Sign in to follow this  
Xudeedi

Head of “top secret” on the Galgala Offense Hunted by the Clan Fiefdom (Puntland)

Recommended Posts

Xudeedi   

Taliyihii Sirta Ciidamada Puntland C/dale Cali Oo SSC U Soo Galay Iyo Xubno Faroole Uu Ku Amrey In Ay Madaxiisa Keenaan Oo Tuka-raq Laga Baacsadey.

 

Tuka-raq:-Taliyahii Isgaadhsiinta iyo Sirta Ciidanka Faroole ee ka dagaalamyey Aaga Galgala ayaau soo galey Maamulka SSC, iyadoo la filayo in uu saacadaha soo socda soo gaadho Magaalada Buuhoodle.

 

 

 

 

Taliyahan lagu magacaabo C/dale Cali ayaa waxaa uu ka soo baxsadey dhawr Taar iyo Document fara badan oo ay ku qoral yihiin dagaaladii Galgala ka dhacay iyo shirqoolo badan oo maamulka Faroole uu u gaystey Shacabka Warsangali.

 

Dhanka kale Faroole ayaa waxaa uu magaalada Garoowe ka soo sidey xubno ay isku beel yihiin Taliyaha kuwaasi oo kala ah, Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad, Sayid Orgiye Liqe, Maxamed Nuur Muuse iyo Taliyaha CID Geesood, kuwaasi oo uu ku amrey in ay soo qabtaan ama madaxiisa keenaan dhanka kalena ay SSC ka soo saaraan Tiknikada Beesha Maxamuud Ugaadhyahan ee Tuka-raq jooga.

 

Xubnaha ayaa markii ay so gaadheen Tuka-raq waxaa ay la kulmeen diidmo kulan iyadoo markii danbe rasaas ooda looga qaadey, kadibna waxaa ay ku leebteen Garoowe iyagoo cagaha jiidaya.

 

 

 

Jidbaale.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

This shows you there is something fishy on the whole Puntland reasoning to fight Galgala community.

 

Hundreds of Puntland soldiers from Sool already left Galgala, because they said this issue had nothing to do with terrorism but there were other motivates from the Puntland side.

 

I dont think any Maakhir community or village would host/protect people who are terrorist/foreign fighters and adopt foreign agenda's for terror and that would want to create suffering for their neighbours. Our people are not like that. They know the price of peace is very high and nobody would want to bring himself or their neighbours in danger. Cause they will pay the price.

 

 

So, I dont buy the story of terrorist in the mountains.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Land_Soldier, the SSDF clan totally lost it, when they plotted these accusations.

 

The war continues and i'll reference to an SSDF, Dukes uncles site just to make him feel better (All Puntland) a site with 1 reporter, since he's been awfully targeting Makhiri outlets lately.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Same news Duke denied this morning

 

Galgala:(Allpuntland)-Wararka lagahelayo Deegaanka Buuraleyda ah ee gobolka Bari gaar ahaan Galgala & agagarkeeda ayaa kusoo waramaya in Halkaas ay saacadihii lasoo dhaafay ka dheceen Weeraro kaladuwan oo loo geystay Qaarkamid ah Ciidamada dawlada Puntland ee halkaas kusugan.

 

Wararkii udanbeeyey ee halkaas laga helayo ayaa kusoo waramaya in midkamid ah gawaarida Tiknikada ah ee ciidamada Daraawiishta Puntland halkaas lagu weeraray islamarkaasna ay dhaawacyo fududi soo gaareen qaarkamid ah Ciidamada daraawiishta ee Puntland.

 

Sarkaal kamid ah Ciidamada Amaanka ee Puntland ayaa APL u xaqiijiyey in Lix kamid ah Ciidanka Daraawiishtu ay weerarkaas ku dhaawacmeen islamarkaasna dhamaantood ay dhaawacyadoodu fududyihiin laguna dabiibayo Isbitaalada & Rugaha Caafimaadka ee Magaalada Boosaaso,waxaana uu Sarkaalkani sidoo kale APL u sheegey in shalay la weeraray Midkamid ah Gaawarida ciidanka ee Galgala ka agdhow.

 

Labadan weerar ayaa kadhacay meelo aanan waxbadan kala fogayn,waxayna taasi keentay in Ciidamada Amaanku ay galaan Heegan ka daran midkii ay horey ugu jireen,sidoo kalena Saraakiisha Amaanka & warfaafinta ee dawlada Puntland ayaanan weli wax war ah kasoo saarin labadan weerar oo inta la’ogyahay uu hal Askari ku dhintay ayna kudhawaad 10-kale dhaawacyo fudud soo gaareen.

 

Dhinaca kale waxaa maanta markale Booqasho aanan horey looshaacin Galgala ku tagay madax katirsan dawlada Puntland oo uu horkacayo madaxweyne xigeenka dawlada Puntland ayna kamid yihiin Wasiirada Amaanka & Arimaha Gudaha,Sidoo kalena waxaa Wafdi madaxweyne xigeenka Puntland kamid ah Kusimaha Taliyaha Guud ee Daraawiishta Puntland Jen,Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere) & Saraakiil Dhanka Milatariga ah oo aad looga yaqaano Puntland ayna kamid yihiin Gol,Deyr & Gol,Goronyo Cowl oo labadabu soo qabtay Xilalka ugu sareeya Daraawiishta Puntland.

