Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Takbiir! Allaahu Akbar! We're not alone brothers. Bring on the Jihaad against Ethios

Recommended Posts

We need to work more closely, with our brothers, who are waging jihaad on Ethiopia. Inshallaah if we ally ourselves with them, the Ethios are finished!

 

it here!

 

There is a nice nasheed, at exactly 2min.15sec. Enjoy the Jihad against the dirty Ethios inshallaah. Now imagine, if we wage jihad on them, they'd lose out.

 

If the courts have militias like the Eri's do, then they have nothing to fear from dirty Habashis let alone Abdullaahi Yusuf's goverment.

 

Islaam will inshallaahu succeed in the Horn of Africa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Are you stable saxib? One day you are against the courts the other you are supportive of them. Meel isugu toos si warkaaga muhimmad u yeesho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

XOOGA, I was gonna say that. I can't tell when Sakhar is joking from when he is being serious. let see and wait for clarification from "shiekh" Sakhar about this flip floping.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Al-xamdulilaah! I support what the courts stand for or alteast what they 'claim' they're standing for!

 

Me as a muslim cannot deny support for sharia rule. Nor do I lack the 'fahma of the importance of jihaad.

 

However I'm against the leadership of the maxakiimta and some aspects of thier political agendas!

 

Aqaaidkooda wax baa ila khaldan hadaan runta u hadlo. Siiba kana lagu sheego Hassan Dahir Aweys, laakiin Sheikh Shariif wa nin daacad ah oo macquul lilaahi ah.

 

Diinteena islaamka ma aqbali karto cadaadis dadka danyarta ahi lagu hayo, mana aqbali karto extremist tendencies.

 

Diinta islaamka waa nuur, waa degnaansho mana aha seeflaboodnimada lagu bartay garabka Hassan Dahir Aweys.

 

Waxaan xasuusta mar ay dowlada Sacuudiga ay u ogalaaday ciidanka maraykanka in aay soo galaan dalkeeda sida aay ugu weeraraan mujrimka Saddam Xussayn.

 

Xilligaas dhalinyaro oo wereersan ayaa yiri: "sidee bey ku dhacday in aay maanteyto aay ciidanka raiska kaafiriinta aay xarumo ka dhigtaan meesha aay ku yaalaan, degaanada shariifka ah ee xaramaynka?

 

Waxay bilaabeen in aay is abaabulaan oo ay dagaal diyaar ugu noqdaan, laakiin nasiib wanaag sheikha caalimka ah ee muxadithka qarnigaan Muxamed naasiruddin Al-albaani ayaa dhanliyartaan seeflaboodnimada ka horeeysa u caqliyeeyey kana dhigay hubka iyo waxay damacasanaayeen.

 

Arrintaa waxay ku tusaysaa dhowraanta iyo degnaashaha culimada islaamka ah, illeyn sheikha wuxuu garanayeey caqaaib xumida ka ii maani lahayd halakan! Meesha civil war baa ka dhici lahaa. Sheekha asagoo laftigiisa aay sacuudiga dalka ka tarxiileen illaahay janada firdowsa ha siiye wuxuu raacayey axadhiita cilmiga ku salaysan.

 

Sida aad adiga ba ogsoontahay xukun islaami wuxuu ku imaani kara keliy rabitaanka shicibka! Maantana haday wadaadadi ay ka saareen militioyinkii in muda ah ba heystey magaalada waa arrin lagu farxo laakiin in aay ka bacdi dowlada yiraahdaan xukunka ayaan la idin qaybaysanaynaa iyo kalamado aan fiicnayn oo gaalada la isku soo jeedinaayo sida anaga ayaa ka masuul ah dhammaan ardul soomaali iyo waliba kililka shanaad ee soomaalida degto waa arrin laga taxadarin lana ka fikirin caqaaib xumadeeda.

 

Teeda kale diinta islaamka waa cadaalad, waxay ahayd in dadko dhan si la isku mid ahi loola dhaqmo laakiin nasiib xumo ma aysan sidaa noqon.

 

Adiguse lee, waxaad la bood boodeysid ayaa layaabanahay, soo maadan ahayn kii taageeri jiray Qanyare iyo Yalaxow?

