Sign in to follow this  
GAAROODI

The Somaliland Election Campaigns Kick off...who are you supporting and why?

Recommended Posts

GAAROODI   

UCID----KULMIYE---- UDUB

 

who are you supporting and why?

 

I am supporting ether UCID or UDUB, my first choice is UCID if they dont win i would rather keep the same government UDUB. Why you ask.

 

Ucid is the welfare and Justice party, its party of modernity, moderates, educated individuals who are patriots, who love there country, who want the following,

 

- more women in government

-more disenfranchised members of society in government

- more accountability and transperancy

- stronger welfare and taxation services

- honoust politicians in government

- tackle the high numbers of youth unemployment

- create a realistic solution to soceital ills such as health problems and cultural ethics

- more investment in schools and eduction

 

this is there conference in london hilton hotel, the other day

 

http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=6803&Itemid=62

 

 

Xisbiga UCID oo shir ballaadhan ku yeeshay Hilton Hotel Olympia ee galbeedka London, Daawo PDF Print E-mail

 

Written by UCID/UK

Dec 25, 2009 at 01:36 PM

 

SHIRWEYNE LAAMAHA YURUB IYO NORTH AMERICA EE XISBIGA UCID OO LAGAGA HADLAAYAY XAALADA DALKA IYO DOORASHOOYINKA OO KA DHACAY LONDON

 

London,(Qarannews)-Xisbiga UCID ayaa xalay shir ballaadhan ku yeeshay Hilton Hotel Olympia ee galbeedka London ee wadanka Uk, Shirkaas oo ahaa mid aad loo so agaasimay oo ka koobna Khudbado, wada tashi iyo dood kooxeedyo {Group discussions } shirka waxa ka soo qeyb galay gudida fulinta, xubnaha UCID UK iyo wufuud ka tirsan xisbiga UCID oo kala yimid wadamada europe iyo North America UCID oo shirka kaga qeyb galay telecoferance, shirkaas waxa ka qeyb galay Gudoomiyaha Xisbiga UCID/ Musharax Madaxweynaha Eng Faysal Ali Waraabe, oo socodaal hawl shaqo ah ku jooga wadanka Ingiriiska UK. Shirka waxa si habsami u xidhiidhinayey una hagayey Gudoomiye Europe, Mudane Saciid Cumer. Mahadnaq iyo soo dhawayn kadib waxa wuxuu si faahfaahsan u qeeqay ujeedada shirk iyo Agendihiisa.

 

Ugu horeyn shirka waxa aayadu qoraana iyo wacdi diiniya ku furay Dr Abokor Egeh Fahiye oo ah xubin ka tirsan gudida fulinta xisbiga UCID.

 

Hassan Maygaag Samater: oo ka hadlay shirka wuxuu si weyn uga hadlay marxaladaha Somaliland soo martay iyo halkay hada marayso, Hassan maygaag wuxuu tilmaamay xilka iyo masuuliyada looga baahan yahay qorba joogta Somaliland, rag, dumar iyo dhalinyaraba loogana baahan dadaal dheerada iyo wax qabad. Hassan Maygaag wuxuu si weyn u amaan Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Ali Waraabe oo in badan ay soo wada shaqeyeen laga soo bilaabo xiligii nabadaynta beelaha Somaliland.waxaanu hadalkiisi ku soo gabagabeeyay wakan madaxwaynihii mustaqbalku caawa ina horfadhiya waxaananu u baahanahay isbadal degdeg ah.

 

Saynab Saxardiid: Xidhiidhiyaha Yurub & UK. Saynab oo hadal ka soo jeedisay shirka waxay si weyn faahfaahsan ugu warrantay baahida ka jirta wadankii iyo sida luugu baahan yahay isbedel, si isbedelkaa loo helana waxay sheegtay in loo baahan yahay in la taagero xisbiga UCID xag dhaqaale iyo xag siyaasadeedba waxaanay halka ka sheegtay in xisbiga UCID isbedel dhaba keeni doono marka uu doorashada ku guulaysto.

 

Kosar Aideed: Gudoomiye ku-xigeenka xisbiga UCID UK, oo shirka ka soo jeedeyey hadal wuxu ku bilaabay hadal sodhaweyn ah oo u soo jeediyey Gudoomiyaha guud xisbiga UCID Eng Faysal Ali Waraabe iyo Dhamaan wufuuda xisbiga UCID ee iskaga yimid wadamo badan oo dibada ah iyo xubnaha xisbiga UCID UK. Kosar wuxuu sallaan, fariin iyo hambalyo, uu ka sida gudoomiyihii xisbiga UCID UK Ibrahim Rashiid u gudbiyey shirka, Ibrahim oo ay u suurtogeli waday in uu ka soo qeyb galo shirka, dhawac fudud oo ka gaadhay farah lugta awgeed.

