Sign in to follow this  
General Duke

Somali president arrives in Kuwait on three-day visit :PICS

Recommended Posts

Somali president arrives in Kuwait on three-day visit

 

POL-KUWAIT-SOMALIA

Saturday, March 03, 2007

 

KUWAIT, March 3 (KUNA) -- Somali President Abdullah Yousif Ahmad arrived at Kuwait International Airport on Saturday on a three-day official visit during which he is to hold talks with His Highness the Amir Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah.

 

The visiting president was received at the airport by His Highness the Amir, His Highness the Crown Prince Sheikh Nawaf Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah, Deputy Chief of National Guard Sheikh Mishaal Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah, His Highness the Prime Minister Sheikh Nasser Al-Mohammad Al-Ahmad Al-Sabah, and top state officials.

 

The honorary delegation accompanying the Somali president is headed by Minister of State for National Assembly Affairs Abdulhadi Abdulhameed Al-Saleh.

 

The Somali delegation groups Planning Minister Hasan Elabe Fahiya, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation Ismael Mahmoud Hawari, Minister of Commerce Abdullah Ahmad Afrah, and top Somali officials.

 

His Highness the Amir will hold a dinner banquet tonight in honor of the president and his accompanying delegation.

 

(end)

ema

KUNA 031401 Mar 07NNNN

 

Source: KUNA, Mar 03, 2007

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia president seeks Arab support

Sat. March 03, 2007 10:44 am.- By Mohamed Abdi Farah. - Send this news article

 

 

(SomaliNet) Somali’s interim president Abdulahi Yusuf Ahmed is now in Kuwait for three day visit seeking for for financial support to push the national reconciliation conference he had announced earlier to be held inside the country.

 

President Yusuf and his delegation have received a warm welcome from the Kuwaiti officials.

 

On Thursday, speaking to the parliamentarians in Baidoa city, southwest Somalia, president Abdulahi Yusuf revealed the date for the national conference saying that the meeting will be held on 16 April for all parts of Somali society to end the conflict.

 

During his stay in Kuwait, Mr. Yusuf will be meeting with the Amir of Kuwait Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah other key officials over how Kuwait would play its role in funding the meeting aimed to pacify rival Somalis.

 

President’s trip to Kuwait is meant to collect Arab support for his transitional government.

 

The Kuwaiti government sees the visit by the Somalia president in its country as milestone and successful step to promote the mutual relations between Somalia and Kuwait.

 

 

News Category: Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kuwait: Madaxwaynaha Soomaaliya oo goor dhow si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Kuwait.

3. Mar 2007

 

Kuwait(AllPuntland)- Madaxwaynaha Dawladda federaalka Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka socda dawladda federaalka ayaa lagu soo dhaweeyay madaarka magaalada Kuwait.

 

Wafdiga madaxwaynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay boqorka dalka Kuwait Sheekh Sabaax Axmed Al-sabaax iyo golayaasha dawladda Kuwait.

 

Booqasho rasmi ah oo qaadan doonta muddo laba maalmood ah ayaa wafdiga madaxwaynaha uga bilaabatay dalka Kuwait , inta ay hakaasi joogaana kulamo kala duwan ayay la yeelan doonaan madaxda Kuwait.

 

Wafdiga madaxwaynaha ayaa la filayaa inay kulamo u bilowdaan saacada soo socda madaxda dalka Kuwait, waxayna kusaabsan yihiin sidii dhaqaale loogu raadin lahaa dawladda Soomaaliya , gaar ahaan shirka dib u heshiisiinta qaran.

 

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale ka codsanaya dawladda Soomaaliya in laga caawiyo dib u dhiska dalka Soomaaliya iyo dhaqan celinta melleeshiyooyinka.

 

Dawladda Kuwait ayaa marti galisay madaxda dawladda federaalka Soomaaliya, waxayna sheegtay in ayaduna ay la diyaar tahay dhaqaale, dawladaha Carbeedna ay ku cadaadin doonto inay bixiyaan dhaqaalaha ku baxaya shirka dib u heshiisiinta qaran

 

Dawladda Kuwait ayaa sheegtay inay shirka waddamada Carabta isugu imaan doonaan ay arinta Soomaaliya si gaar ah ugu soo bandhigi doonto.

 

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yusuf oo Kuwait lagu soo dhoweeyay

 

2 Mar 2, 2007 - 6:42:37 AM

 

Madaxwaynaha Dowladda Federalka KMG Cabdullaahi Yuusuf Axmed iyo wefti uu hogaminayo ayaa maanta gaaray xarunta dalka Kuwait iyadoo halkaasi si diirran loogu soo dhaweeyay.

 

Madaxwaynaha iyo weftigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay amiirka dalka Kuwait Sheekh Sabaax Al-Axmed iyo golihiisa wasiirada iyadoo loo gelbiyay hoygii la dejiyay.

 

Labada mas'uul ayaa la filayaa in ay si wayn uga wada hadlaan xaalada Somaliya iyo is-bedelada ku yimid mudooyinki u dambeeyay.

 

Madaxwaynaha Somaliya oo martiqaad rasmi ah ka helay amiirka Kuwait ayaa waxa uu kala hadli doonaa sidi dowladda ay gacan uga gaysan lahayd dhaqaalaha ku baxaya arrimaha dib u heshiisiinta Soomaaliya.

 

Madaxwayne Yuusuf oo hadda ku jira booqashooyin uu ku kala bixinayo dalal Carbeed ayaa la filayaa in markii uu soo dhamaysto booqashada Kuwait uu u sii gudbo dalka Qatar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

What we are witnessing today is the first days of a long, prosperous and proud Somalia. Thanks to the leadership and the courage of every active member of TFG.

