Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Is garaad jamac garaad cali a politician or a clan leader.

Recommended Posts

Garaad Jaamac oo la filayo inuu u anbabaxo Muqdisho

Wednesday, May 06, 2009 - 02:17 AM

Listen

 

Garaad Jaamac Garaad Cali oo hawlo Diplomacy iyo strategic oo ka dhan ah maamuladda Soomaaliland iyo Puntland ka waday Magaaladda Nairobi ayaa 19 bishan u ambabaxaya Magaaladda Muqdisho..

 

 

Garaad Jaamac ayaa la sheegay in uu Hugaamin doono Wafti heer sare ah oo ka socota guddi dhawaantan lagu dhisay Nairobi waxaana Garaadku uu Casumaad ka helay Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed.

 

 

Ilo xogogaal ah oo ku dhaw Garaad Jaamac ayaa noo xaqiijiyey safarkan Garaadka waxana ay sheegeen in uu Madaxweynaha Soomaaliya uu ka codsaday in ay Garaadka is arkaan.

 

 

Garaad Jaamac ayaa waxa uu Nairobi kula kulmay beesha Caalamka oo uu ka dhaadhiciyey in Maamulka Somaliland uu xoog ku joogo Laascaanood.

 

 

Sidoo kalena bulshadda ku dhaqan Gobaladda SSC aysan taageersanayn, waxa kale oo uu Garaadku kula kulmay Nairobi Haayadaha u gargaara dadka tabaalaysan kuwaas oo ay isku afgarteen sidoo xaqii shacabka SSC loo gaadhsiin lahaa.

 

 

Safarkan uu Garaad Jaamac ku tagi doono Magaaladda Muqdisho ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xili Dawladda ku meel gaadhka ah ay heshiisyo qarsoodi ah la gashay maamulka Soomaaliland waxaana laga yabaa in madaxweynaha iyo Garaadku ay arinta isla Gorfeeyaan.

 

 

Garaad Jaamac ayaan la kulmin intii uu ku sugnaa Magaaladda Nairobi Raysulwasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo dhawr jeer u haabtay in ay Garaadka arkaan waa sida ay ilahan Xogogaalka ahi noo xaqiijiyeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

I believe Garaad Jama has his inalienable right and capacity to represent his constituents by any form or shape possible , of course, with only one condition, the absence of your preapproval smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Garaad has realized that his regions have been neglected, despite being most in need, by aid agencies because of the policies of Somaliland and Puntland. If we have learned anything about his world view, he is driven by the needs of his people. He knows very well what his role is, after all, he comes from a long line of leaders going back hundreds of years. All in all, its for him and his constituency to determine the changing roles and responsibilities of the title that he has. Regardless, he has immense respect in the eyes of his people and any entity keen on the "hearts and minds" of that people should be cognizant of that fact.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^Why dont you think so?, by the way what makes you the voice of the people of SOOL?

 

ps.Are we talking about a general 'Somali' issue here or only those 'clan leaders' from SOOL whom turn to politician need to be addressed?

 

pss. What about all those clanist maskareding as politician and goverment official in the SL admistration,why dont you ever address them?

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is a general Somali problem ,, from Mogadishu to Hargeisa all the way to Djibouti (although Djibouti is much better than the other two) ,,, you can find that in NFD and S/galbeed too ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

if the khat traders, and the fake generals, and fake sheikhs who cant even read arabic, and the killers can become politicians- then why not the elderz?

 

ps. big up to my garad. brap brap

Share this post


Link to post
Share on other sites

I mean the real politicians of the eastern sool region are cali sandule in ina baashe axmed cabdi xaabsade. Or even the vice president of puntland. Abdisamad cali shire. garaada nabadoonka isimada salaadiinta shaqo gaar ayay leyihin garaadku maha inu cumaadiisa siyaasada qadhmuun inu iskaga wasakhayo. Sabbabto ah garaadku wa garaad somaliyeed oo mudan ina la sharfo beel banu garaad oo yahay. Inu marka siyaasad ku mashquulu ma haboona

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Oo maad talaadaa Suldaanadaada iyo Madax dhaqameedyadaada horta ka soo dhaadhicisay, intaadan annaga nagula dul kufin smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

It is unfortunate but i'm sure the good Garaad will be back to his sense .... soon.

After the war funds from Northern Virginia and Northern Europe dry up ;) The remnants of the old Barre regime still have some shillings left in those pockets...

 

Maskiinka waa la wareeriyey... There's no occupation in Sool. Raggii meesha u dhashey uun baa xukuma!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this