Sign in to follow this  
Emperor

Kismayo: Fighting resumes

Recommended Posts

Emperor   

Dagaal ka dhacay Deeganka Canjeel ee duleedka Magaalada Kismaayo

 

Kismaaya:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegay in maanta uu dagaal dhexmaraya Maleeshiyada gacanata ku haya Magaalada kismaayo iyo Ciidan kale oo ku sugan Deeganka Canjeel.

 

Dagaalka ayaa dhacay ka dib markii Ciidan ka baxay Magaalada Kismaayo ay wadada u galeen Ciidan kale oo la sheegay inay ka tirsan yihiin guutda1aad oo maalin dhaweyd dagaal uu ku dhexmaray Tuulada Buulogaduud.

 

Dadka ku dhaqan deegaanka Canjeel ayaa sheegay in Ciidamadii ka soo baxay Magaa lada Kismaayo dib loo soo riixay loona sheegay in laga gubay 2 gaari 3 kalana laga qabsadey wali ma cada qasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ee labada dhinac.

 

Dagaalkaan ayaan ilaa hadda aysan ka hadlin xaqiiqdiisa Ciidamada Guutada 3aad ee ku sugan magaalada Kismaayo.

 

Gudoomiyaha gobolka J/hoose, gudoomiyaha degmada Kismaayo, Col.Afgaduud ayaa intabada ilaa hadda ku sugan Tuulada Janaa Cabdale oo Magaalada Kismaayo uga beegan Waqooyiga una jirta ilaa 60 km iyagoo ka wada abaabul dagaal.

 

Sidoo kale saaka ayaa waxaa magaalada ku waabariisatay diyaarad dul wareegaya Magaalada iaydoo ciidanka ku sugan Magaalada Kismaayo ay ku rideen hubka lidka diyaaradaha ee loo yaqaan Zooga.

 

Magaalada kismaayo ayaa weli laga soo sheegayaa in dad rayid ah laga qaatey hantidoodii ay sida gaarka ah u lahaayeen.

 

Odayaasha Beesha **** ayaa shalay go'aano ka soo saaray magaalada kismaayo iyagoo sheegay in maleeshiyooyinka magaalada fowdada ka wada dibada looga saaro.

 

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Gedo boys have given out a 3 day ultimatum, started the bullets by attacking Buulagaduud, now the fire continues and its hard to stop unless a winner is declared, Indeed clashes resumed... Nimaan kuu furi doonin yuunan kuu rarin ayaan maqli jiray.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Dagaal maanta ka dhacay Deeganka Canjeel ee duleedka Magaalada Kismaayo

Posted to the Web Jun 25, 19:01

 

 

Kismaaya:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegay in maanta uu dagaal dhexmaraya Ciidanka gacanata ku haya Magaalada kismaayo iyo Ciidan kale oo ku sugan Deeganka Canjeel.

 

Dagaalka ayaa dhacay ka dib markii Ciidan ka baxay Magaalada Kismaayo ay wadada u galeen Ciidan kale oo la sheegay inay ka tirsan yihiin guutda1aad oo maalin dhaweyd dagaal uu ku dhexmaray Tuulada Buulogaduud.

 

Wariyaha Shababkada wararka Halgan.net ee magaalada Kismaayo Cabdi yare ayaa xiriir la sameeyey Tuulooyin ka ag dhow tuulada uu dagaalku ka dhacay isagoo ay u sheegeen dad goob googayaal in dagaalku dhacay.

 

Oday ku sugan Tuulada Canjeel oo ka gaabsadey in magciisa la xuso ayaa u sheegay Shabakada wararka ee Halgan.net in Ciidamadii ka soo baxay Magaa lada Kismaayo dib loo soo riixay loona sheegay in laga gubay 2 gaari 3 kalana laga qabsadey wali ma cada qasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ee labada dhinac.

 

Dagaalkaan ayaan ilaa hadda aysan ka hadlin xaqiiqdiisa Ciidamada Guutada 3aad ee ku sugan magaalada Kismaayo.

 

Gudoomiyaha gobolka J/hoose, gudoomiyaha degmada Kismaayo ,Col.Afgaduud ayaa intabada ilaa hadda ku sugan Tuulada Janaa Cabdale oo Magaalada Kismaayo uga beegan Waqooyiga una jirta ilaa 60 km iyagoo ka wada abaabul dagaal.