 

You know, around 16 years ago in mid 1991, friend of mine told me that this job of governing a nation takes a certain kind of men; the kind of men that hold the leadership position today - from executive, parliament, to the ministerial level - in the TFG.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kuwait: Madaxwaynaha Soomaaliya iyo wafdigiisii oo kulamo la leh madaxda Kuwait

3. marts 2007

 

Ka bilow bidix: Madaxweynaha Soomaaliya iyo Amiirka Kuwait oo Salaan sharaf ka qaadanaya cutubyo ka tirsan ciidanka qalabka sida ee dalka Kuwait

 

 

Madaxweynaha Soomaaliya oo markii uu kasoo dagay diyaaradii siday ubax soo dhawayn ah ka gudoomaya carruurta reer Kuwait

 

 

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Amiirka Kuwait kulankoodii maanta- March 3, 2007

 

 

Kuwait (AllPuntland)- Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigii uu horkacayay oo maanta Booqasho rasmiya ay uga bilaabmatay dalkaasi Kuwait ayaa kulamo isdaba jooga la lahaa madaxda dalkaasi.

 

Wafdiga madaxwaynaha oo ay garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyeen Amiirka dalka Kuwait Sheekh Sabaax Axmed Al-sabaax iyo golayaasha dawladda Kuwait, Safiirka iyo diblamaasiyiinta safaarada Soomaalida ee Kuwait iyo jaaliyada Soomaalida ee dalkaasi kuwait ku nool.

 

Madaxwaynaha iyo wafdigiisu waxay ilaa maanta kulamo kala duwan la yeesheen madaxda Kuwait oo ay ka mid yihiin Amirka dalkaasi ugu sareeya, Ra'isul Wasaaraha, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Madax sare oo reer Kuwait ah, waxayna kawada hadleen xiriirka labada dal, iyadoo labada dhinacba ay ka muuqatay inay xiisaynayaan in ay sii xoojiyaan xiriirkooda.

 

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa lagu wadaa inay sii socdaan kulamada uu la lee yahay madaxda dalkaasi.

 

APL, Xarunta

Share this post


Link to post
Share on other sites

What we are witnessing today is the first days of a long, prosperous and proud Somalia. Thanks to the leadership and the courage of every active member of TFG.

 

You know, around 16 years ago in mid 1991, friend of mine told me that this job of governing a nation takes a certain kind of men; the kind of men that hold the leadership position today - from executive, parliament, to the ministerial level - in the TFG.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Amiirka Dalka Kuweyt Amir Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah ayaa maanta Qasrigiisa (Bayan Palace)si diiran ugu soo dhaweeyey Madaxweynaha dalka Somalia Soomaaliya cabdullahi Yusuf

 

 

Kuweyt1.jpg

Somaliweyn Media Center (SMC) Mog.03/03/07

 

 

Amiirka Dalka Kuweyt Amir Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah ayaa maanta Qasrigiisa (Bayan Palace)

si diiran ugu soo dhaweeyey Madaxweynaha dalka Soomaaliya cabdullahi Yusuf Axmad,waxaana soo dhaweeyntaas goob joog ka ahaa Sheikh Nawaf Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah oo ah ninka iska leh dhaxaltooyada dalka Kuweyt ,

Sheikh Mishaal Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah Taliyaha Ciidamada Kuweyt,Sheikh Nasser Al-Mohammad Al-Ahmad Al-Sabah Raiisul-Wasaaraha dalka Kuweyt .Qaabiladda kaddib waxaa labad dhinac u bilowday wadahadallo saaxiibtinnimo ,Sida uu sheegay Sheikh Nasser Sabah Al-Ahmad Al-Sabah oo ah Wasiirka diiwaanka Amiirka madaxweyne Cabdullahi iyo Amir Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah waxaay ka wada hadleen xiriirka iyo iskaashiga labada dal u dhexeeya .

Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Cabdullahi Yusuf Axmad wuxuu maanta ka degay gagida dayuuradaha ee Kuweyt

(Kuwait International Airport)waxaana u biloowday Booqasho rasmi ah oo saddex casho ah .

Madaxweynaha waxaa gagida dayuuradaha ku soo Dhaweeyey Ninka Iska leh Dhaxaltooyada amiirnimada dalka Kuweyt Crown Prince Sheikh Nawaf Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah iyo Raiisul-Wasaaraha Dalka Kuweyt

Sheikh Nasser Al-Mohammad Al-Ahmad Al-Sabah iyo Madax Sare oo Reer Kuweyt ah .

 

 

 

 

 

Shirkaan oo la sheegay inay hoggaankiisa qaban doonaan xubno magac ku leh Shacabka Soomaaliyeed dhexdiisa, ayaa haddana la garanayn xubnahaas kuwa ay noqon doonaan, waxaana Ra’iisul Wasaaruhu uu sheegay inay tahay mid dib laga soo sheegayo cidda hoggaamin doonta.

 

 

Lama sheegin karo in shirkaas xubnaha hoggaaminaya ay soo magacaabayso Dowladda iyo in kale, waxaase ay u muuqtaa in dowladdu ay lug ku yeelanayso kooxahaas kuwa ay noqon doonaan.

 

 

 

 

Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe)

 

xuurshe114@hotmail.com

 

Muqdisho-Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Our Kuwaiti friends have promised that they will start a broad and comprehensive initiative in which they will rally to pursue extensive financial and economical support for the TFG.

 

They said that they will make it their priority in the next Arab League meeting to rally economical support and to champion our dire need for economical and financial support in order to achieve lasting peace and reconciliatory settlement in our country inshallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this