness.

 

Others have tried, Faroole has cried but the diaspora will continue to support their kinsmen at home.

 

Atam did take over Galgala last night and retreated this morning. Post the other news on those sites that you purposely hid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Ciidama uu wato Gen. Ilka Jiir oo sii galay magaalada Galgala, iyo warar sheegaya in Ciidama Atam ay dib uga baxeen.

 

Galgala: Kadib markii ay ciidamada PIS tu lagala wareegay magaalada Galgala ayaa waxaa kasoo baxay magaalada Boosaaso ciidama badan oo uu wato Gen. Ilka Jiir ayaa waxay gaareen Galgala iyagoo aan khadka telefoonka la beegsaney ayuu wuxuu noo sheegay Genenku in ay magaalada sii galayaan, haseyeeshee ay xalay dagaalo ku qabsadeen maqribkii shalay kooxda Sh. Atam.

 

 

Genenka ayaa inoo sheegay in aysan hada wax dagaal ah jirin oo socda magaalada gudaheeda, ay qolodii Atam aysan haatan joogin Galgala ay ciidamada Puntland ku suganyihiin. General Ilka jiir ayaa sheegay in ay doonayaan wada hadal lagu soo dhameeyo, maadaama ay howshan noqotey mid aad u jiidanta.

 

 

Idaacada SPR ayaa waxay wareysi dhowaan la yeelandoontaa cod ah Gen. Ilka jiir. Ha moogaanin....

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Again why are you so mad teenager?

Dagaal Qadhaadh oo xalay saqdii dhexe ka dhacay galgala iyo galgala oo markale gacanta u gashay ciidan attam

 

Do you know who composed that article? Since Attam has not taken over Galgala or no where near it.

Yes let me ask you the question do you belive every lie some one tells you over the phone.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Originally posted by Xudeedi:

Atam did take over Galgala last night and retreated this morning. Post the other news on those sites that you purposely hid.

LOOOOOOOL, :D:D ,

 

Do you actually believe the stuff you write?

 

Wow, you are worse then I thought!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xudeedi:

Ciidama uu wato Gen. Ilka Jiir oo sii galay magaalada Galgala, iyo warar sheegaya in Ciidama Atam ay dib uga baxeen.

 

Galgala: Kadib markii ay ciidamada PIS tu lagala wareegay magaalada Galgala ayaa waxaa kasoo baxay magaalada Boosaaso ciidama badan oo uu wato Gen. Ilka Jiir

Idaacada SPR ayaa waxay wareysi dhowaan la yeelandoontaa cod ah Gen. Ilka jiir. Ha moogaanin....

My God, now you are inventing more stories. The mythmaking is truly breathtaking. So yesterday according to Dhahar.com, Attam defeated the "PIS troops", chased them out of the city, blew up 4 technical’s in a classic Desert Fox maneuver. The PIS and their clan were totally humiliated and robbed of their Ethiopian armour. Only to be rescued by the heroic local Legend IlkaJiir with thousands of Makhir troops from Bossaso.

Amazing stuff.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Laba Taliye oo Sare ayaa GalGala lagu dilay

 

August 27, 2010

By Juuj

 

Wararka aanu ka helayo Magaalada GalGala ee Colaadu ka Ognayd Mudo Haatan Laga Joogo 2-Bilood ayay sheegayaan wararka Jiidaasi laga Helayaa in Xalay ABaara Saqdii dhex uu Dagaal Kulul dhexmaray Ciidamada Deegaanka ee uu Hogaamiyo Gudoomiye Maxamed Siciid Atam iyo Kuwa Taabasan Farool PISta, Ilka Jiir iyo C/Samad Cali Shire.

 

Warka ayaa Tibaaxaya in Laba Taliye oo Ka Tirsanaa Ciidamada Dariishta ee Siciid Dheere Hogaaminayo Xalay ay ku Geeriyoodeen dagaalkaasi Labada dhinac dhexmaray.

 

Qof Bosaaso nalaga soo xidhiidhay ayaa sheegaya in Labadaasi Taliye geeridooda la Xaqiijiyay Hase ahaatee waxa aan Noo suura Galin inaan Magacooda Helo Sababa la xidhiidha Dawlada oo diidan in Macluumaad dagaalkaasi laga ogaado.

 

War aan isla La shaacin ayaa sheegaya in Wasiir Xigeenka AMniga C/Jamaal Cismaan Maxamed Ciidamo uu Horay u Geeyay GalGala uu dib uga soo celiyay sabab la xidhiidha Cadaadis Odayaasha Hayland kaga Yimi oo Dalbaday in Dhalintooda dib Loogu soo celiyo Caasimada Hayland ee Dhahar ka gadaal Shirarkii Maalmahan Socday.

 

Xaalada ayaa wajiyo badan Yeelatay ka dib markii dheg Jalaq loo siin waayay Odayaasha Beesha Deegaanka oo dhowr Jeer baaq u diray PL inay Ciidamadeeda deegaanka kala soo Baxdo.

 

Galgalanews@yahoo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
who-me   

Seriously why do you guys even bother wasting your precious time with this fools. Half of these sites are owned by bunch of illiterate dim wits who spend majority of their time on paltalk.

 

Forget about reading their sites i kind feel sorry for them, that in this day and age they can not even put together a proper piece in their own native language which is sad. The design of their sites are even more depressing and not even fit for high school project let alone being a respectable media portal.

 

Personally i would rather read a washroom doodles, at least those authors instill bit of a humor in their works.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this