 

Kosaar Aideed wuxuu sheegay inay tahay maanta fursad wanaagsan iyo faraxad, inay maanta London kula kulmaan Gudoomiyihii xisbiga UCID. lana yeelano wada tashi iyo xog warran. Kosaar Aideed wuxuu sheegay in xisbiga UCID diyaar u yahay in hogaanka wadanka qabto isbel dhabana ku Samayn doono: xaga dhaqaalaha, Cafimaadka, waxbarashada, cadaalada, beeraha, xoolaha iyo dhamaan adeegyada bulshada, Xisbiga UCID wuxuu soo bandhigay document ka kooban 47 page oo ah qorshaha waxqabad ee X/UCID UK ku hagi doono dalka Inshallah.

 

Fadumo Ahmed Abdi-Gole {Fadumo ingiriis}: Fadumo oo ah haweenay ka mid ah hawlwadeenadii UN ta ee ka hawlgali jiray Somaliland iyo Somalia mudo dheera ka soo shaqaysa gobolada iyo degmooyin badan oo ka mid ah Somaliland waxa weyna ka soo qabatay. Fadumo waxay sheegtay in ay aad ugu faraxsan tahay ka soo qeyb galka shirkan xisbiga UCID. waxaanay sheegtay inay Somaliland u rajaynayso in doorashadu si fiican uga dhacdo Somaliland la doortan dawlad masuul ah iyo madaxweyne daacada sida Eng Faysal Ali Waraabe. Fadumo shirka waxay ka akhriday qoraal uu soo dhiibay MP George Gallaway,oo ka mid ah MP Uk qoraalkaa u ku hambalyeynayo Somaliland.

 

Mustafe A Aden, Xoghayaha Siyaasada ee X/UCID: Mudane Mustafe oo hadal shirka ka soo jeediyey wuxuu si ballaadhan uga warmay siyaasada iyo qorshah xisbiga ku hagi doono dalka markuu ku guleysto doorashada, waxaa kaloo Mustafe soo diyaariyey xidhiidhinayeyna workshop ama shaqo kooxeed iyo dood kooxeed { group Discussions} markii dambana uu shir weynaha u soo gudbiyey go'amadii ka soo baxay kooxaha, doodaas oo inta badan ku saabsanyd dhaqaalaha xisbiga UCID.

 

Mohamed Ibrahim Aden, oo ah Xoghayaha Arrimaha Gudaha iyo xidhiidhka Gobalada X/UCID, oo shirka hadal ka soo jeeday wuxuu si qotodheer uga warramay marxaladaha Somaliland soo martay iyo xaalada adag ee ku jiro wadanku maanta. Mohamed wuxuu sheegay in Dalkeenu yahay dal khayraad badan leh oo isku filan, hase yeeshee waxa uu u baahan yahay hogaan iyo dawlad u adeega shacabka oo daacad ah , Xisbiga UCID wuxuu doonaya inuu wixii xumaa ee jiray maamul wanaagsan ku bedelo, xisbiga UCID hadii doorashada ku guuleysto wuxuu dhisi doona dawlad tayo leh oo kooban, ummada Somaliland ka dulqaada doono dhibaatada iyo baahida haysata. Waxaanu dadwaynaha madasha fadhiyay u iftiimay inay ku shaqeeyan aragtidooda iyo taageeradooda taasina tahay mid ku salaysan siyasadada xisbiga UCID,wuxuna halkaa ka cadeyay hadii aad codkina siinwaydaan Ucid siiya xisbiga KUKMIYE. Xisbiga UDUB wuu maali garanwaayay hashii maandeeq.

 

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Faysal Cali Waraabe: oo shirka ka soo jeediyey khudbad dhinacyo badan taabanaysa waxaanu si qotodheer uga warramay xaalada guud ee dalku uu ku sugan yahay imika, isaga oo sheegay in baahi aad u balaadhani ay ka jirto wadanka, isago tusaale u soo qaatay dhibaatoyinka ka jira caafimaadka, waxbarashada, cadaalada iyo dhamaan adeegyada bulshada. Gudoomiyaha X/UCID Eng Faysal wuxuu soo bandhiga oo si ballaadhan ugu waramay qorshaha siyaasadeed iyo waxqabad ee X/UCID ku hagi doono dalka markay ku guulaystaan doorashada. Eng Faysal wuxuu soo bandhigay in xisbiga UCID keeni doono ama sameyn doono maamul wanaag: Dhisid dawlad kooban oo tayo leh, dib u habayn hayadaha xukuumada, abuuista haayado dawladeed oo cusub iyo xoojinta kuwii hore u jirey, abuurista iyo xoojinta ururada bulshada { Non state actors }, Dib u habaynta iyo dhameystirka qawaaniinta dalka.

