Sign in to follow this  
Gabbal

Hayada World Concern oo manta deeq Qalab ah soo gaarsiisey Isbitaalka Kismaayo.

Recommended Posts

Gabbal   

Hayada World Concern oo manta deeq Qalab ah soo gaarsiisey Isbitaalka magaalada

Kismaayo

 

Kismayo, Somalia - Deeq qalab ah oo isugu jirta qalabka haweenka Ilmaha looga soo xaaqo, kuwa lagu koriyo ilmaha aan bilo dhameysan ee dhasho, kuwa lagu dhaliyo haweenka iyo kuwa lagu dhayo dhaawacyada ayaa waxaa Kismayo keenay Hay'adda World Concern. Markii ay ka soo degtay diyaaradii siday qalabkaasi garoonka diyaaradaha ee Kismaayo ayaa waxaa halkaasi uga gudoomay xubnihii ka socday World concern ee waday Ururada Bulshada qaarkood, maamulka degmada, kan gobolka, siyaasiin iyo NGO iyo maamulka Isbitaalka magaalada Kismaayo.

 

Madaxa World Concern ee Soomaaliya Ne enguuriya Masoombe ayaa sheegay in ay ku xiran tahay wax walba oo wax qabad ah amaanka oo la adkeeyo, isagoo sheegay in taasina ay ka rabaan maamulka iyo odayaasha dhaqanka in ay iska kaashadaan.

 

Gudoomiye kuxigeenka maamulka ghobolka Jubbda hoose Axmed Cabdi Cumar (Sandheere) ayaa sheegay in ay sugayaan ammaanka, waxaan rajeyneynaa in Hayadaha samfalkana ee kalena ay ka sugayaan in ay noqdaan sida ay World Corncern isugu taxaluujisey keenista deeqdani Isbitaalka Kismaayo.

 

Qalabkaani maanta ayaa waxaa la wareegay maamulka gobolka, kan degmada iyo odayasha dhaqanka kuwasoo ku wareejiyey maamulka Isbilaaka Kismayo.

 

Deeqdani waxay kusoo beegantay waqti qalabkii yiilay isbitaalka Kismaayo ay burbureen mudadii todobada sano aheyd ayada oo Isbitaalkuna uusan helin Hayad samafal oo u keenta qalab noocaan oo kale ah iyo kuwii kale ee qaliinka lagu sameyn jirayba.

 

Hayadahadni World concerna waxay hore u gacan qaabatay xiligii Sunaamidii ay ku dhufatay xeebaha Soomaaliya dad ku nool jasiiradaha Jubbada Hoose.

 

Laylo Sh. Aadan, allgedo - Kismayo/ Jubbada hoose.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Originally posted by N/AA:

 

 

BoWC6.jpg

 

Are these guys the Doolad Diid and are they wearing the JVA uniform :D ?

 

Very good indeed, certainly the Kismayo Hospital needs these sort of equipment badly.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhubad let us hope your boys don't shift this gifts to gedo hospital. Couze I have being hearing latly that cars, mango, aragoosato all the poor ppl's property and so on are shifting to gedo and baardheere. :D lol.

 

 

ps : one hand we support TFG the other hand we are looting hanti maguuraanka amazing I shall say.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

loool@Garyaqaan, Sxb Baardhere needs no Mango its the source of Mango ee waxkale sheeg. Besides, I thought Kismaayo was surrounded and its impossible for Gedo boys to shift the looted goods to Gedo, what happened to that news?

 

luuq10.JPG

 

Beer kamid ah beerah baardhere !

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yaa dhubad abti kismayo weey kugu dhagtay ma istri lol No one is surrounded around kismayo. and i would not be happy if one person dies from both side. then again somali baa waxeey tiraahadaa yeelaa iloobo wax layeele se wax ma iloobo. {smile} you are tacking advantage that adeer YEY is cleaning up Muqdisho dhubada remembar (Nirig} xaaraam ahi mid xalaal ah madhasho :D mean while we don't mind if you sing for the goverment.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Dhubad:

Are these guys the
Doolad Diid
and are they wearing the JVA uniform
:D
?