 

Sidoo kale saaka ayaa waxaa magaalada ku waabariisatay diyaarad dul wareegaya Magaalada iaydoo ciidanka ku sugan Magaalada Kismaayo ay ku rideen hubka lidka diyaaradaha ee loo yaqaan Zooga.

 

Magaalada kismaayo ayaa weli laga soo sheegayaa in dad rayid ah laga qaatey hantidoodii ay sida gaarka ah u lahaayeen.

 

Odayaasha Beesha **** ayaa shalay go'aano ka soo saaray magaalada kismaayo iyagoo sheegay in aragti lagu toogan doono cidii lagu qabto inay wax dhacayaan.

 

Dagaalada beelaha Soomaalida dhex mara ayaa ah mid ay aad isku laayaan Dagaalka ayaa odayaasha qabiilka waxaa ay u adeegsadaan dhalinyaro da'yar kuwaa oo ku dhamaada Dagaal aan wax faa'iido lahayn laguna mutaysanayo naar iyo ilaahay ka fogaasho.

 

Halgan.net

Cabdi Yare

Kismaayo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Adigu dadka maydka ah ayaa dagaal kula jirtaa, markaa warkaaga qoraal maleh...

 

Qofka amaba xataa isagoo kula dagaalaaya ha dhinto ama si kaleba ha udhibtee, qofku markuu dhinto ciida hoosteeda ayuu galay lalama xisaabtamo, laakiin adiga taas waa kaa dhacsantahay ee mayaatiinka ayaad lafac noqotay, walahi waa yaab, kuwa mayd dhintay gubay ayaan aragnay... Subhanallah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

Hadhow bey oraan hanola tacsiyeeyo....!

abti macaane dagaal iyo TACSI waa kala labo. intii dhimatay alaha una xariisto oo labda dhinac ba ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

Hadhow bey oraan hanola tacsiyeeyo....!

looooooooooooooooooooooooool @ Juje, damn I spilt my coffe on by pants, man!. You got 'em there!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wigad   

"^Adigu dadka maydka ah ayaa dagaal kula jirtaa, markaa warkaaga qoraal maleh...

 

Qofka amaba xataa isagoo kula dagaalaaya ha dhinto ama si kaleba ha udhibtee, qofku markuu dhinto ciida hoosteeda ayuu galay lalama xisaabtamo, laakiin adiga taas waa kaa dhacsantahay ee mayaatiinka ayaad lafac noqotay, walahi waa yaab, kuwa mayd dhintay gubay ayaan aragnay... Subhanallah"

 

 

IF YOUR GONA FORGIVE HIM AFTER YOU KILLED HIM WHY KILL HIM IN THE FIRST PLACE.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^It's not about forgiveness, kill him when he's alive, but the quesition is, how do you go about or treat him when he's dead?

 

La dabaakhtan qofka nool, that was my point...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wigad   

if you had enough hate to kill him when he was alive then what does respecting a dead body do for him he is already dead and god knows whats instore for him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Inaa lilaahi, so you are telling you will have no respect for the dead bodies wether you killed or not...

 

You miss the whole point, kollay isku dhaqan minihid waan isku qaldannay marka, Im out ...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wigad   

No sheik i am not saying u should disrespect dead but i think u should respect a live man bette than a dead man unless u regret killing him the first and it happened by accident

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by khalid bin waleed:

"^Adigu dadka maydka ah ayaa dagaal kula jirtaa, markaa warkaaga qoraal maleh...

 

Qofka amaba xataa isagoo kula dagaalaaya ha dhinto ama si kaleba ha udhibtee, qofku markuu dhinto ciida hoosteeda ayuu galay lalama xisaabtamo, laakiin adiga taas waa kaa dhacsantahay ee mayaatiinka ayaad lafac noqotay, walahi waa yaab, kuwa mayd dhintay gubay ayaan aragnay... Subhanallah"

 

 

IF YOUR GONA FORGIVE HIM AFTER YOU KILLED HIM WHY KILL HIM IN THE FIRST PLACE.

OMG, are you confused brother? What are you talking about here?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wigad   

"OMG, are you confused brother? What are you talking about here?" sory i do apologise for my earlier statement the words came out wrong i also apologise to emperor i kinda lost it and i leave it there.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this