 

Gudoomiyaha xisbiga UCID wuxuu ka waramay dhibaatooyin ka haysta ciidamada qarran, iyo sida xisbiga UCID sameyn doonan, tayeynta ciidamada dalka, markay ku guuleystaan doorashada.

 

Gudoomiyaha X/UCID wuxuu amaan u soo jeediyey Mudane Nasir Mohamed Esse, oo ah gudoomiyaha Beelaha Gabooye ee qaarada europe & America oo shirka fadhiyey hadal qiimo lehna ka soo jeediyey. Gudoomiyaha xisbiga UCID wuxuu hambalyo iyo gubaabo u soo jeediyey dhamaan xubnaha xisbiga UCID iyo taageerayasha xisbiga UCID ee qurbo jooga ah gaar ahaan UCID UK, waxaanu ka mahad celiyey sida diiran ee luugu soo dhaweeyey wadankan ingiriiska UK.

 

Dadka kale shirka ka hadlay waxa ka mid ahaa: Sa'ad Mohamed Qawdhan Gudoomiyah dhallinyarada UCID UK, Marwo Khadiija Bandre oo ka tirsan gudida fulinta X/UCID. khader Hussein Abdi Xoghayaha Arrimaha bulshada, Nasir Mohamed Esse gudoomiyaha beesha gabooye qaarada europe and Amrica, Mohamed Idle oo ah Gudida fulinta xisbiga UCID UK, kaltuun Ibrahim Mooge gudoomiyah haweenka UCID UK , Mustafe Ismail Ahmed gudoomiyaha UCID London.

 

 

UCID UK

Share this post


Link to post
Share on other sites

I support the justice and development unity party kulmiye we can use development in Somaliland we need better infrastructure, the kulmiye party will build better infrastructure they will build roads, and work on city planning.Etc And much more.

Parts of the political program of kulmiye

 

iii. in Xeer-Ilaalinta Guud laga saaro hay’adda garsoorka;

iv. in dastuurku dammaanad qaado muddo-xileed ay yeeshaan garsoorayaasha maxkamadda sare;

v. in dastuurku dammaanad qaado in Garsoorayaasha la siiyo mushahar, gunno iyo dheef hawl-gabeed oo munaasib ah;

vi. in Golaha Wakiilladu noqdo hay’adda leh oggolaanshaha magacaabista iyo xil-ka-qaadista garsoorayaasha maxkamadda sare, oo helitaanka oggolaanshahaa la’aantii aan Madaxweynuhu qaadi karin tallaabo uu

 

 

XII. DARYEELKA DHALLINYARADA:

Si dhallinyarada looga badbaadiyo dhaqammada lidka ku ah horumarka bulshada, Xisbiga Kulmiye wuxuu ahmiyad siinayaa:

1. la-dagaallanka mukhaadaraadka sida xashiishadda, xabag iyo batrool-nuugidda, qaadka sigaarka, derbi-jiifka IWM;

2. dhiirri-gelinta isboortiga iyo ciyaaraha;

3. dhisidda garoomo lagu ciyaaro isboortiga;

4. furidda maktabado;

5. dhiirri-gelinta waxbarashada guud ahaan.

 

 

XVIII. CAAFIMAADKA:

Xisbiga Kulmiye, isagoo ogsoon in caafimaadku yahay aasaaska nolosha wax-qabsiga iyo farxadda leh ee qofka iyo horumarka bulshada, wuxuu xoogga saarayaa:

1. in la sugo fayo-qabka guud ee bulshada (general hygiene) ee la xidhiidha bilicda guud ee deegaan, isticmaalka biyo nadiif ah, xakamaynta cudurrada faafa iyo adeega guud ee caafimaadka;

2. in dhamaan dalka laga cidhib tiro cudurrada ragaadiyey bulshadeena sida TB, iyo Duumada, isla markaana la xakameeyo fiditaanka HIV, iwm;

3. in la horumariyo goobaha caafimaadka, cusbitaallada, MCHyada iyo PHC-yaduna ay noqdaan qaar lagu aammini karo caafimaadka bulshada;

4. in la kantaroolo adeegyada caafimaadka ee gaarka ah;

5. in la baadho isla markaana la ilaaliyo tayada dawooyinka dalka imanaysa;

6. in la helo shaybaadho iyo machadyo lagu barto caafimaadka;

7. in la abuuro kulliyado caafimaad oo laga helo dhakhaatiir tayo leh.

