Sign in to follow this  
MoonLight1

Somaliland: A Bankrupted Nation?

Recommended Posts

Maamulka Axmed Maxamed Maxamud oo lacago deyn ah dalbaday

 

{Hargaysa}11-08-10Maamulka Axmed Maxamed Maxamud {Siilaanyo} ayaa ganacstada reer Hargaysa iyo Burco ka codsaday inay amaahiyaan Lacag dhan Shan milyan oo doollar, si uu ugu dhaqaajiyo howlaha horyaala maamulkiisa.

 

Shirkii habeen hore uu la yeeshay ganacsatada Hargaysa iyo Burco, uuna goobjoog ka ahaa Wasiirkiisa Maaliyadda Maxamed Xaashi Cilmi ayaa wuxuu Siilaanyo ganacsatada uga warbixuyey xaaladda dhaqaale ee maamulkiisa ka jirta iyo maamulkiisa oo dhaxlay sida uu yiri khasnado maran, kuwaas oo uu kala wareegay xukumaddii hore ee Daahir Rayaale Kaahin, waxa uunu ka codsaday ganacstadaas inay amaahiyaan lacag dhan 5 Milyan oo doollar, taas oo uu sheegay inay xukuumaddiisu isaga bixin doonto sida ugu dhaqsaha badan.

 

Sida uu warku sheegayo Axmed Siilaanyo waxa kale oo uu kulankaasi ku soo hadal qaaday hantida maamulka ee ay xukuumaddii hore ka iibisay qaar ka mid ah ganacsatada, kuwaas oo uu dhawaan xayiraad ku soo rogay Wasiirka howlaha guud, isagoo wasiirku sheegay inay kala shaandheynayaan ganacsatada waraaqaha heysata iyo kuwa aan heysan.

 

Axmed Siilaanyo waxa uu kulankaas ka sheegay inaanay xukuumaddu dhismaha ka joojinayn cidda xukuumaddii hore ka heysata waraaqo, balse ay talaabadan u qaadeen si ay u kala ogaadaan kuwa aan sharciga haysan iyo kuwa haysta.

 

Wasiirka Maaliyadda Maamulka Hargaysa Maxamed Xaashi Cilmi oo isna kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in khasnadda dowladdu la mid tahay halkii uu Alle ha u naxariste Marxuum Maxamed Ibrahim Cigaal ka bilaabay sanadkii 1993-dii, markaas oo uu lacag amaah ah ka doontay dalka Jabuuti.

 

Qaar ka mid ah ganacsatada ugu tunka wayn ayaa sheegay in xiligan lagu jiro aysan awoodid lacag intaas dhan, balse ay siin doonaa waxuu awoodood ah, waxayse ku xidheen shuruud ah innaysan maamulku soo faragin ganacsiga ay gudaha ka wadaan, waana tan cashuurta ah aysan bixin doonin inta ay iska soo bixinayso maamulka lacagta ay siiyeen.

 

Maxamed Siyaad Faarax-(Kabaweyne)

Hargaysa (Wariye Madaxbanaan) Radio WidhWidh

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha cusub ee Somaliland oo lacago deyn ah dalbaday

Aarannews(Hargeysa) Madaxweynaha cusub ee maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamud {Siilaanyo} ayaa ganacstada reer Somaliland ka codsaday inay amaahiyaan Lacag dhan Shan milyan oo doollar, si uu ugu dhaqaajiyo howlaha horyaala maamulkiisa.

 

Shir madaxweynaha Somaliland habeen hore uu la yeeshay ganacsatada Somaliland, uuna goobjoog ka ahaa Wasiirkiisa Maaliyadda Maxamed Xaashi Cilmi ayaa wuxuu madaxweyne Siilaanyo ganacsatada uga warbixuyey xaaladda dhaqaale ee Somaliland ka jirta iyo maamulkiisa oo dhaxlay sida uu yiri khasnado maran, kuwaas oo uu kala wareegay xukumaddii hore ee Daahir Rayaale Kaahin, waxa uunu ka codsaday ganacstadaas inay amaahiyaan lacag dhan 5 Milyan oo doollar, taas oo uu sheegay inay xukuumaddiisu isaga bixin doonto sida ugu dhaqsaha badan.

 

Sida uu warku sheegayo Axmed Siilaanyo waxa kale oo uu kulankaasi ku soo hadal qaaday hantida dowladda ee ay xukuumaddii hore ka iibisay qaar ka mid ah ganacsatada, kuwaas oo uu dhawaan xayiraad ku soo rogay Wasiirka howlaha guud, isagoo wasiirku sheegay inay kala shaandheynayaan ganacsatada waraaqaha heysata iyo kuwa aan heysan.

 

Axmed Siilaanyo waxa uu kulankaas ka sheegay inaanay xukuumaddu dhismaha ka joojinayn cidda xukuumaddii hore ka heysata waraaqo, balse ay talaabadan u qaadeen si ay u kala ogaadaan kuwa aan sharciga haysan iyo kuwa haysta.

 

Wasiirka Maaliyadda Maamulka Somaliland Maxamed Xaashi Cilmi oo isna kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in khasnadda dowladdu la mid tahay halkii uu Alle ha u naxariste Marxuum Maxamed Ibrahim Cigaal ka bilaabay sanadkii 1993-dii, markaas oo uu lacag amaah ah ka doontay dalka Jabuuti.

 

Qaar ka mid ah ganacstada ayaa sida uu warku sheegayo kulankaas ka sheegay inay diyaar u yihiin inay xukuumadda amaahiyaan qadarka lacageed ee ay codsatay, waxaanay mas’uuliyiintii xukuumaddu sheegeen inay ganacstada xafiisyadooda ugu geyn doonaan waraaqo codsi ah iyo qadarka lacageed ee ay shirkad kasta ka doonayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

:D:D:D

 

There are very rich people in Somaliland, they can afford to lend a few millions each I guess to help their community. Times like this I am glad SL cannot borrow from international banks and get lost in the debt-interest system.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Times like this I am glad SL cannot borrow from international banks and get lost in the debt-interest system.

could'nt agree with you more, lack of recognition is blessing in disguise - only they know it not.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Recession only affects wixii wax heesta, if you never had anything maxad ka ogtahey wa iska ciid eh :D

 

Sayid ha igu qiil banasanin ee make ur own point!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Horta Ramadan Mubarak Oodweyne, Secondly hagii diri ninka, aya iga amuusin haada, particularly as he is pi*ssed off about PIS iyo Atom and the warer that have kept this forum busy in the last few days and divided the family. As reer Burco would say, ha isku jeedin eh ha igu soo jeedin! :Dicon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ :D

 

my point is that SL is not bankrupted - rather it is bountyful place.

 

as for Oodweyne - my views regarding recognition is more favourable than you think - only difference is that i belief the long sought recognition lays in Qardho rather than with Queen :Dicon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

On the other hand, I agree with you, that we should allow the internal cat-fight and the merriment we seemed to be afforded as a spectacle as their expense from their own hands should continue for a while, indeed.

tut, tut, - i am disappointed that you would find a joyous spectacle in the infighting of your brothers - lets hope that Ibti does not agree with you here as you would like.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Adigu Oodweyne waxad karbashtiid mooyan wax kale lama arako!!! Ramadan ka wa la iska raxeesta, particularly when offered a free show which does not involve you to your get your forum budh and start writing.

 

BtW: Sayid wa laag adag yahey to be honest, both internally and when it comes to SL. Iska daaf marka, wa harmless most of the time.

 

Sayid while I don't agree with the fighting and the loss of life, I do like seeing the multiple scripts on SOL fighting.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this