Sign in to follow this  
Maaddeey

Qubuurta: Biyamaalow, M.din Celi, Aden Dhere, Ali Mumin oo la burburiyey

Recommended Posts

Maaddeey   

Cawaale,

sxb, waad ku mahadsantahay maqaalka dheer & adaabta & dhowrsanaanta hadalkaaga ka muuqda, dhowr arrimoodna waad isku dartay, midda aan ka hadleynay ee ah in qabri in la faago banaantahay aan rakizno, waxaan soo bandhigay qiso saxaabada ka dhacday & ra'yiga cumar oo wax khilaafay aan la arag, Daniel waa nabi reer banii Israaiil ah, karaamo & qadarin ayuu leeyahay, haddana waa taa oo qabrigiisii habeen madow la wareejiyin lana qariyey.

 

Qabri dhisid & dul tu'asho diinta Islaamka-I repeat- diinta Islaamka sal & farac kuma lahan, kutubta fiqhiga & xadiistana waa ka buuxdaa xukumkeeda, xadiiska Muslim ee Cali bin Abii Daalib ayaa kaaga filan: laa tadac qabran mushrifan illaa sawwaytah!, ninkii amarkaa sidaa u fuli is yiraahda hadda sidaa sameeya waa seef la bood! (dabcan shubuhaad & waswasatu shaytaan waa keeni karaan lakin Culimada sunnada ayaa dakkan dakkan ka dhigtay.

 

Sheekhii ku soo dhoweeyey waa mahadsanyahay, waana dareemi karaa ur sentiment, lakin inuu Shirki sameeyey & in kale kamaad hadlin, teeda kale adigu waxaadba shaki gelineysaa in Shirkiyaat lagu sameeyo qabriyadan, dunida Muslimka waa isku wada mid Xaashaa Assacuudiyyah, haba ugu darnaado Masr Al xabiibah ;)

 

Sxb, qof uma sacab tumo ani, hadaad ula jeeddo Kashafa-na waan caddeeyey mowqifkeygadabcanna waad akhrisaye bardu wax kalaa kuu cad, lahjaddiisa uun ha firinin, wa NIN og waxa uu sameynayo, dad aan Sol ku arkayna runtii carrabka Kashafa waa u baahanyihiin, lakin FYI Sol zanaadiqah waa joogaan laa shakka fii dhaalik, cunsuriyad yeysan ku qaadin!.

 

Athar-ka Jaabir waad ku mahadantahay, lakin sababta aad ii soo xasuusisay ayaan la yaabanahay, ma waxaad iiga cabsatay inaan Muslim gaalnimo ku tuuro?.

 

Culimada kahyr Alle ha ka siiyo waxa ay diinta u qabten, lakin wixii ay ku qaldameen waa in la caddeeyaa, haddii markii ay dhintaan ka dib lagu talax tagona waa in laga digaa, si kata oo shirki & waxa keeni kara looga hortegi karana la sameeyaa, ogow shirki billowgiisu wuxuu ahaa weyneynta dad suubban 'innaa arsalnaa' tafsiirkeeda aqri & waxa Ibn Cabbaas ka yiri: wadd, suwaac & yaguuth

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by *ANWAR*:

i support al-sabab on this one

Anwar, I also agree. All forms of Shirk ought to be opposed, no matter what.

 

That the Shabab deviant wackos are doing it, should not make it wrong, either.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Y so, fadhiilatal Ustaad?, Shirki lama sameeyo miyaa hadda? mise what? ogow iyagaa goobjoog ah oo dagaal ku jira, waxaa laga yaabaa iney is leeyihiin NASR baad ku heleysaan, IN TANSURULLAAHA YANSURKUM WA YUTHABBIT AQDAAMAKUM

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Wax walba wakhti ayuu leeyahay, saaxib. Qubuurtan la caabudayo shalayto may billabin, waligeed way iska jirtay. Wana loo so noqon kara. Marka Al Shabab (sida ay iyaago na yidhaahdeen) jihaad bay ku jireen oo arimo ka weyn afar jaahil qabri ag ducaystay baa haysta. Amoorto wa in ay kala horiyaan. Adigu dagaal ku jira, dadka lagogo diray, adoonko o dhan ka hor jida, hadi aad is tidhaahdid xabaal qodo, waxa lagoo qaatay adoo taada iska qoda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This seems like simple thought-wouldn't be easier to educate those people "visiting" the graves than it's to actually destroy the graves.

If your aim to save the souls of these people, helping them understand Islam might be better route instead desecrating graves-an act that will hardened the feelings of those that seek forgiveness from the dead.It's amazing one would quote the Quran and the Hadiths to justify the destruction of graves while failing to teach people the Quranic verses and hadiths that ban or discourage worship of saints.

Ofcourse these people need to be educated.. However, the command of the prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) is also to

“ “not leave any image without defacing it or any built-up grave without leveling it.”

This is a clear command which must be implemented.

And 'Urwah ibn 'Abasah (radhiAllahu 'anhu) said to the prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam):

“With what were you sent?” He said, “I was sent to uphold the ties of kinship, to break the idols, and to proclaim the oneness of Allah so that Allah would be worshipped alone with no partner or associate.”

This last hadith makes it clear that breaking idols has been issued as a separate statement from proclaiming the worship of Allah alone, i.e. educating the people.

Both are obligatory and they do not exclude each other.

Nevertheless, the prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) used to smash and destroy all that was worshipped instead of Allah wherever he knew of the presence of such things.

This is why he (salAllaahu 'alayhi wa sallam) sent Jareer ibn 'Abdullah al-Bajali to destroy Dhu’l-Khalsah, Khaalid ibn al-Waleed to destroy al-'Uzza, Sa’d ibn Zayd al-Ashhali to destroy Manaat, 'Amr ibn al-'Aas to destroy Suwaa’ and so on.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Ngonge, Shirki in lala dagaallamo wax ka weyn ma leh, teeda kale Rasuulka (CSW) oo dagaal ku jira ayey qaar saxaabada ka mid ah yiraahdeen: 'ijcal lanaa daata anwaat kamaa lahum daata anwaat(geed ey mushrikiintu hubka saaran jireen, oo barakeysan jireen)muxuu sameeyey? dagaalka ha laga soo laabto miyuu yiri? maya ee wuxuu yiri: 'QULTUM KAMAA QAALAT BANUU ISRAA'IIL LI MUUSAA: 'IJCAL LANAA ILAAHAN KAMAA LAHUM AALIHA'

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Dee hadaal buu yedhi, ma quboor buu qoday? :D

Saca bi saca, saaxib. Al Shabab marmarka qarkood xamaasad ba la tagta oo wax an muhim aheen bay ku mushqoolan. Nasrato el deen mar walba dagaal ku ma imanayso. Bal maxa o diiday si aamusan in ay quboorta iska qodaan o meedhka meel kale ku aasan ka dibna isago wakhta ka wareegay ay dadka o sheegan waxan la sameeyay iyo sababta lo sameeyay? Waxanu wa bad timing wana caqli yaraan, saaxib. Afarta xiyraan ay doonayeen in ay ka joojiyeen cibaadat al quboor hada waxay noqdeen MILLION xiyraan o ku leh cinaad iyo madax adeeg ban hada siyaara ku taga doona qabri walba oo naloo sheego. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this