 

Waagaas marka aan ku oran jiray dadka weey kala fiicanayahiin, Cabudullaahi iyo Qanyare kala fiican, illeyn Cabdullaahi dadkiisa 16sano ugu dembaysay afduub muusan ku haysan, laakiin xamar xaalka aay ku sugnaayd weli waad xasuusantahay ayaan filaayaa!

 

Wadaadada waxay ahayd in aay dowlada qacanta u geliyaan Muqdisho, kala dambayn iyo nidaam lasoo celiya ka bacdina hadaay dorasho tahay in aay si xalaal ahi xukunka dalka ku qabsadaan sida ay Xamaas ay samaysa camal. Laakiin dalka dhan baan xoreyneynaa iyo Itoopia ayaan la jihaadaynaa wax soconaysa ma'ahan.

 

Nin wadani ahna ma isku tilmaami kartid, waayo 16sano la soo dhaafay dadka maatada xasuuqaayey meysan ahayn Itoopiyaan laakiin kuwa aad adiga taageeri jirtay illa iyo hadana aad taageero qabiili u haysid ayeey ahaayeen.

 

Diinta aad hada sheeganaysiin kuna qaraabsaniisiin ma'ahan mid dadka lagu siri karo inshallaahu.

 

Xukun islaami waan tageerayaa laakiin dulmi iyo garabka danahooda u afduubtey kacdoonkii shicibaka reer banadir weligeyagaa ilaa aan noolahay ma aqbalayo mana taageeraayo. Nin muslim ah dulmi ma aqbalo.

 

Hassan iyo Indhacaddo iyo qolooyinkooda taageero kowda mar ha isa soo daahiraan markaas kabacdi ayaan wixii taageero iyo hiil ah aan siinaynaa.

 

Laakiin inta wixii ka horaysaa, diinta iskaga qaraabada, illeyn qabiilka waad ku fashilteene!

 

Qoloyinkiina reer muqdisho sideedaba sida qabiil loo isticmaalo iyo waliba kaftanka maba taqaaniin, wax diinta islaamka ah idika haboon in aad degaanadiina ku xukuntiin iyo weliba aad ku xasiloonaadsiin maba jidha!

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

*****aykum masalaam,

 

walaalo Sakharow ma iisheegi kartaa xaga aad ka heshay warka in ay Maxaakiimto ay cadaadis ku hayeen ama ku hayaan dadka "laan gaabka" ah amaba dan yarta ah, mise wararkii Qabiilnews ayaad ka soo xigsatay warkaa isaga ah?

 

Indha Cadde waa laga bixiyey xukunka Maxaakimta ah, haduu xumaa isagu ku dhaaf.

 

Dawlada xukunka gacanta loo galinayaa waa tee, ma tan mujrimka Abdullahi Yusuf hor kacayo ee aan Baidhabo oo kaliya wax qaban karin, teeda kale doorasho way galeen Sheikh Shariif Axmed ayaana ah hogaamiyaha Xukunka Maxaakimta ah, Aweys qaybta militeri( military branch). Hadaad mooday, maxaakimtu in ay yihiin Qabiilkali ah, waxaad ogataa shalay ninku dhaawac may oo ahaa ragii jabiyey Qaybdiid in uu ahaa nin Udhashay Beelaha reer Puntland.

 

salamu Calaykum.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

waxaanba islahaa somalida inta taageersan nidaamka islaamiga ayaa loogu qaatay

 

shiikhyadii SOL maxey isku qabteen, ma warlords sida yusuf iyo indhacadde loo kala safanayaa?

 

Horta, sakhar waad ku mahadsantahay nasheed, lakiin tageerada aad u haysid Abdulaahi yusuf ilama saxsana

 

xoogsade maxaad topic ga u badashey? sakhar dad badan buu dhaamaa, in topic ga lagu eekaado ayaa habooneed inta fara la isku fiiqayo

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Salaan sare

 

Soo maal, Saaxib anigu waxaan ka helaa in aan ku ciyaaro Sakhar, wixii intaa dhaafsan oo ah marka laga reebo in yar uu Cabdullahi Yusuf uu yar taageero mooyee sidiisa kale waan Shakhsi aad u fiican oo jeclahay in aan wada hadal aan lagalo. Taasi waa xagayga.

 

Run ahaantii inta taageersan Maxaakiimta oo aad ku jirtid oo aan ku jiro ayaa loogu qaatay. Waana sida loogu qaatay hadii wax la iga waydiiyo.

 

Assalamu Calaykum.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this