Sign in to follow this  
Meiji

Kismanyo: Religious warlords declare ''Jihad'' on eachother!

Recommended Posts

NGONGE   

Originally posted by me:

quote:Originally posted by NGONGE:

^^ Clan is everything, Mr Me. We see it taking place every day.

NGONGE,

 

Clannism is a dying ideology, it's on its last legs.
I beg to differ in this instance. I am no expert on that city and its problems but I would wager that if you dug a little deeper you will discover the dispute we have here has clan written all over it.

 

Still, lets not trouble you with things you choose to block out of your head. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Originally posted by UZTAAD:

Me, you better support Xislbul Islam because they are more sensible than Alshabaab, I don’t think you're neutral in this conflict At least your sympathy lies some where, can you elaborate your stance as XIIN asked you . you seam to be dodging this question

My name should give you a clue to where my sympathy lies, Alien.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ME-ME, we are in the era of clannish uproar, you are either with your clan or against it ya me, ee will your support lie in the strengthening of your clan or will you continue to humor yourself on the ways in which clannish sentiments are long gone?

 

As for the wise one who said this of xiini, "Me, when it comes to Kismaayo good Xiin supports Al Shabaab although I believe his support might have changed in this instance". You are on the spot. You are observant and its no accident.

 

Xiin is for anything and everyone as long as his interests are protected. He will even sell his soul, which he kind of did but I'm sure he would share it with you all in time. ;)

 

 

But you are probably asking yourselves, why say this of the most spoken bunch of the TFG and Sharif? perhaps the caravan was a cover up for his sinister ways that is tire-sly revealed on a daily basis by xiini, coupled with his tell-tales.

 

Xiini, would adeero approve of your conduct? I think so

Share this post


Link to post
Share on other sites

When XI is granted amnesty by the TFG, and please note my use of WHEN and not IF, and Mr. Turki will find his interests lie with President Shariif, the "opposition" will be done for and the foreign fighters will be sent packing for Afghanistan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Layzie,

 

The days of clan politics are over. The clannish snake has been defanged in most regions. The de-clanization of Somalia is in progress. However it will be a long and gradual process and the end result will be in the interest of all Somali's.

 

The corrupt warlords and their clannist henchmen will be thrown into the dustbin of history.

 

Xiin,

 

How you expect to run wit the wolves at night when you spend all day sparring wit the puppies.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ :D:D

 

Is that what you have been pregnant with since this morning, Me?

 

I am not saying it, but this is what the tongue of my situation says as it were:

 

 

Qoor iyo xero ka jab, waa waxaan naf ku jirin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ma maqashay:

 

Meeshaan hannaan gobonimiyyo hadiyad eegaayey

Haf you miyuu la yiri xaydh siduu haan ku dhayanaayo

 

Anna waxaan iri:

 

Nin damiina waa lagu yaqaan dawdarnimadaase

dersi adag haddii loo qoroo loo dabciyyo xeesha

qalbigaa dalooloo ma helo dooda nuxurkeede'e

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Suryo oodan meeshii surdub ah, suul haddaad geliso

Qunyar baa siddaha loo baxshaa, laanta la ma saydho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Dagaalkii saaka ka bilowday Magaalada Kismaayo oo weli socda iyo khasaare hordhac ah oo la soo sheegayo in uu dagaalka geystay

 

Khamiis, October 01, 2009(HOL): Sida uu ku waramayo Wariyaha HOL ee magaalada Kismaayo waxaa weli xaafado ka tirsan Magaaladaas ka socda dagaal xooggan oo u dhaxeeya xoogag kala taabacsan Xisbul Islaam iyo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

 

Dagaalka ayaa waxay labada dhinac isugu adeegsanayaan madaafiic culus, kuwaasi oo qaarkood ay geysteen khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira. Inta la xaqiijiyay oo weliba hordhac ah ilaa iyo haatan waxaa uu dagaalkan geystay dhimashada 10 ruux iyo dhaawac 40 ruux ka badan, kuwaasi oo u badan dad rayid ah.

 

Xaafadaha ay khasaarooyinka ka dhaceen ayaa waxaa ka mid ah Via Af-Madow iyo Far-janno oo ay ku hoobteen madaafiic ay dhinacyada dagaallamaya isu adeegsadeen. Waxaan la ogeyn khasaaraha rasmiga ah ee dagaalka ka soo gaaray dhinacyada dagaallamaya iyo weliba cidda dagaalka ku gacan sarreysa.