 

Safarka Saraakiishan ayaanan weli Warbaahinta loosheegin,waxaase Warar hoose oo ay APL ka helayo Galgala ay kusoo waramayaan in Madaxdani ay caawa Galgala ku hoyan doonaan iyadoo ay suurtagal noqon karto inay bilaabaan Dagaalo horleh oo looga soo horjeedo Ciidanka Sheekh Atam,waxaana ay Wararku intaas kudarayaan in Taliyaha Cusub ee daraawiishta Puntland oo xilka la wareegi doono Dabadeedna uu Istaraatiijiyad cusub oo dhanka Dagaalka ah keeni doono.

 

Cabdiqani Xayir

Allpuntland

Fikradaada ka dhiibo warkaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

It seems like Attam you are all over the place, that piece has already been posted by Sakhar on a Duke thread in SOL. Allpuntland a reputable news portal clearly states there was no takeover of Galgala by Attam & mass battles, as reported by the mindless radical Diaspora supporters of the terror agent. Or do you mistake gun fire and small skirmishes for the mother of all battles? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Xudeedi with all due respect - you are a secessionist! I will not let the messy, virus plagued dhahar.com throw me off.

 

They want to make up news that Atam took over Gagala and then retreated right after. Yeah right!!

 

But then again, at least the radical Diaspora admits the man cannot hold any ground and it proves he has no support of the locals, because if he did like back in 2006, he would not have to run from Puntland forces right now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland outsmarted them, out muscled them and terrorized Attam. His whole base was taken over in less than a day. The wailing and anger from their sites is a testament to the defeat.

 

Aside from imaginary battles like "Majiyahan" this and that, this group proved to be weaker than anyone could ever imagine.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

^Duke, don't be such a clan zealot. Peace is the dividend that which drives the engine of Puntland. Why gamble on it saxib. I've called for peace, unity and reconcliation and the onus rests on all of us to explore the range of all possibilities in the attainment of that goal.

 

Btw, PL actually didn't outsmart or outmuscled "them" saxib. The war still continiues with no victory in sight except enhanced levels of insecurity, not to mention defections of high ranking officers, the resignation of Tuutawayne, the commander assigned for the Galgala front, repression of the freedom of the press and the arbitrary arrest of the director of Horseed Media, and last but not final, the portrayal of Puntland as a weak administration.

 

If you call that outsmarting and out-running and out-sleeping them, then Good Luck Duke aka the Cyber Warrior/General of Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka Duulista iyo Hawada maamulka Puntland Axmed Cilmi Cisman(karaash) ayaa maanta lagu weeraray Magaalada Tukaraq, kadib markii booqasho ku tegay.

 

 

Weerarkan lagu qaaday Wasiirka oo aad loo hadal hayo in uu ahaa shirqool uu ka danbeeyey Cabdi Halas Qawdhan Wasiir ku xigeenka maaliyadda ayaa wararku waxay sheegayaan inuu ku geeriyooday mid kamid ah ilaaladii la socotay Wasiirka Duulista iyo hawada, Halka mid kalena dhaawac kasoo gaadhay,

 

Garaash iyo malayshiyo beeleed ayaa la sheegay inuu ka bilaabay wadada isku xidha Magaalooyinka Garoowe iyo Tukaraq safayn lagaga safaynayo kooxo dab ley ah oo Wadadaas dhigta isbaarooyin. kooxdaas oo inta badan gaadiidlayda u kala gooshta magaalooyinka Garoowe iyo laascaanood ka qaada lacag iyo hanti badan oo baad ah.

 

Wasiirka ayaa markuu soo gaadhay magaalada Tukaraq lagu soo qaaday weerar, waxaana ku dhintay Marxuum kamid ahaa ilaalada Wasiirka ayaa lagu magacaabi jiray Cabdi Cali Warsame iyadda oo malayshiyadda weerarka ku qaaday wasiirka la sheegay in ay gacansaar lee yihiin wasiir ku xigeenka maaliyadda C/halas Qawdhan, iyadda oo uu horena ugu dhigay shirqool kan la mid ah Garaad Jaamac Garaad Cali muddo haanata laga joogo sided bilood magaalada Tukaraq.

 

Dhinaca kale waxaa guriga Garaad Saleebaan ee magaalada Garoowe maalmahan ka socday qorshe lagu magacaabayo sadexdii xubnood ee golaha wakiilada laga saaray , iyadda oo haatan uu socdo qorshe lagu magacaabayo sadex xubnood oo kala ah Caydiid Casoowe, Kayse Cawil Cali Boobe, iyo nin lagu magacaabo Cabdul.

