Sign in to follow this  
Member-sol-

Sheikh Shariif oo kulan la yeeshay Safiirka Maraykanka ee Dalka Kenya

Recommended Posts

Posted to the Web Jun 19, 08:57

 

 

Nairobi :-Gudoomiyaha Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Ahmed ayaa waxaa uukulamo goono gooni ah la yeeshay ilaa intii uu soo gaaray magaalada Nairobi ee xarunta wadanka kenya wufuud ka kala tirsan beesha caalamka.

 

Sheikh Shariif iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa waxaa ay kulan la qaateen Safiirka dalka Maraykanka u fadhiya wadanka Kenya John Yeets ,Sheikh iyo wafdigiisa ayaa waxaa ay safiirka uga warameen hishiiskii ka dhacay magaalada Jabuuti iyo Siyaasada Isbahaysiga dib u xoraynta ee ku aadan sidii dalka Soomaaliya looga saari lahaa ciidanka Itoobiya iyo sidii Maraykanku uu gacan uga gaysan lahaa xaalada murugsan ee ka jirta dalka Soomaaliya.

 

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku booriyey beesha caalamka gaar ahaan Dowlada mareykanka iany gargaar deg deg ah la gaaraan dadka dhibaataysan

oo ay abaaruhu iyo colaaduhu isugu darsameen.

 

Safiirka Mareykanka John Yeits ayaa waxaa uu u sheegay Gudoomiyaha Isbahaysiga Sheikh Shariif iyo wafdigiisa in dalka Maraykanka uu gacan ka geysan doono gargaarka biniaadinimo iyo weliba siddii looga miro dhalin lahaa

hishiiskii Jabuuti ee ay Isbahaysigu dhawaan la gaareen DFKM.

 

A/Cawaale

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Raggna safiiro ayeey la kulmayaan, kuwana diyaaradaha dagaalka ayaa dhul heebaya

 

 

"Diyaaradaha Dagaalka ee Mareykanka oo saaka iyo xalay lagu arkay Degmada Bu,aale

Posted to the Web Jun 18, 09:44

 

 

Kismaayo:-Wararka ka imaanaya magaalada Bu,aale ee xarunta gobolka J/dhexe ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay dul wareegayaan degmada Bu,aale iyo nawaaxigeeda sida uu sheegay Guddoomiyaha gobolka Jubada Dhexe Ibraahim Aadan Faarax Nooleeye saxaafada maxaliga ah

 

Diyaaradahan ayaa waxaa ay dul wareegayaan gobalka J/dhexe taas oo ay cabsi ka muujiyeen dadka deegaanka iyaga oo ka baqaya in duqeyn ay geystaan diyaaradahan.

 

Diyaaradahan ayaa waxay si caadi ah u dul wareegaan dhamaan gobalada J/hoose iyo Jubada Dhexe iyaga oo kaalmeynaya ciidanka Cadowga ee Itoobiya dhowr marka geystay duqeyn cadowtinimo ah

 

Ciidanka hoos yimaada Jabahada Islaamiga ee Soomaliya ayaa si weyn uga muuqda gobalada J/dhexe iyo J/hoose halkaas oo ay tawabaro ka wadaan

 

A/Cawale

Halgan.net"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

The strategy is in Sheikha and Muqwamawada(the military wings) la isku diro! Bal idinku arka some might even come out and say, " Sheikhi wuu gaalobay".

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Taas ma hadaad ogaatay Brofosorre. The whole charade about reconcilitaion is " to win over the moderate elements of islamists". By their own admission, US diplomats have been talking about this. Sadly, they don't want the Sheriff too. For them, time is of no essence. This is a long fight, and taking out Shariif will be as they say "one down, some to go". At the end of the day, the good Shariif will be discarded like a piece of trash. What a sad legacy of a man once hailed as a saviour!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

No, actually it was what I suspected all along. And, it was a certain Mr Meles Zenawi who first paraded the idea of talking to the "moderates". Of course, the public face of this strategy was the so called prime minister of the TFG. But we know that He was just another TPLF apologist,contrary to those that paraded him as a peaceful hero. The wording in the Djibouti agreement such as, " security vaccum", " sufficient UN troops", and, " denouncing groups", has the Western diplomats written all over it. It's the classic startegy of dividing people into "moderates(nice guys we talk to) and, " hardliners(evil guys we don't talk to)".