Haa waa ragaas. :D

 

 

Dr.C/Risaaq Faarax Cali (Taano) Oo Qalab Mucaawino Ah Ku Wareejiyey Isbitaalka Guud Kismaayo

Jul 19,2007

by Kismaayo-GEDO-NN

 

Siyaasiga Dr.C/risaaq Faarax ahna sii hayaha gobolka Jubbada hoose ayaa maanta oo khamiis ah qalab caafimaad oo muhiim ah ku wareejiyey isbitaalka guud ee degmada Kismaayo, qalabkaas oo sii hayaha ay soo gaarsiisay hay’adda World Concern.

 

Qalabkaas oo ka koobnaa Ultra sound aadna muhiim ugu ah hooyada dhallaanka, dhalada lagu koriyo Ilmaha aan shin dhamaysan iyo qalab kale oo fara badan oo qeyb wayn ka ciyaari kara socodsiinta howlaha Isbitaalka Kismaayo. Xil wareejintaas oo ka dhacday gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ayaa hadal dheer oo uu ka jeediyey Dr.C/Risaaq Faarax waxa uu ku xusay mahad celinta hayadda World Concern iyo ballanqaad ah in si siman loogu adeego bulshada soomaalida ee ku dhaqan gobalka. Sii hayaha gobolka iyo Agaasimaha isbitaalka dhexe ee Kismaayo ayaa si wada jir ah ugu mahadceliyey masuuliyiinta hayadda World Concern oo gargaarkaan soo gaarsiiyey isbitaalka magaalada Kismaayo.

 

Sidoo kale mar uu ka hadlayey xagga amniga hay’adaha danaynaya in ay ka shaqo galaan Gobolka waxa ballan qaadaynaynaa in ay sugayaan amniga cid kasta oo danaynaysa in ay ka howl gasho gobolka iyo gobollada jubbooyinka. Waxuuna Dr.Taano intaasi raaciyey intaa in ay muhimadda koowaad siinayaan ammaanka iyo dib u heshiisiinta beelaha iyo waliba abuuridda maamul la isku halayn karo.

 

Sii hayaha gobolka C/risaaq Faarax ayaa mar kale ku sagootiyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo xubnihii ka socday hay’adda World Concern kuwaas oo dib ugu noqday magaalada Nairobi kadib markii ay dhamaysteen xil wareejintii qalabka.

 

Waxaa iyaguna halkaa goob jog ka ahaa guddoomiye xigeenka degmada, taliyaha ciidanka booliska, Maareeyaha gegida dayuuradaha, odayaal dhaqameedyo iyo xubno kale oo muhiim ah.

 

GEDO-NN-Kismaayo News Desk

taanokis1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aah the cowbird militia acts courteously now and is no longer overseeing lootings and daylight robberies. Instead, or so this thread reports, they are wearing statesmen’s hats, and are receiving medical supplies! Wanna proof? Look at Taano’s pics :D ! Alas wisdom, as it were, has never been a one-day’s purchase, or was it?

 

edit:lol@sii hayaha gobolka Jubbada hoose.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

First Shaarib, now Dr. Abdirizaaq Faarax Taano, the de-facto interm Governor of Lower Jubba region ayaa la dabo dhigtay. :D

 

Abdirizaaq is one of Somalia's leading intellectuals whose brother Idaajaa is the leading Somali language literarian of his time (and some say in history).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taano is an intellectual

Taano is the de-facto governor of Kismayo

Taano is Idaajaa’s brother

=Taano is a good man, and Xiin is wrong!

 

^^This is the net intellectual produce of Hiiraale’s cyber goon squads to justify Kismayo’s cowbirds…

 

Read, below, their latest daring signage:

 

Dawladdaan la jirnaa…

Mayyee waa kasoo horjeednaa…

Ethiopian saaxiibo nahay howlahaan Kismayo ka wadnana waa isku ognahay…

ONLF iyo Alqacidaan la dirirnaa…

Haraadigii maxkamadahaan la dirirnay…

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Taano is not an unknown man. The man is one of Somalia's leading intellectuals, whether in the country or outside. In maanta magaca la siiyo uma baahna. :D

 

As for Kismaayo, I believe Abdullahi Yusuf is more accepting of the reality now. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this