 

Xubnahan ayaa la sheegayaa in dhaqaale xoogan laga qaaday sidii ay ugu soo bixi lahaayeen golaha wakiilada, isku soo wada duuboo weerarka lagu qaaday wasiirka duulista ayaan ilaa haatan mamulka Garoowe wax war ah ka soo saarin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

^Duke will come back and say this didn't happen, for him as long as it is not Garoweonline,or allpuntland, it is not news.

 

Puntland is definitely losing the plot, and has no plan to succeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland needs a new hobby, now that the TFG has failed and there is nothing to gain from it. Lets hope they find a new hobby soon.

 

hadii kale tulooyinka yar yar iyo reer myi ayee ku mashquuliyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Lander, what would that new hobby be?

Shouldn't Shariif restore his old Government of National Union (GNU). He sure missed a big chance in the beginning because to many it was believed that his government was a continuation of Yusuf's TFG.

 

A new GNU can sure unite Somalis. The idea of Federalism has been a disaster thus far.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nassir spare us the nonsense saxib, Puntland is in full control of Galgala and its environs aside from the make belief world that some residing in the Diaspora inhabit,the truth is evident. Attam has lost his base. It was you who did everything to portray Puntland as a weak state. On the contrary Puntland proved to be far stronger and surprised even its greatest supporters. The media war has been as brutal to the clan obsessed Diaspora supporters of Attam as the actual military offensive has been for Attam and his group. Competent commanders are now in charge of the operations and there has been quite in all of the Puntland regions, cities and villages. Not a single terror incident has taken place, not a single bombing or assassination since the fight was taken to Attam’s hideout. Alhamdulilah.

 

Nassir let me remind you adeer, you was the one peddling and encouraging the false news of the burning of farms, and the 25,000 civilians being chased out of their homes. Your very words were . “The uprooting of our people has begun”. Your aim, along with the mindless web portal authors were to stir up intra clan warfare to safe Attam. Now you talk about “peace”?

 

Let me repeat this again, Puntland unlike the Sharif has proven to be capable in uprooting a well armed terror cell, it outmuscled them, outsmarted them and now controls every single base, house and hideout that this cell built over the past few years.

 

Puntland has projected its power for the first time in years. Now the security forces are being reformed and the PIS will become more integrated in the defense of the state...

 

Thats the truth mate, take it or leave it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I have created a seperate new thread for this topic.

 

If I was Puntland, I would try to create a real dialogue between the newly established States and then establish an Union of States.

 

 

-Puntland should admit that it's basicly a one sub-clan entity.

 

 

- Invite the relevant representative with authority on the ground who are trying to establish local states in Makhiir, SSC, Galgaduud, Galmudug, Xiin and Xeeb, Hiiraan, Jubba.

 

 

-These 'States' dont have real authority yet. But Puntland can use the momentum to support them and this would give these States a boost.

 

 

-Talk to eachother on equal playing field (That's what SSC and Maakhir are actually asking for).

 

 

-This would give Puntland enormous weight , because its the biggest and most established authority. And the first Friend of these entities and not their enemy (like it's now).

 

 

-Puntland should throw its behind these entities, create a dialogue, make peace with eachother, promise eachoher support against Al Shabaab (All for one, One for All).

 

 

-All these local goverments would draw and sign to Union of Somali States seeking Unity .

 

 

-Establish Garowe as the seat and meeting place for all States. So that even the States who are not established can work from Garowe to establish authority in their own State. And they can come over from the diaspora to work on the 'liberation' of their States. Do you know how many offices and embassies these States would get, led by their respective diaspora.

 

 

-This would find support from UN, AU, EU,ngo's, donors . They would establish offices in Garowe.

 

 

-Puntland would get more security from Al Shabaab, because it has all these entities opering in their State. And it would have the support of all the States in the South. And it support(Galmudug, Galguduud,Hiiraan)) its first defence against Al-Shabaab.

 

 

-And the Union of Somali States is born, with Puntland as the Primus inter pares.

 

 

- And then it would really be, ku dayo Puntland not Puntland wee ku dayataa

 

 

That is what I would do if I was in charge of Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well said there Duke, but one thing that we should know here is that the 'Maakhir Diaspora reporting portals on the internet have decided to stand shoulder to shoulder with the war Attam has declared in support of him.

 

The above means few things.

 

a,They support Attaam's declaration of war to Puntland, which makes them enemies to the State. Nassir's call for 'calm' is a hoodwink excersie as he clearly sites with the men who declared war on Puntland.

 

b, This means by waging war to Puntland they do not consider the authority of the State and it's leaders such as President Farole, Vice Abdisamad and Interior Minister Ilkajiir which also means insults and attacks are fair game to them.

 

c, They chose governance over rebellion and need to take the consequences and fall outs that are to come from it.

 

d, They're also in support of Attaam's grand schemes the Islamic Wilaayah he declared which is independent of Puntland.

 

e, That Galgala should be govern by Attaam and Puntland should drop its claim over it.

 

f, That Faroole the elected President should give service to Attaam, a criminal dimwit who is hiding in the mountains that says 'Shabab are our brothers with which we share common ideology and outlook.

 

g, In short they're the enemy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this