Sign in to follow this  
General Duke

Somali president arrives in Kuwait on three-day visit :PICS

Recommended Posts

Madaxweyne C/laahi Yusuf oo socdaal ku maraya dalka Kuwait ayaa la kulmay Amiirka dalkaasi.

 

Jibriil Nuur Cadde

wardheernews

Muqdisho

03/04/2007

_______________________________________________________________________________

 

Madaxweynaha dawladda kmg ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa booqasho ku tagay dalka Kuwayt. Halkaasi oo kulamo kula yeeshay qaar ka mid ah madaxda dalkaasi isagoo kala hadlay sidii ay kaalmo ugu fidin lahayd dawladda Kuwayt Soomaaliya.

 

Madaxweyne Yuusuf waxa uu kulan la yeeshay amiirka dalka Kuwait Axmed Al Sabaax, isagoo ay ka wada xaajoodeen qaabkii Xukuumadda Kuwayt ay ku gacan qaban lahayd dawladda kmg ee Soomaaliya.

 

Wakaaladda wararka Kuwayt ee KUNA ayaa ku warantay in madaxweyne C/laahi Yuusuf uu u soo bandhigay masuuliyiinta Kuwayt dalab ku aadan in dhaqaale loogu fidiyo xukuumadiisa si ay hanato hawlaha iyo maamulka dalka.

 

Al aubaax ayaa dhankiisa u ballan qaaday dawladda Soomaaliya in dhinacyo badan uu ka taageeri doono. Waxa uu Alasabaax sheegay in xukuumadda Kuwayt ay taageero u fidin doonto si looga xukuumadda kmg ahi ayna u burburin sidii kuwii ka horreeyay.

 

Socdaalka Madaxweyne Yusuf ee Kuwayt ayaa qayb ka ah socdaallo uu kusoo marayo wadamada Carabta. Socdaalkaas ayaa ka dambeeyay ka dib marki uu ka qayb galay kulankii ka dhacay magaalada Doxa ee caasimadda Qadar. Halkaasi oo uu kaga qeybgalay kulankii ay yeesheen dawladaha dhex dhexaadka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

I hope that "ya-walad" guy doesn't ****up again lol!

 

"YA-WALAAD!"

lol@Ya-Walaad. :D:D

 

Wasn't he another TFG incompetent?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

سمو أمير البلاد يستقبل رئيس جمهورية الصومال الشقيقة

 

سياسي/كويت/سموأميرالبلاد/صوم 1575;ل

سمو أمير البلاد يستقبل رئيس جمهورية الصومال الشقيقة

 

الكويت - 3 - 3 (كونا) -- استقبل حضرة صاحب السمو امير البلاد الشيخ صباح الاحمد الجابر الصباح حفظة الله مساء اليوم بقصر بيان وبحضور سمو ولي العهد الشيخ نواف الاحمد الجابر الصباح ومعالي نائب رئيس الحرس الوطني الشيخ مشعل الاحمد الجابر الصباح وسمو رئيس مجلس الوزراء الشيخ ناصر المحمد الاحمد الصباح استقبا سموه رعاه الله فخامة الرئيس عبدالله يوسف احمد رئيس جمهورية الصومال الفيدرالية الشقيقة والوفد المرافق لفخامته وذلك بمناسبة زيارته الرسمية للبلاد.

 

هذا وعقدت المباحثات الرسمية بين الجانبين ترأس فيها عن الجانب الكويتي حضرة صاحب السمو امير البلاد الشيخ صباح الاحمد الجابر الاحمد الصباح حفظه الله وكبار المسؤولين بالدولة وعن جانب جمهورية الصومال الفيدرالية الشقيقة فخامة الرئيس عبدالله يوسف احمد رئيس جمهورية الصومال الفيدرالية الشقيقة والوفد المرافق لفخامته.

 

وقد صرح معالي وزير شؤون الديوان الاميري الشيخ ناصر صباح الاحمد الصباح بان المباحثات دارت حول العلاقات الطيبة بين البلدين الشقيقين وسبل تعزيزها على اساس من الثقة والتقدير المتبادل في كافة المجالات لبناء ارضية مشتركة تلتقي فيها اوجه التعاون والخير للبلدين والشعبين الشقيقين.

 

كما نوقشت خلال المباحثات العلاقات والقضايا ذات الاهتمام المشترك واهم القضايا المطروحه على الساحتين الدولية والاقليمية.

 

هذا وقد ساد المباحثات جو ودي عكس روح الاخوة التي تتميز بها العلاقة بين البلدين الشقيقين.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

52478.jpg

حضرة صاحب السمو امير البلاد الشيخ صباح الاحمد الجابر الصباح أثناء أستقباله فخامة الرئيس عبدالله يوسف احمد رئيس جمهورية الصومال الفيدرالية الشقيقة

 

 

52479.jpgحضرة صاحب السمو امير البلاد الشيخ صباح الاحمد الجابر الصباح وبحضور سمو ولي العهد الشيخ نواف الاحمد الجابر الصباح أثناء أستقباله فخامة الرئيس عبدالله يوسف احمد رئيس جمهورية الصومال الفيدرالية الشقيقة