 

 

X. LA-DAGAALLANKA MUSUQMAASUQA:

Xisbiga Kulmiye waxay ugu muuqataa in musuqmaasuqu yahay cunsur qayb weyn ku leh ragaadinta dhaqaalaha ummadaha, sababana dib-u-dhaca ku yimaadda. Sidaa darteed, si loo xakameeyo musuqmaasuqa barriinsaday dalkeenan curdinka ah, waxa Xisbiga Kulmiye ku tallaabsanayaa:

1. hawlgelinta shaqaale dawladeed oo ku salaysan tirada iyo tayada shaqo waliba u baahan tahay, loona qoondeeyo mushahar iyo gunnooyin ****oli kara baahiyaha qofka caadiga ah ee heerarka kala duwan ee shaqaale waxna uga dhigmi karaan, iyo weliba dheef hawlgabeed oo munaasib ah oo qofka shaqaalaha ahi ku talogalo inuu xaqiiqa ahaan yeelanayo ka dib markuu shaqeeyo muddo go’an;

2. habsami-u-dhimidda shaqaalaha dheeraadka ku ah shaqaalaha dawladda, iyadoo la siin doono shaqaalaha la dhimayo xuquuqdooda muddadii ay shaqaynayeen;

3. dejinta siyaasad maaliyadeed oo lagu xakameeyo musuqmaasuqa oo fulinteedu ka timaaddo kor ila hoos;

4. dejinta nidaam maaliyadeed oo lagu ogaan karo xatooyada iyo wax-is-weydaarinta, heer kasta oo shaqo, laga bilaabo madaxtooyada ilaa heerka ugu hooseeya ee wax-soo-saar ama isticmaal hanti ummadeed;

5. dejinta xeerka la dagaallanka musuqmaasuqa oo suurto-geliya in la baadho dembi lagu oogo, cidda lagu helena xabsi dheer looga heli karo iyo dib-u-soo celin hantida ku maqnaata sida la- wareegid hantida uu ka meelaystay shaqada ama horeba uu u lahaa si looga gooyo hantida ku maqnaata;

6. baadhidda hantidii laga meelaystay ummadda laga soo bilaabo dib-ula-soo noqoshadii dawladnimada ee may, 1991, dib-u-soo celinteeda iyo maxkamadaynta ciddii kasta ee fal noocaas ah ku kacday;

7. u-madax-bannaynta gudashada xilkiisa xafiiska Hantidhawraha Guud iyo horumarintiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland will always remain backward so long as it doesn’t face the true realities of its tribal politics.

 

Vote with what your principles agree with and not on clan and tribal allegiances. Until then we will remain backward. And don’t tell me we already do, because we simply don’t. The political climate in Somaliland is fraught with mistrust between the main tribes within Isaak.

 

We even live in segregated neighbourhoods for phu*k sake. North/South hargeisa divide, ring a bell!

 

Burco east/west

 

Political maturity isn’t within reach; our only hope is future generations.

 

Kulmiye- HaberJeclo dominated

 

Ucid- Garxagis dominated

 

Udub- only real federation, but corrupt as hell, and would love to see them go.

 

So i tell you what hope do we have.

 

Rant over

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Archdemos:

Somaliland will always remain backward so long as it doesn’t face the true realities of its tribal politics.

 

Vote with what your principles agree with and not on clan and tribal allegiances. Until then we will remain backward. And don’t tell me we already do, because we simply don’t. The political climate in Somaliland is fraught with mistrust between the main tribes within Isaak.

 

We even live in segregated neighbourhoods for phu*k sake. North/South hargeisa divide, ring a bell!

 

Burco east/west

 

Political maturity isn’t within reach; our only hope is future generations.

 

Kulmiye- HaberJeclo dominated

 

Ucid- Garxagis dominated

 

Udub- only real federation, but corrupt as hell, and would love to see them go.

 

So i tell you what hope do we have.

 

Rant over

I disagree. Because I support Kulmiye and I'm from Southern :D Hargeisa. Hows is that for political maturity? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

walahi, you made some points, but you have to also understand that unlike western europe democracy is not something that we have had for hundreds of years, we are new to this game. No democracy is perfect, western democracy is not perfect etheir however, we as somalilanders are making progress. Kulmiye is not a party for eastern burco, it has most of its supporters from northern hargaisa and gabiley. Udub is a confederation party with everyone, but Kulmiye has alot of its members from a wide spectrum of somaliland soceity. Ucid on the hand has supporters in southern hargaisa, borama and ergivao and berbera were they won in the last elections.

 

its not perfect but we are making progress, many people might think that these parties are tribal, its because we are new to this game, in time we will see ucid,udub and kulmiye leadership change from one hand to another...continuesly and then people will realise its not about the chairmen but of policies.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this