 

Dagaalka oo saaka aroortii bilowday ayaa wuxuu socdaa hadda oo maalin gelinkeed la sii dhaafayo, wuxuuna yahay dagaalkii ugu cuslaa oo ka dhaca magaalada Kismaayo iyo tan iyo markii ay burburtay Dowladdii hore ee Soomaaliya.

 

Wixii ku soo kordha dagaalka ka socda Magaalada Kismaayo kala soco halkan haddii Alle idmo

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Qasaaraha dagaalkii xoogaga islaamiyiinta ku dhexmarayay magaalada Kismaayo oo sii kordhaya iyo dagaalka oo wali socda.

 

Shabelle: KISMAAYO

ku dhawaad 10 ruux ayaa ku geeriyooday in ka badan 50 kalana waa ay ku dhaawacmeen Dagaalka u dhaxeeya ciidamada xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo Xisbul Islaam oo ka socda Kismaayo.

 

 

 

Dagaalada ka socda Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay yihiin kuwa aad u culus islamarkaana labada dhinac ay isku weydaarsanayaan hubka nuucyadiisa kala duwan,waxaana dagaaladu ay saameeyeey dhamaan isku socodka dadka iyo ganacsigii ka jiray Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose.

 

 

 

Xaafadaha Isku raranka ee Magaalada Kismaayo ayaa si xun waxa looga maqlayaa dhawaqa jugta culus ee ay is weydaarsanayaan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo kuwa Ururka Xisbul Islaam.

 

Dagaalada oo rasaas kulul la isku weydaarsanayo ayaa inta la hubo waxaa ku nafwaayay ilaa 8 ruux oo labo ka mid ah ay yihiin dad rayid ah halka 6-kalana ay yihiin dhinacyada maanta ku dagaalamaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose.

 

 

Saraakiisha Caafimaadka ee Isbitaalka Magaalada Kismaayo oo aan la xariirnay ayaa waxaa ay inoo sheegeen in Isbitaalka la geeyay ilaa 50-ruux oo 15 ka mid ah ay yihiin dad rayid ah halka inta kalana ay ahayeen dhinacyada dagaalamayay.

 

 

 

Dagaalka ayaa saakay waxaa uu bilowday saacadu markii ay aheeyd 6:40 daqiiqo waxaana uu ka bilowday Xaafadda Calanley isagoo markii dambana ku sii fiday xaafadaha kale ee magaalada Kismaayo,waxaana saakay la arkayay dhinacyada dagaalamaya oo saaran dabaqyada dhaadheer ee magaalada kuwaasi oo halkaasi rasaasta si daran uga ridaya.

 

 

 

Afhayeenka Golaha Shuurada ururka Xisbul Islaam oo saakay la soo xariiray Idaacada Shabelle ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay saakay weerar safmareen ah ku soo qaadeen fariisimaha ay ku lahaayeen magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose waxaana uu intaasi ku daray in dagaaladu ay ku fidi karaan meelaha kale ee ay isla wada joogaan.

 

 

 

Xaaladda guud ee Magaalada Kismaayo ayaa saakay aad u kacsan waxaana wararku ay sheegayaan in xaafadaha qaar dadku aysan awoodin in ay isaga barakacaan maadaama dagaalku dushooda uu aad uga socdo.

 

 

 

Dagaaladaani ayaa imaanaya xili mudooyinkii ugu dambeeyay warbaahinta la isku dhaafsanayay hadalo kala duwan kuwaasi oo ka kala imaanayay dhinacyada saakay ku dagaalamay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolak J/hoose.

 

 

 

Wixii Warar ah ee ku soo kordhaa kala Soco Shabelle.net hadii uu Ilaah Inoo Saamaxo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Religious warlords are bringing back the same perpetual warfare and disunity the previous warlords were known for.

 

How are the current warlords different from the previous ones? These powerhungry thugs are fighting amids civilians, within the city. For what? Certainly not against ''Gaalo'' Certainly not a Jihad, it is simply because of Political power.

 

The hypocricy of the religious warlords is exposed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this