Share this post


Link to post
Share on other sites

bal eega sidu lugaha uu fadhisye maxaa uu diiday ilu siida ragga uu fadhisto dhag castu ba suuku wa siida ragga uu fadhiya

 

secsonist adeeer i took what is myne maxaad iga rabta aniga

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooooooooooool

bal eega sidu lugaha uu fadhisye maxaa uu diiday ilu siida ragga uu fadhisto dhag castu ba suuku wa siida ragga uu fadhiya

 

secsonist adeeer i took what is myne maxaad iga rabta aniga

 

 

Posts: 202 | From: SEYLAC SOMALILAND | Joined Somalia Online: Aug 2006 | Identity: Logged |

 

 

Nothing against the president but but ...........puuuuuuuuuh--------lease gacmaha ka qaado jilbahaag ......gibir camol ow u fadhiyaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You have nothing against the President thats quite amusing to say the least.

 

Secesionist saxib, you have your clan region under control just like all the major clans, nothing special really. Thus time will come soon whe we restart the real talks for the new Somali union...

Share this post


Link to post
Share on other sites

KUWAIT: Dowladda Kuwait oo dhaqaale u ballanqaaday Dowladda Soomaaliya, kana kaalmeyn doona dhinacyo badan

Posted to the Web Mar 05, 07:51

 

Kuwait (PP) – Dowladda Kuwait ayaa taageero dhaqaalle u ballanqaadday Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ka kaalmeyn doono dhinacyada dhismaha hay’adaha Dowladda iyo Ciidammada.

 

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo socdaal rasmi ah ku tagay dalka Kuwait ayaa amiirka dalkaas kala hadlay xaaladda dalka Somaaliya, isagoo ka codsaday inay taageerto dowladda KMG-ka ah oo halgan ugu jirta inay sharci iyo kala dambeyn ku soo celiso Soomaaliya.

 

Kuwait ayaa noqotay dalkii ugu horreeya oo si toos ah u marti-qaadda dowaldda KMG-ka ah ee Soomaaliya, doonaysana inay taageerto dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo Kuwait ay ka mid tahay dalalka ugu hodansan Khaliifka Carabta.

 

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo aan xiriir fiican la lahayn dalalka Carabta ayaa socdaalkaan la filayaa inuu noqdo kii ugu muhimsanaa ee wadada xiriir ay yeeshaan Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Carabta.

 

Dhinca kale, wafdiga Madaxweyne Yuusuf ayaa kulan la yeeshay Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Kuwait, wuxuu kaloo ka qaybgalay qado sharaf uu u sameeyay wafdiga Safiirka Soomaalida ee dalka Kuwait, waxaana Madaxweynuhu uu jaaliyadda Soomaaliyeed uga warbixiyay xaaladda dalka Soomaaliya oo faahfaahsan.

 

Madaxweyne Yuusuf oo gaaray dalka Kuwait laba maalmood ka hore ayaa lagu wadaa inuu uga duulo dhanka dalka Qatar oo laga yaabo inuu kaga qaybgalo shirka dalalka Dhexdhexaadka ah oo ka furmaya halkaas.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: jantiile@puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by raadamiir:

What we are witnessing today is the first days of a long, prosperous and proud Somalia. Thanks to the leadership and the courage of every active member of TFG.

 

You know, around 16 years ago in mid 1991, friend of mine told me that this job of governing a nation takes a certain kind of men; the kind of men that hold the leadership position today - from executive, parliament, to the ministerial level - in the TFG.

And thanks finally to Ethiopia for making Reer Qansax the unbecoming of Somalis leadership!

 

Wallee ama kuwait ka dag, ama Kismaayo ka dhoof, ninkaas dhogorta madoow leh eed aaminsan tihiin waa Mujrimka reer puntland, sidaas ayaan u naqaan anaka.

 

Waxaad rabtid aqri, dowlad maahid, qabiil ayaa tahay, anigana qabiil ayaan ahay, howshu waa sidaas!

 

After the trip, I say, welcome to reality! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The TFG is more than a single man or clan, its a ntional governemnt of the Somali's, hence the complaints of certain media types and minority groups like Qabil-Ubahane...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^The TFG is more than a single man or clan, its a ntional governemnt of the Somali's, hence the complaints of certain media types and minority groups like
Qabil-Ubahane.
..

Shaati dowladeed midhaa iiguma hoos gabatid, anigana kaama aqristo, adigana kuma seexatid, ee yuusan waqtiga kaa lumine, orod ciyaalka yaryar ee aad Burtinle iyo Bacaad weyn kasoo waday, gee guryahooda, intaan xamar lagu duban!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Originally posted by Alle-ubaahne:

quote:

Originally posted by General Duke:

Shaati dowladeed midhaa iiguma hoos gabatid, anigana kaama aqristo, adigana kuma seexatid, ee yuusan waqtiga kaa lumine, orod ciyaalka yaryar ee aad Burtinle iyo Bacaad weyn kasoo waday, gee guryahooda, intaan xamar lagu duban!
LooooL. Alle ubaahne, Wallee Ninkaagani Waallida Micro-phone ayaa usoo qaadatay. Cant you see the big speaker, that you are using as an avertor :D . Alle u baahne. Sxbow, calm down oo shaydaanka iska naar :D . Belaayo ma jirtee smile.gif .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this