Sign in to follow this  
MoonLight1

Shariif's CLAN join the war.

Recommended Posts

Wadanka.com

 

Dagaalka Muqdisho ayaa gaaray halkii ugu saraysay, wuxuna u muuqdaa mid looga gacan sareeyo dowladda iyo taageerayaasheeda, kadib markii inta badan ciidamadii maxaakimtu ay ka bexeen dagaalka iyagoo u arkay inuu yahay dagaal fitno oo mujaahidiintii dhexdooda ka bilowday. Magaalada inteeda badan waxay u muuqataa mid gacanta ugu jirta xoogaga Al-Shabaab iyo Al-Muhaajiriin. Waxay haystaan wadooyinka warshadaha, jidka 30ka, Istaadiyo Muqdisho, wadada wadnaha, hotel Florence iyo hotel Daameey agtiisa. Difaaca ugu horeeya ee dowladuna wuxu joogaa iskool 15 May oo ah irida Villa Somaliya. Dhanka Waqooyi ciidamadii dowlada waxa laga soo jabshay xaafadaha Yaaqshiid, Kaaraan iyo Shibis, difaacooda ugu horeeyana wuxu joogaa Suuq-Bacaad iyo Nasiib Buundo. Sh. Yusuf Indhacade oo beryahan la safnaa dowladda hadana aan la ogayn go'aanka uu qaadan doono ayaa wali gacanta ku haya warshada Baastada oo ah halka kaliya ee Al-Shabaab aysan gacanta ku dhigin wali.

 

Dhanka Koonfurta magaalada ciidamadii Sh. C/qadir Cali Cumar ee ku sugnaa Shiirkole ayaa lasoo sheegaya inay labo u kala jabeen, qayb ka mid ah ay ku biirtay Al-Shabaab, halka qaybta hartay ay wadahadal kula jiraan Shabaabka iyagoo sheegay inay hubka dhigayaan dagaalkana ay ka baxayaan, laakiin aysan ku biiri doonin Al-Shabaab. Haddii laga saaro Shiirkole ciidamadaas, waxay dowladu noqon doontaa mid ku aruurta intii uu joogi jiray beri Col. C/lahi Yusuf oo ah Villa Somaliya ilaa No 4 iyo inta u dhaxaysa.

 

Waxa markii ugu horaysa dagaalka Muqdisho kusoo biiray saakay maleeshiyaad u dhashay beesha ***** tiradoodana lagu qiyaasay 2000, kuwaasoo dagaalka kasoo galay dhanka Boondheere duulaana ku ah Suuq-Bacaad iyo Afarta Jardiino. Maleeshiyaadkan oo qaba laba Kaaki ayaa saakay dagaal xoogan kasoo bilaabay dhankaas, waxana wali la maqlayaa xabado wiifto ah oo ka soo dhacaya dhinacaas. Weerarka beesha ***** ayaa ka dambeeyay kadib markii maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ay xalay soo dageen Afarta Jardiino.

 

Saadaasha ayaa u muuqata qorshe dibindaabyo shisheeye oo la doonayo in mar kale ay Muqdisho qabsadaan Al-Shabaab iyo ajaanibta la socota, kadibna ay duulaan balaaran ku yimaadaan ciidamo shisheeye oo markaan ay horkacayaan NATO iyo Maraykan.

 

[ May 10, 2009, 11:33 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

True, A clan war is unwinnable, learn from Dhuusamareeb, Alshabaab do not have a strong clan base in Xamar although Xizbul Islam does, Another lesson is Baledweyn few days ago when the TFG and Hisbul Islam war turned into an East and west bank clannish war in that city, and no group could sebdue the other and it was back to square one.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Originally posted by Gabbal:

Wishful thinking. "Clans" have long left the equation.

True, they have left the visible political equation but are always there.

 

Clan is retreating back to the underground, the days of openly clanist rethorics are over.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Clan is retreating back to the underground

Thats correct, but after all we are somalis its vey easy to manipulate the situation and insight clanish fever, If the sharif's clan see themselves as being denied to eat their pie, then they will be manipulated by the losing power which seems to be shariif's side.

 

So the ghost (Tribalism) is still there, not dead yet.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Even if they try the clan card, it won't save, no one clan can defend itself from the offense of Alshabaab... it doesn't add up...

Share this post


Link to post
Share on other sites

But Dhuusamareeb says another story. The clan card can defeat Alshabaab if manpulated.

And baledweyn was another example few weeks ago.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Let's not delude ourselves from reality, the central regions have never been Alshabaab's stronghold while on the hand the clan it was the base and strongest position of the clan... yet still Alshabaab are holding ground there and control almost half of the region as far Hiiraan and all the way through balcad to Mogadishu...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by General Duke:

No, they wont save him. His clans most powerful militias are part of the opposition, ncluding Haj Abukar Cadaan's militias.

Waa sidaad ADIGA iyo kuwa sidaada u fekeraa jecel yihiin ee Xaaji Abuukar Caddaani supports dowladda 100% and does not have malitia taageerta Shabaab iyo Daahir Aweys midna ee bahasha naga daa waa lala socdaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Somali is better of without Shariif group. They are most dengarous group ever. Ready to sign anyhting asked for.

 

Sh.aways is an important leader for islamic movement in somalia. He has been loyal for the movement and supportive for it cause. He is close friend with Xasan turkey and able to unite all different groups.

 

Sh.shariif is alone, does not have any allied nationaly.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this