 

Whether or not the divide that has emerged between these groups can be bridged remains to be seen, since it appears the both diplomacy and military activity are needed to get Somalis out of this mess. What is certain is that both groups meeshi la rabay(divide and conquer) baa la dhigay, or almost( for the current moment)! I wrote this a month ago:

 

 

quote: Whether they go to Djibouti or Asmara, they're ultimately dividing their own group and creating confusion. The talks are designed to:

 

1. Make the resistance recognise the TFG

2. Accept the Secular-Tribal Charter( they might be some vague reference to Shariah law)

3. And pave the way for a United Nations Force to replace Ethiopian troops!

 

And, Abtigis, I said this on April 24, 2008:

 

 

quote: Hence why I'm saying Sheikh Shariff needs to discuss this issue and come to an understanding with his brothers in Somalia. To agree to a large United Nations Force, recognising the T.F.G and perhaps even take seats in a secular government-and particpating in secular elections will probably sound like a great sacrifice to make people like Sheikh Ibrahim Suley and other Islamic Courts leaders inside Somalia, something Sheikh Shariff has to deal with before he makes any compromises or signs on the dotted line . That is, if we are to believe some of the so-called conditions being reported in the Somalia media!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ilaahay baa mahad iska leh naxariis iyo nabag-gal yana kor kiisa ha ahaato nabi muxamed. ( s.a.w )

 

Ma ogtahay wax kaa tagay inuusan kugu soo noqonayn, Maalintaaduna ay tahay maanta

Ma og'tahay in wax walba ay ku socdaan " qadarka alle" Ma og'tahay in nasrigu uu yimaado imtixaanka kadib, Hadaba walal kayga muslimka ahow qalbigaaga fur oo kuwaano qaado,aayaatka Qurqaanka iyo axaadiista rasuulkaa ( NNKH )

 

Ma og'tahay in jabku u qayb samo sadex-qaybood oo kala ah:

a) Cabsi iyo Khal-khal

b) Quusasho iyo tanaazul

c) Is dhiibid

Hadaba walaalkayga qaaliga ahow sadexdan qodon aynu kor ku soo sheegnayba waxaa maanta lahayaa oo lagu arkay cadowga islaamka laba kamid ah, waxa u dhimanna waa qodabka sadexaad insha-allu isagana waxaan ka sugeenaa eebe inuu noo dhamaystiro.

 

Ma og'tahay in muminka xaaladiisu ay cajiib tahay, hadii uu dhib ku dhaco way sabraan

Hadii ay barwaaqo helaana way ku shukriyaan, Hadaba walalkayga muslimka ahow miyuusan ahayn waxa maanta wadankeena ka jira mid lagu sabro sabir qurux badan.

Ma og'tahay hadii aan sabirno oo aan ilaahay tala saarano, in aan gaadhayno balan qaadkii uu ilaahay uu uyaboohay dadkiisa saabiriinta ah.

 

Ma og'tahay in maanta xaalada cadowgu ay aad uliidato iyadoo ay iyagu isku tilmaameen inay yihiin sida " Mariil dul saraan naxash"

Ma og'tahay in jabkooda ay u dheertahay rajo la'aan iyo naar cadaabteedu ay aad u kulushahay.

 

Ma og'tahay in bulsha wayntii soomaaliyeed rajada kaliya ee ay maanta ilaahay ka sugayaan ay tahay dowlad islaami ah oo towxiidka dadka ugu yeerta shirkigana ka reebta

Cadliga islaamkana ugu badasha qabyaaladii iyo gumaysigii dheeraa ee fikirka u badnaa.

 

Hadaba walaalkayga qaaliga ahoow "fakir" oo fiir-fiiri nimcooyinka ilaahay na siiyay naftaadana ku qanci kalsoonida ilaahay, naftaadana waydii meesha ay kaga jirto jihaadka barakaysan ee wadankeenii kasocda.

 

Qore: Naamuus, Badal

Share this post


Link to post
Share on other sites
CapeTown   

Overnight violence in Somalia pushed the death toll on Friday to 38 .

 

Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde waxaa uu sheegay in isagoo ah Xoghayaha Gaashaandhigga Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya aanu Heshiiskaas waxba kala soconin, sidaas darteedna uusan khuseynin, “Walaalow annaga heshiiskaas nama khuseeyo, waana sii socon doonaa dagaalka Ciidmada Itoobiya looga xoreynayo Dalka Soomaaliya”ayuu yiri Shiikh Yuusuf Indha Cadde.

 

 

So far death toll : ALSHAABAAB ATTACKS

 

38 somali civilians IN A WEEK

 

 

Keep UP the Good work GENERAL Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this